|
Dhammaan bahweynta reer Haaji Giftin meel kastaba ha joogaan
waxaan halkaan ugu tacsiyeeynaynaa waalidiintii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday
allaha u naxariistee marxuum Moxamed Deeq oo ku geeriyooday magaalada MInisoota
ee dalka USA waxaana Illaah ugu baryeeynaa marxuumkaas naxariistii Janno inuu
illaah korkiisa ka yeelo(aamiin- aamiin)
 |
|
ANAGOO AH SHAQAALAHA
SHIRGADA ISGAARSIINTA GOLIS BURITNLE WAXAAN TACSI U
DIRAYNAA DHAMAAN EHELADII IYO QARAABADII UU KA GEERIYOODAY MARXUUM FAARAX QOJE
OO KU GEERIYOODAY DEG BURTINLE 25-05-08 WAXAANA LEENAHAY ILAAHAY JANADII
FARDAWSO HA KA WARABIYO AMIIN
 |
|
INAA LILAAHI WA INAA ILEYHI
RAAJICUUN
TACSI TIIRAANYO LEH Anagoo Kala Ah:
Xaaji Abuukar caray iyo Xaaskiisa
Xaaji Axmad Caray iyo xaskiisa
Muxudiin Cali Caray
Saalax Maxamad Maxamuud
Ilyas Abuukar Cali
Cabdulqadir Axmad Caray iyo xaskiisa
Salaad Axmad Caray iyo xaskiisa
Maxamad Axmad Caray iyo xaskiisa
Caasho Cali Caray
Foos Xasan
Muxumad Maxamad Raage
Ismaciil Macalin Cabdulle(saxaaf)
Dadkan oo kala joogo Norwey,Swedan,
Holand,Uk,Egypt Waxey Dhamaantood Tacsi Tiiraanyo leh u Dirayaan Xaaskii iyo
caruurtii uu ka geeriyooday allaha u Naxariistee
Marxuum Cali Nuur Cadow
oo ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho 27 may Sanadkaan 2008
Gaarahan Degmada Karaan
Waxeyna ilaah Uga Baryayaan in uu Janadii
Fardowso ka Waraabiyo Marxuumka, Sabar iyo Imaana Kasiyoo Xaaskiisa ,Caruurtiisa
Iyo Dhamaan Ehaladii iyo Asaxaabtii uu Ka Geeriyooday Marxuumka.
Aamiin, Aamiin, Aamiin
 |
|
Innaa Lillahi Wa Innaa
Ilayhi Raajicuun
Anagoo kala ah:
Nasir Mohamed Shariif iyo Xaasikiis Maana Shariif Yahya
Jibriil Muriidi iyo
Xaaskiisa Zahra Yahya
Ahmed Osman iyo Xaaskiisa Maryan Yahya
Beelo Shariif Yahya
Amina Shariif Yahya
Ahmed
Salim
Waxey tacsi u direynaa
dhammaan ehealadii iyo
qaraabadii uu ka geeriyootay marxumada
(Safiya
Shariif Yahya)
Faatma Sheekh Abdurahman Tarbuseet, iyo walaalaheeda iyo reer Mumbeyloo
dhan oo meelkasto ay joogaan
Waxaan Eebo ugu
baryeeynaa in uu jannadii fardowso ka waraabiyo,
Eheladii uu ka tagtey samir iyo iimaan ka siiyo. Aamin Aamin Aamin
 |
|
(INAALILAAH
WAINAA ILEYHI RAAJACUUN)
Anigoo ah Awees Jeylaani Maxamuud waxaan tacsi tiiraanyo leh udirayaa
dhamaan reer Xaai Buuwe Seydii gaar ahaan Cabdisalaam Buuwe Seydi geeridii
naxdinta laheyd ee timid xaaskiisa taariikhdu markay aheyd 7/5/08
marxuumada waxaan ilaaheey ugu baryaynaa naxariis iyo janno qoyskii iyo
caruurtii ay ka tagtayna samir iyo iimaan ilaaheey ka siiyo aamiin aamiin
aamiin
 |
|
Inaa
Lilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Waxaa
dhowaan ku geeriyootay magaalada Marka ALLAH u
naxariiste Aaymaana Xaaji
Maxamed (Abu-Malab) Tariqda markey eheyd
Monday 08-OCT-2007, waxaan eebe ugu baryeyna in
samir iyo iiman ka siiyo ehelkii ay ka
geeriyootay. Gaar ahaan walaalaheeda: AayBayte
Abu-Malab, AayBiibi Abu-Malab iyo Saciid Abu-Malab.
Aamiin Aamiin Aamiin
 |
|
Inaa
Lilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun

INAA LILAAHI WA
INAA ILEEYHI RAAJICUUN
KULU NAFSIN DAA'IQATUL MOOT
ANIGOO KU HADLAAYA MAGACA REER AMIN MAXAMED
XEYDAR
GAAR AHAAN FAMILKA CABDULQAADIR AMIIN
MAXAMED(ASHRAF)
IYO XASKEEYGA IYO CARUURTEYDA OO DHAN OO KALA
AH:
1- SAHRA MAXAMED XAAJI BUXOOW
2- ISMAHAAN CABDULQAADIR AMIN
3- SAKIINA CABDUQAADIR AMIN
4- NAJMA CABDUQAADIR AMIN IYO NINKEEDA
5- CABDURAXMAAN XAAJI CUMAR
WAXAA DHAMAAN
TACSI TIIRAANYO LEH U DIREYNAA DHAMAAN
WAALIDIINTEEDA WALAALAHEEDA IYO NINKEEDA IYO
CARUURTEEDA OO DHAN MEELKASTOO AY JOOGAAN DALKA
GUDIHIISA IYO DIBADIISA GAAR AHAAN. SOMAALIYA -
LONDON - MAREYKANKA - SWIDZERLAND - YAMAN -
ITALIYA - JARMANKA - SACUDIGA - HOLANDA -
MARXUUMAD = MAANA AXMED FAQAY (AY MAANA)
WAXAYNA KU GEERIYOOTAY DALKA INGIRIISKA EE
MAGAALADA LONDON EE HABEENIMADII JIMACAHA
SAACADU MARKEEY AHEEYD - 23,00 . PM TAARIIKHDUNA
AHEYD 05/10/2007 ALAH HA U NAXRIISTO MARXUUMADA
NAXRIISTA JANO HASIIYO WAXAAN ILAAH KA
BARYEEYNAA INAA U DAMBI DHAAFO JANATUL
FARDOWSANA KA WARAABIYO AAMIIN AAMIIN AAMIIN
 |
Inaa
Lilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun
KULU NAFSIN
DAA'IQATUL MOOWTI 30/08/2007
ANIGOO KU HADLAAYO
MAGACA REER AMIIN MAXAMED XEYDAR OO KALA
AH
1- HOOYO CAMBAR AXMED
CUMAR
2- AFYAR AMIIN MAXAMED
IYO NINKEEDA AXMED SHOBLE IYO
CARUURTOODA
3- MAXMED AMIIN
MAXAMED IYO XAASTIISA IYO CARUURTIISA
4- CADO AMIIN MAXAMED
IYO NINKEEDA IYO CARUURTEDA
5- SAKIINA AMIIN
MAXAMED IYO NINKEEDA IYO CARUURTEEDA
6- XEYDAR AMIIN
MAXAMED IYO XAASTIISA
7- ABUKAR AMIIN
MAXAMED IYO XAASTIISA IYO CARUURTIISA
8- CABDULQAADIR AMIIN
MAXAMED ( ASHRAF ) IYO XAASTEYDA
9- SAHRA MAXAMED XAAJI
10- NAJMA CABDULQAADIR
AMIIN IYO NINKEEDA
11- ASMAHAAN
CABDULQAADIR AMIIN MAXAMED
12- SAKIINA
CABDULQAADIR AMIIN MAXAMED
IYO
DHAMAAN REER MAXAMED XEYDAR OO DHAN
WAXAAN TACSI OO TIIRAANYO U DIREYNAA
DHAMAAN CARUURTEEDA OO DHAN GAAR AHAAN
MAXAMED ABUUKAR MAXAMED ( BAABA NUUR )
XAASKIISA IYO CARUURTIISA OO DHAN
KHEYRTA ABUUKAR MAXAMED ( KHERTEEY )
NINKEEDA IYO CARUURTEEDI OO DHANIYO
DHAMAAN WAXAY DHASHAY IYO WAXAAY SII
DHALEEN OO MEELKASTO AY JOOGAAN DALKA
GUDAHIISA IYO DIBADIISABA GAAR AHAAN
DALKA SACUDIGA - MAREYKANKA- SOMALIYA -
LONDON - ITALIYA ALAH HA U NAXRIISTO
MARXUUMADA NAXRIISTA JANO HASIIYO
MARXUUMAD
= XAAJIYA AMINA CUMAR MAXAMED ( AY AMOW
) OO AY KU
GEERIYOOTAY XALAY DALKA SACUUDIGA
TAARIIKHDU MARKEY AHEEYD 29 / 08 / 2007
WAXAY DHALATAY = 1917 WAXAYNA
GEERIYOOTAY 29 / 08 / 2007 WAXAAN ILAAH
KA BARYEEYNAA INAA U DAMBI DHAAFO
JANATUL FARDOWSANA KA WARAABIYO
AAMIIN AAMIIN
AAMIIN YAA RABI BACDIGEEDA ILAAHEY MANA
FINEEYO

|
|
|
Inaa
Lilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Waxaa dalka Uk ku geeryoday
al Marxuum Xaaji Axmed Xaaji Cabdulkaadir
al Amudi Isla maanta ee bishu ay tahay 4ta settember ayaa
lagu assay magaalada Londono. Marxuumka wuxuu ka tagay xaas iyo
affar caruur.
Waxaa dhambaal tacsi ah u
dirayaa marxuumka
Cabdulacasiis Xaaji Mohamed
Nuur & Caruurtiis
Cabdulkaadir Cali Axmed Al
Amudi & walalihiis
Baaba Xaaji (Ma'lo) &
caruurtiis
Dr. Mohamed Abukar Xaaji &
Caruurtiis
Col. Nuur Shariif & Xaskiisa
Dr. Mohamed Omar Basci &
Xaskiisa
Dr. Khalid Mao & Caruurtiis
Waxaan xaskiisa,caruurtiis iyo
walalihiis oo kala ah Hashim,Cabdulcasiis iyo Sheekh Saciid aan
leenahay samir iyo imaan. Marxuumkana waxaan ilaah ugu baryenna
inuu ka warabiyo Jannatul Alfirdoosa Aamin AAmin
 |
|
Inaa
Lilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun
WAXA
TACSIYO IYO OGEEYSIIS U DIREEYNO IN MAANTA TAARIIKHDU EEY TAHAY (06/08/07) EEY
KU GEERIYOOTAY WAALIDKEENA FAADUMO AXMED BIN AXMED
OO DADEEDU AH 66 JIR OO
KU GEERIYOOTAY DALAKA ISWIISARLAND MAGAALADA LAUSANNE XAAFADDA (RENENS V
D) .........
WAXAA LA OGEEYSIINAAYAA CARUURTEEDA IYO EHELKEEDA OO WADA JOOGO YEMEN SACUDGA
IYO HOLANDA LONDON IYO MEELO KALOO FARABADA IYO ISWIISKA OO KU GEERIYOOTAY
WAXAANA LAA AASI DOONO KHMIIS AMA JIMCO HADDII EEBE IDMO ILAAHNE JANADII
HAKA WARAABIYO EHELEDADEEDANE SAMIR, IIMAAN, MARYAN SACIID SAALAX iyo CUMAR
XAAJI AMIIN
 |
|
Inaa
Lilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun

Waxaa dhawaan ku geriyowday magalada Cadan dalka
Yemen ALLAH u naxariste Axmed Xaji Awees (Maxaadey)
Tariqda markey eheyd 12-07-2007 waxaan eebe ugu
baryena inn samar iman ka siyo ehelandi u ka goryowday
Amiin Amiin

|
Inaa
Lilaahi wa Inaa Ileyhi Raajicuun
Anagoo ah dhamaan dhalinyarada,
aqoonyahanada, culumaa'u - diinka magacyadoodu hoos ku qoranyihiin
kana murugeysan geeridii naxdinta lahayd ee ku timid walaalkeen
Gaashaanle Sare Axmed Gacal Axmed oo ku geeriyooday Magaaladan London ee
dalka Ingiriiska , waxaanu leenahay , dhamaan qoyskiisa iyo eheladiisaba
Samir iyo Iimaan Allaha naga wada siiyo, isagana Naxariistii janno
Allaha ka waraabiyo, Aamiin, Aamiin, aamiin :
Eng. Cabdullahi Cali Cumar
Sheekh Aweys A. Absuge
Suldaan Cumar Cismaan
Xuseen Gacal Geedi
Dr. Axmed Xasan Ciyow
Nabadoon Saciid Macalin Cali
Xaaji Nuur Xasan Ciyow
Drs. Farxiya Axmed Cijeey
Muxidiin Baroodo
Eng. Xasan Buraash
Cabdisalaan Cali Raage
Dr. Xasan Axmed Hiraabe
Cabdullahi Xasan Calasow
Daahir Nuur Wardheere
Drs. Maryan Shidane Cilmi
Aweys Baroodo
Axmed Maxamed Xaayow
Drs. Aamina Abuukar Maxamed
Eng. Nuur maxamed Calasow Malaay
Dr. Maxamed Axmed Maxamed
Eng. Nuur Xuseen Malaay
Xaajiyo Madiina Maxamed
Drs. Duniya Maxamed Cali

|
|
(INAALILAAH
WAINAA ILEYHI RAAJACUUN)
Anagoo kala ah reer Abuukar Barooti iyo reer Xaaji Fowsi
Cumar,waxaan
tacsi u direynaa dhamaan Umadda Soomaaliyeed oo dhan meelkastoo aay ka joogaan
Addunyada iyo dhamaan inta ku dhex nool xasuuqa iyo dhimbilaha rasaasta
madaafiicda iyo Ehelkii iyo caruurtii uu ka geeriyooday madax weynaheenii hore
mudane Almarxuum Aadan Cabdulle Cusmaan Allaha u naxariisto samir iyo iimaan
alla ha siiyo Janadii fordosana Alla ha ka waraabiyo aamiin aamiin aamiin.
 |
|
Inaa Lilaahi
wa inaa Ileehi raajicuun
ANAGOO KALA AH REER SHARIIFI XABIIBI IYO REER SHARIIF
MAXAMUUD WAXAAN TACSI UDIREYNAA REER CUMAR MAXAMAD SUUFI GAAR AHAAN RUQIYO CUMAR,
CUSMAAN CUMAR (QURUXLOW) IYO ABBI CUMAR ALAHHA U NAXRIISTO HOOYO
MARXUUM FAATMA AAJANE OO KU GEERIYOOTAY MAGAALDA
LONDON WADANAKA INGRIISKA, SHALAY OO BISHA 08/JUNYO/2007 INTII AY KA TAGTAYNA
SAMIR IYO IIMAAN ALLA HAKA SIIYO-AAMIIN

|
|
INNAA
LILLAAHI WA INNAA ILEYHI RAAJICUUN
ANAGOO KALA AH REER XAAJI ABUUKAR CALI MACOW IYO REER XAAJI MAXAMED CALI
MACOW WAXAAN TACSI UDIREYNAA REER XAAJI NUUR GAAR AHAAN MAXAMED CALWI XAAJI NUUR
IYO WALAALIHIISA IYO HOOYADOODA IYO INTII KALE OO WALAALO AH OO UU KA
GEERIYOODAY ALAHHA U NAXRIISTO MARXUUM (CALAWI XAAJI NUUR- OO LOO YAQAAN (JABAAN)OO
KU GEERIYOODAY WADANKA IN GIRIISKA U.K ,MAANTA OO BISHA AH17/JAMADULAWAL/1428
H-3/JUNYO/2007 INTII UU KA TAGAYNA SAMIR IYO IIMAAN ALLA HAKA SIIYO-AAMIIN
ANAGANE BACDIGIISA ILAAHEEY MANA FIDNEEYO -AAMIIN -AAMIIN-AAMIIN
 |
|
(INAALILAAH
WAINAA ILEYHI RAAJACUUN)
ANAGOO KALA AH REER XAAJI AMIIN MAXAMED CALI GAAR AHAAN CUMAR XAAJI AMIIN
IYO
XAASKIISA MARYAN SACIID SAALAX IYO CARUURTEEYDA WAXAAN TACSIYO UDIREEYNAA
MAXAMED CAWIXAAJI NUUR IYO WALAALIHIISA IYO HOOYADOODA IYO INTII KALOO WALAAL AH
OO KA GEERIYOODAY WAALIDKOODA OO AH ALAH HA U NAXRIISTO -MARXUUMKA OO
MAANTA SUBAXAAN KU GEERIYOODAY (03/06/07) MARXUUM (CALAWI
XAAJI NUUR- OO LOO YXAQAAN (CALWI JABAAN) OO KU GEERIYOODAY WADANKA IN
GIRIISKA U.K ALLAH HA UNAXRIISTO,INTII UU KATAGAYNE SAMIR IYO IIMAAN ALLA HAKA
SIIYO-AAMIIN
-AAMIIN -AAMIIN. DHAMMAAN INTII REER FAQI, AYAANA LA OGEEYSIINAAYAA IYO INTII
WALAAL AAY KASAAYEEN .

|
|
INAALILAAHI WAINAAILEEHYI RAAJACUUN
ANNAGA OO KALA AH EHELADAAN MAGACYADOODU KALA YIHIIN.
C/NUR MAXAMUD CILMI (QURUX) IYO DHAMMAAN REER QURUX
C/RAXMAN CILMI XAASHI DHAGEY
C/KAFI CABDI XAASHI DHAGEY
SALEEMAAN CABDI XAASHI DHAGEY
C/QADIR CISMAAN(WIRIQ) GUURE
AXMED (SHEELLARE) CUMAR
MAXAMED AXMED SHEELLARE
FARXAAN JAAMAC ISXAAQ (ILIGO)
MAXAMUD(XIMBIL) CALI DAHIR (DALABLEY)
SHUKRI BASHIIR XAASHI
C/DAHIR GAMBOON
DHAMMAAN EHELKAAS IYO EHELADA JAALIYADDA REER GOLDOGOB EE KU DHAQAN UK IYO YURUB.
WAXAY TACSI U DIRAYAAN EHELADII IYO QOYSKII UU KA GEERIYOODEY : MARXUUM GEEDDI
CALI-SEED CIISE.
WAXAAN ILAAHAY UGA BARYAYNAA MARXUUMKA IN ILAAHAY UU JANNADII FARDOWSA KA
WARAABIYO INTII UU KA TAGAY IYO DHAMMAANTAYA EHELADA REER GOLDOGOB-NA UU SAMIR
IYO IIMAAN NAGA WADA SIIYO. AAMIIN, AAMIIN AAMIIN.
WAXAAN HUBAA IN GEEDDI UU AHAA ASTAAN AAN KU XUSUUSAN JIREY GOLDOGOB.
WUXUU AHAA ASTAAN QARAN OO KA MID AHAA SHAQSIYAADKII CALANKA U SIDEY AYNA KU
FAANI JIREEN DHAMMAAN WIXII AXYAA-WADDANI REER GOLDOGOB AHI.
ILAAHAY QABRIGA HA KUU WAASICIYO, JANNADII FARDOWSANA HA KU GEEYO.
QORE: CABDINUR QURUX
 |
|
Inaa Lilaahi
wa inaa Ileehi raajicuun
Waxaa maalintii Isniin oo ay bisha May ahayd 21deedii ku geeriyoodey magaalada
Marka dalka Somalia ALLAHA u naxariisto marxuum
Shariif Aba Cumar Abubakar (Maqtuub). Waxaan tacsidiis la ogeysiinayaa dhammaan eheladiis iyo
qaraabadiss meel kasta oo ay joogaan, Switzerland, Yemen, Holand iyo UK. Waxaan
si gaar ah ugu tacsiyadeyneynaa Caruurtiis
Moxamed Aba Cumar Maqtuub
Xuseen
Aba Cumar Maqtuub
Xasan
Aba Cumar Maqtuub
Abubakar Aba Cumar Maqtuub
Amina Aba Cumar Maqtuub
Maana Aba Cumar Maqtuub
Cali Aba Cumar Maqtuub
Salax Aba Cumar Maqtuub
Waxaan
ilaaheey uga baryeynaa in uu jannadii ka waraabiyo - Aamiin Aamiin Aamiin
INAALILAAHI WAINAAILEEHYI RAAJACUUN
Anagoo ah:
Ahmed
Saalim Shariif Nuur
iyo
Familkeyga
Waxaan si wada jir ah tacsi ugu dirayaa Maxamed, Xuseyn, Xasan, Abu Bakar, Cali,
Salax iyo Cabdulaahi. geeridii naxdinta laheyd ee ku timid Aabe ALLAH u
naxariistee
Marxuumad Shariif Cumar Abu
Bakar Mumbeyloow
ku geeriyootay Marka Somalia May/21/2007. Waxaan Ilaahay kaga bayeeynaa in
eheladii ka geeriyootay inuu samir iyo iimaan ka siiyo Ilaaheey Asigane janatul
fardowsa Ilaaheey
ka waraabiyo. Aamiin.

INAALILAAHI WAINAAILEEHYI RAAJACUUN
ANIGOO AH CUMAR XAAJI AMIIN IYO XAASKEYGA MARYAN SACIID SAALAX IYO CARUURTEEYDA
WAXAAN TACSI U DIREEYNO EHELADII IYO QARAABADII UU KA GEERIYOODAY,
GAAR AHAAN 1)CALI SHARIF CUMAR IYO XAASKIISA IYO SACIIDDA CUSMAAN
SACIIDDA (MUDDON) IYO INTII KALOO WALAAL OO KA GEERIYOODAY. MARXUUMA UU KA
GEERIYOODAY MARKA CADEEY; AL -MARXUUM ( SHARIIF CUMAR MAQTUUM)OO MAANTA KU
GEERIYOODAY DALAKA SOO MAALI GAAR AHAAN DEGMADA MARKA CADEEY MININ AW
CUSMAAN;)MARXUUMKA ILAAH WAXAAN OOGA BARYEEYNAA JANTUL FARDOOS EHELADII
UU KA GEERIYOODAYNE SAMIR IYO IIMAAN ALLAH HAKA SIIYO. AAMIIN AAMIIN
AAMIIN; MAANTA OO AH = (21/05/07)
 |
|
Inaa Lilaahi
wa inaa Ileehi raajicuun
Suldaan
Cabdullahi Sheikh, Cali Sheikh Cabdullahi, Xasan Xaaji Ibraahiim, Yuusuf Muumin,
Caba Sheikh Abumudhir iyo dhamaan jaalijadda Digil oo ku nool UK waxay TACSI u
dirayaan aruurtii iyo Qaraabadii marxuum Xaaji Xasan Cusmaan oo manta bisha
tahay 21/04/2007 ku geeriyooday magaalada Nairobi, Kenya waxay ILAAHEY ugu
baryayaan marxuumka in ilaaheey janadii ka waraawiyo elelediisna samir iyo
iimaan ilaaheey ka siiyo aamiin aamiin calahayoow.
 |
|
Inaa Lilaahi
wa inaa Ileehi raajicuun
Anigoo ah Yassin Shekh Baffo waxaan dhamaan
ehelka asxaabta aan u sheegayaa inuu geeriyooday marxuum Jaamac Shekh Abukar <Baffo>shalay
oo aheyd taariikhda 12-04-07 kuna geeriyooday dalka Saudi Arabia iyo
inuu geeriyooday Omar Shekh Abukar <Baffo> taariikhda markeey aheeyd 26-02-07
kuna geeriyooday wadanka Yemen waxaan ILLAA Hugu baryeeynaa janaddiisa <Fardoowsa>
ka waraabiyo inta muslin amiin-amiin-amiin caruurtooda
iyo wexeey sii dhaleena ehelka iyo asxaaabtana samir iyo iimaan inuu Rabbi ka
siiyoo amiin-amiin-amiin

INAALILAAHI
WAINAA ILEYHI RAAJACUUN
ANAGOO KALA AH-MARYAN SACIID SAALAX
(AL-CAMUUDI)IYO ODAYGEED CUMAR XAAJI AMIIN,IYO CARUURTIISA IYO
WALAALIHIIS-MAXAMUUD XAAJI AMIIN,MAXAMED XAAJI AMIIN.MUKHTAAR XAAJI AMIIN.ABUKAR
XAAJI AMIIN.IYO SHAMSO XAAJI AMIIN, WAXAAY TACSIYO UDIRAAYAAN,FAAISA SHIIKH
XAAJI.IYO WALAALAHEEDA IYO CARUURTEEDA,IYO EHELADII UU KA GEERYIOODAY,MARXUUM
AL-WAALID SHIIKHA XAAJI AXMED O0 KUGEERIYOODAY MAGAALADA MUQDISHO,CARUURTII IYO
WALAALIHII IYO EHELADII UU KATAGAY SAMIR IYO IIMAAN ALA HAKA SIIYO BACDIGIISANE
ILAAH NAMA FIDNEEYO AAMIIN AAMIIN AAMIIN.


Inaa Lilaahi
wa inaa Ileehi raajicuun
Waxaa maalintii Arboco oo ay bisha Maarso ahayd
14deedii ku geeriyoodey magaalada Mombaasa dalka Kenya ALLAHA u naxariisto
Abuukar Bac. Waxaan tacsidiis la ogeysiinayaa dhammaan eheladiis iyo qaraabadiss
meel kasta oo ay joogaan, Marka Somalia Switzerland Yemen . Waxaan si gaar ah
ugu tacsiyadeyneynaa walaalahiis Xasan Bac, Cumar Bac, Moxamuud Bac and Faatima
Bac. Waxaan ilaaheey uga baryeynaa in uu jannadii ka waraabiyo - Aamiin Aamiin
Aamiin
Contact us at:
Contact Us

|
|
Inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun
Dhamaan reer Abuukar awees(reer abuukar barooti),dhamaan
reer maxamed xaaji fowsi.waxay tacsi u dirayaan dhamaan reer
Amiin maxamed gaar ahaan(cumar amiin oo walaashiis Safiya
xaaji amiin)Allaha ha unaxariistee Safiya xaaji amiin
maxamed oo ku geeriyootay dalka denmaark 27.02.07.illaah
waxaan oogu bar yeynaa samir iyo iimaan,eheladii aay ka
geeriyootayna samir iyo iimaan.
 |
|
Inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun
Reer
Maxamed Xaaji Fowsi iyo dhamaan reer Abuukar(Barooti)iyo
caruurtooda waxay tacsi u dirayaan dhamaan reer Baafo(gaar
ahaan Bakaa, Yaasiin iyo Daahir BAAFO)oo walaalkooda ku
geeriyooday dalka Yemen 26.02.07 samir iyo iimaan.
 |
|
Inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun
Name:
Mohamed Haji Fuunsi:
Anagoo matalayna
reer Khaliif Maxamed Awees(reer Khaliif Dooro)waxaan tacsi u
direynaa dhamaan reer Carmaan, geeridii Cali Cumar Carmaan,
ALLAH naxariisto naxariis janna Allahasiiyo, intuu ka
tegayna, samir iyo iimaan iyagana ALLAH geliyo ayaan
leenahay. Anagoo matalayno reer Khaliif iyo Cumar Fuunsi.
 |
|
Inaa lilaahi wa inaa ileehi raajicuun
ANAGOO KALA AH
REER SHARIF ALI GEEL-DILE
REER SHARIF MAHAMED DIBESHI
REER SHARIF SHAMI
REER SHARIF YAHYE
REER XAAJI MURIIDI
ZEIN SHARIF MAHAMED ( DIBESHI )
ABA NOOR SHARIF MAHAMED ( DIBESHI )
MAHAMED SHARIF SHAMI ( YAXAMED )
SALAH SHARIF ALI ( GEEL-DILE )
RASHIID SHARIF ALI ( RAASHID CAANOOLE )
ABUKAR SHARIF ALI ( ABUKAR CAANOOLE 2 )
HOOYO KHADIJA SHARIF YAHYE
DADO SHARIF ALI ( FATEMA )
DADO SHARIF SHAMI ( MANA BINTI )
RAHMA ALI ABUKAR ( ROMA ALI )
XALIMA CAYDARUUS
KHEYRTA XAJI MURIIDI
FADUMO SHARIF ABDALLA ( ABAAY )
KHEYRTA SHARIF ZEIN ( KHEYRIYA )
WAXAAN TACSII U DIREYNAA DHAMAN
REER SUFI ALI IMAN IYO CARUURTII MALAY JOOGAN DUNIDDA
GEERIDDII MARXUUMADDA FADUMO
SHEIKH ABUKAR ( ABAAFAN )
OO DHAWAAN KU GEERYOOTAY MAGAALADA KASAL EE DALKA GERMAN WAXAAN
ILAAH UGU BARYEYNAA INUU JANADDII KA WARAABIYO INTII AY KA
TAGTAYNA SAMIR IYO IIMAN EEBE KA SSIYO AAMIN AAMIN AAMIN
|
Inaa lilaahi wa
inaa ileehi raajicuun
Waxaa halkan tacsi ka
diraayo anagoo kala ah C/wahaab C/raxmaan C/lle iyo
Nadiifo Cusmaan Caddow. waxaan tacsi u
direynaa Maxamed Xasan maxamed iyo xaaskiisa faadumo
madkheer¨ Geeridii naxdinta
laheed ee ku timid gabadhooda CEYNI shaley oy
taariiqdu aheed 19/01/07 kuna geeriyootey gobolka bay waxaan
leenahey saqiir aaqiro alaha idiinka dhigo samir iyo
imaana alaha idinka siiyo dhamaantiin aamiin aamiin
aamiin

|
Innaa lillaahi
wainnaa ileyhi raajicuun
Waxaa dhamaan la Ogeysiinayaa Ehelada
& qaraabada &Asxaabta, Geeridi ku timid Marxuumad CABDIYO
Guure Cabdi. Ooku Geeriyootay Magaalada Muqdisho Taariikhda
markey aheyd 22/11/06 10:oo ka
Subaxnimo Saacada Muqdisho. Mrxuumada oo ah Ilmo Cumar
Faarax Hooyadood ayagoo kala jooga Dunida Daafaheeda,
Canada, United kingdom, Usa, Saudi Arabia, Somalia, Ethiopia
Switzerland, Sweden, Norway, Italy, & meelo kale oo fara
badan waxaan leenahay ilaah haka waraabiyo Janatul Fardowsa.
Naxariisti Aaqiro ilaah hasiiyo.
Aamin Aamiin Aamiin

|
Innaa lillaahi
wainnaa ileyhi raajicuun
KULU NFSIN
DAAIQATUL MOOWTI WAXAA MAANTA TAARIIQDU TAHAY 22-11-2006
KU GEERIYOODEY MAXUUMADA CAASHO MUXIDIIN AMERICA
MAGAALADA MINISOTA WAXAA LA OGEEYSIINEYAA CARUUR TEEDA
IYO AHALADEEDA OO KU KALA NOOL SUCUUDI GA IYO YEMEN IYO
SOMALIA MARXUUN CAASHA MUXIDIIN WAXAY DHALATEY TAARIIQDU
MARKEY AHEED 1945 . KUNA DHALATEY MAGAALADA XAMAR WAXAA
TACSIYADAAN DIRAAYA CARUURTEEDA OO KA LA AH MAANA XAAJI
AXMED IYO NINKEEDA SHERIFF AaMIR IYO CARUURTOODA WAXAY
ILAAH UGU BARYEEYAAN INUUN JANADII KA WARAABIYO IYO
AHALADII AY KA GEERYOOTEYNA SAMAR IYO IMMAAN ILAAH KASIYO
AAMIIN AAMIIN AAMIIN

|

HALKAAN
KU DIR TACSIIDA CABDULLAHI YUUSUF XERSI (CABDULLAHI FAREEY) Post Tacsi
|
|

|
|
INAA LILAAHI WA
INAA ILEEYHI RAAJICUUN |

|
Shariif
Amin Shariif Xasan
Shariif
Maxamed Abanuur
Shariif
Eydaruus Aba Axmed
Shariif
C/Raxmaan Aba Axmed
Shariif
Cusmaan Aba Axmed
Shariif
Cali Aba Axmed
Shariif
Haashim Leelow
Shariif
Nuur Sh.Haasim
Shariif
Cabaas Zeen
Dr.
Cumar Shaxshaxlow
Dr.
Baka
Xasan
Turki
Xaaji
Yuusuf
Cabaas
Cado |
Eng. Cabaas Axmed
Munye Sh.Cumar Fozi
Salim
Bin Bareek
Awees Sh.Cumar Fozi
Maxamed Cabdo
Baazi Ceydaruus
Cumar Xasan
Abukar Xasan
Cabdilahi Ciise
cali Yuusuf Emaankey
Macruuf Cumar Abati
Haashim C/qaadir Al.Camuudi
Cusman Amin
Sharif Muriidi
Maxamed Yaxya |
|
|
Dhamaan waxaay Tacsii
udiraayan qoska reer Sheikh Maxamed Axmed maxamuud
(Sheikh Abba) iyo Dr. Maxammed Abukar Xaaji, Awees
Abukar Xaaji, Sheikh Abduraxmaan Shiekh Abba, Nuur
Shariif Nuur, Cumar M. Abukar, LeelwanM. Abukar ,
Maxamed Axmadey Shiekh, Abdixamiid Axmadey Sheikh,
Abas Nuur Cumar Abdullahi Nuur Cumar.
Waxaan si aad ah ugu
naxney geeridii ku timid Allah ah u naxriistee
Marxuum
Cabdulqaadir Abukar Xaaji (Adeerow), oo ku
geeriyoodey bisha 19/10/2006 oo ku geeriyoodey
wadanka Germanka waxaan Ilaah ugu baryeynaa in uu
Janadii Fardowsa ka waraabiyo ehelkiisana samir iyo
iimaan ka siiyo
AAMIIN
AAMIIN AAMIIN
 |
|
|
Innaa lillaahi
wainnaa ileyhi raajicuun
Waxaan anigoo eh Dr. Omar
Sheikh M. Addow iyo xaaskeyga u direynaa tacsi
saaxiibkey Abdirahim oo aabihiis Hagi
Omar Hagi Mohamed ku geeriyooday magaalada Zurigo.
Waxaan leenahay samir iyo iimaan Allaha nagawada siiyo.
Aamin.
 |
|
QOMIYADA REER BANADIR WAXAA KA
GEERIYOODAY MANTA 25/09/2006 DA
RUGCADAA
SIYAASI
HAJI OMAR HAJI ALI MOHAMED SHOBLE AL-
MAQSUMI.
Allah ha u
naxaristo wuxuu ka mid ahaa xubnaha ugu firircoonsan marwalba
Hayganka u aha in horseed u noqdaan u adeegida Qormiyadooda,
waxaa suurtowdaa in laga war hayniin, madama usan jiriin wax
qoraal ah oo laga akhrisankaro taariikhda
halgankagobanimadoonka iyo
cidii wax ka geysatay, hasa yeeshee, nasiib wanaag waxaa la
dafirikariin qoraladii dowladihii gumeysiga iyo Qaramada
midobay (ONU) ay qoreen, amma sheekada wixi laga maqlay ee
gobjooga loo ahaa , ayaa ku filaan marqaati in ay safka hore
ugu jireen dhalinyarada Qomiyada reer Banadir halganka
gobanimadoonka Somliyeed ee manta daba cashirka ku caweyay.
Halkan Riix |
|
Innaa lillaahi
wainnaa ileyhi raajicuun
Maxamed C/nuur Axmed (Zaki)
C/laahi mohamed Bare (Cirbad)
Xasan warsame (faataxo )
Saciid Axmed Colow
Sh mohamed qoraxey
C/laahi Ciise cali
C/qaadir Guure
Maxamed Ibraahim Cali (Jaamis)
iyo dhamaan shaqaalaha Telcom Somalia iyo Global Money
Transfer waxay tacsi tiiraanyo leh u tiraayaan Xuseen Goley
oo walaashiis Hodan Axmed Goley oo ku geeriyootay wadan
isutagga imaaradka carabta magaalada Dubai waxayna Illaah ugu
baryayaan inuu samir iyo imaan uu alle ka siiyoqoyskii iyo
eheladii ay ka geeriyootay ..Amiin..Amiin
FG: meydka Marxuumadda ayaa dalka la keenayaa maalin Axada
ee soo socoto Iinsha Allaah.
 |
|
Innaa lillaahi
wainnaa ileyhi raajicuun
Waxaa maanta oo aheyd bisha 1 Septembar
2006 magaalada MOGADISHO ee dalka Somalia ku geeriyoodey
IMAAN NUUREYNI IIKAR Geeridan
waxaa la ogeysiinayaa dhamaan ehelada iyo asxaabta ee ku kala
nool caalamka . Waxaan maruumaka Ilaah ugu baryeynaa inuu ka
waraabiyo janadii fardowsa, eheladii uu ka geeriyoodeyna
samir iyo iimaan Ilaah ka siiyo Aamiin...Aamiin
 |
Innaa lillaahi
wainnaa ileyhi raajicuun
Waxaa taatiikhdu markey aheyd
July 26, 2006 ku geeriyooday magaalada Neyrobi ee dalka Kenya
marxuum Yusuf Xaaji Xasan Gardheer
waxaana halkaan tacsi uga dirayo dadkaan:-
1-Xasan Maxamed Juun
2-Max’d
X. Yaasiin Cali
3-Max’d
C/Karin Cali
4-Max’d
Sh. Axmed
5-C/llahi
Max’d
X. Cageey
6-Cismancil C/llahi Siyaad
7-Muse
Macalli
8-Shiino
Ilbir
9-Cabdullahi X. Cali
10-Muxyadin
X. Cali
Waxaan tacsi wada jir ah
halkaan uga direynaa dhamaan carruurtii,
xaasaskii, eheladii
iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Yuusuf Xaaji Xasan
Gardheer
waxaana ilaahey uga baryeynaa inuu naxariistii Janno
siiyo eheladii uu ka baxayna samir iyo iimaan ka siiyo
Aamiin..Aamiin..Aaamiin..Aaamiin
 |
|
Innaa lillaahi
wa inaa ileyhi jaajicuun
Annagoo kala ah:-
1-Maxamed Xaaji Yaasiin Cali 2-Maxamud C/karii Cali
3-Gureey Guulane 4-Xasan Juun 5-C/llahi Xaaji 6-Muxyadiin
Xaaji 7-Maxamud Sh. Axmed Toosane waxaan si wada jir ah
tacsi ugu dirayaan dhamaan reer Yuusf
Xaaji Xasan Gardheer
oo
Aabahood Yusuf Xaaji
Xasan Gardheer xalay ku
geeriyooday magaalada Nayrobi ee dalka Kenya
Tacsida waxeey ku
soctaa dhamaan reer
1-Maxamed Yuusf Xaaji
Xasan Gardheer
2-C/rasaaq Yuusuf
Xaaji Xasan Gardheer
3-C/rashiid Yuusuf
Xaaji Xasan Gardheer
4-C/laahi Yuusuf
Xaaji Xasan Gardheer
5-Sahro Yuusuf Xaaji
Xasan Gardheer
6-Nasro Yuusuf Xaaji
Xasan Gardheer
iyo dhamaan reer
Yuusuf Xaaji Xasan Gardheer
meel kastoo ay ku sugan yihiin.
waxaana Marxuumka ilaaheey
uga baryeeynaa inuu janadii fardoowso siiyo intii uu ka
tagayna samir iyo iimaan ka siiyo. Amiin Amiin Amiin

|
|
Innaa lillaahi
wa inaa ileyhi jaajicuun
ANAGOO KALA AH DR. CABDI CALASOW DIICEY & XAASKIISA ISMAHAAN
MUXUDIIN & DHAMMAAN CARUURTOODA(MAXAMED, ZAKARIYA,SADAQ &
ISMACIIL), CAASHA MUXUDIIN & NIMCA MUXUDIIN
WAXAY TACSI U DIRAYAAN DHAMMAAN CARUUTII IYO QOYSKI UU KA
GEERIYOODAY MARXUUM MUUSE WEHELIYE
CADDOW OO KU GEERIYOODAY MAGAALADA TORONTO-CANADA
 |
|
Innaa lillaahi
wa inaa ileyhi jaajicuun
Waxaan tacsi tiiraanyo leh u direynaa anagoo akala ah Hooyo
Xaawo Cali Barre,Maxamed X.Yasin,Axmed X, , Faadumo X,Seynab
X, Maryan X, Amino X, Shamso X,Ruqiyo X, Caasho X, C/llahi X,
Sicido X, Mano X, Leeyla Xusen Axmed C/qadir Cali Yusuf,
Maxamed Axmed Macallin, Xoosh Cabdi Xeyle, Xasan Wiif, waxay
tacsi tiiraanyo leh u dirayaan qoyskii, Xaaskii,Carruurtii ,Walaalihii,
eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday allaha u
naxariistee.
Marxuum Maxamed Yalaxow Maalin
Oo manta oo ay bishu
tahay July 1.2006, ku geeriyooday
laguna aasay magaalada Muqdisho, ee wadanka Soomaaliya .
Waxaan marxuumka Ilaah ugu baryeynaa inuu ka
waraabiyo janatul fardowsa, eheladii uu ka geeriyoodeyna
samir iyo iimaan Ilaah ka siiyo Aamiin...Aamiin
 |
|
INAA LILAAHI WA
INAA ILEYHI RAAJICUUN
Waxaan
halkaan uga tacsiyey naynaa inagoo kala ah dada
Xajiya Amina Sh. Ali Abanoor iyo dhamaan caruurteyda Mohamed
Ismail ,
Asha Ahmed Barakow, A/Asis Sh.Baba
Mohamod Mohamed Ismail , Aliya Mohamed Abukar, Awes Mohamed
Sheik (Qadhibka)
Amina A/Asis.
waxaan tacsi tiraanyo leh u direynaa dhamaan ehaladii iyo
qaraabadii u ka
geeryoday walidkeyna Xaji Cusman Xaji
Ahmed (Qeesweyne) Ilaahey waxaan ugu
baryeynaa in janada ka waraabiyo amiin amiin yaa Rabi
 |
|
INAA LILAAHI WA
INAA ILEYHI RAAJICUUN
Waxaan halkaan uga tacsiyey naynaa
inagoo kala ah Ayeey Xaliimo Kulan Hooyo Caasho Xuseen Bbti
Maxamed Xussen Cali Cuseen Xaawo Xuseen Sahro Xussen C/raxman
Maxamed Salaad Idil Maxamed Salaad Farxiya Maxamed Salaad
Faa,iza Maxamed Salaad Nimca Maxamed Salaad Caaliya Maxamed
Salaad C/raxiin Maxamed Salaad Maxamed C/laahi Maxamed C/salaan
C/laahi Maxamed waxaan tacsi tiiranyo leh u diraynaa cabdi
maxamed kulan saynab maxamed kulan salaado maxamed kulan
geerida naxdinta leh ee ku timid C/Qaadir
C/Laahi Maxamed kulan qaadiro oo doraad ku geriyooday
magaalada muqdisho Ilaah ha u naxariisto ehelkii iyo asxaabtii
oo ka geeriyooday iyagana Ilaah samar haka siiyo
Aamiin
Aamiin
 |
INAA LILAAHI WA
INAA ILEYHI RAAJICUUN
SHARIF ZEIN SHARIF MAHAMED (
DIBESHI )
SHARIF MAHAMED SHARIF SHAMI (
YAAXAMED )
ABUBAKAR ABDI SHEIKH ABOOKE (
ABOKE )
ABDI ABUKAR MAHAMED ( ABDI
AWAAR )
WAXAAN TACASII U DIRREYNAA
DHAMAAN REER XAJI MAYE
WAXAAN ILAAH UGU BARYEYNAA INOO
JANNADII KA WARAABIYO
INTUU KA TAGAYNA SAMIR IYO
IIMAN ILAAH KA SIIYO AAMIN ILAAH AAMIN
 |
|
INAA LILAAHI WA
INAA ILEEYHI RAAJICUUN
REER SHARIF ALI MAHAMED (GEEL-DILE
)
REER SHARIF MAHAMED AHMED (
DUBESHI )
REER SHARIF SHAMI NOOR ( BABA
SHAMI )
REER SHARIF YAHYE ( AL-YAHYE )
SHARIF HASSAN SHARIF ALI (
GEEL-DILE )
SHARIF ZEIN SHARIF MAHAMED (
DUBESHI )
MAHAMED SHARIF SHAMI NOOR (
YAAXAMED )
RAASHID SHARIF ALI ( RASHID
CAANOOLE )
ANCLE YUSUF BETIS ( CAMO YUSUF )
SALAH SHARIF ALI ( GEEL=DILE )
ALI SHARIF MAHAMED YAHYE ( ALI
SWEDEN )
ABUUKAR SHARIF ALI ( CAANOOLE 2 )
HOYO KHADIJA SHARIF YAHYE
MANA FADUMA SHARIF ALI (CEEL-DILE
)
DADA SHARIF ALI ( FATEMA BETIS )
RAHMA ALI ABUKAR ( ROMA ALI )
FADUMA SHARIF ABDALLA ( ABAAY )
DADA SHARIF SHAMI NOOR ( MANA
BINTI )
KHEYRTA SHARIF ZEIN ( KHEYRIYA )
KHEYRTA XAJI MURIIDI ( MAMA
KHEYRTA )
WAXAAN TACASI U DIREYNA EHELKII
IYO KHARAWADDA UU KA TAGAY
MARXUUM : DAUD
MUXIDDIN HILOWLE
WAXAAN ILAAH UGU BARYEYNAA
NAXARIISTII JANNO ILAAH KA WARAABIYO
ITUU KA TAGAYNA SAMIR IYO IIMAN
EEBAHEY KA SIIYO ANAGA AAMIIN ILAAH
 |
INAA LILAAHI WA
INAA ILEEYHI RAAJICUUN
SHARIF ZEIN SHARIF MAHAMED (
DUBESHI )
MAHAMED SHARIF SHAMI
( YAAXAMED )
MANA FADUMA SHARIF
ALI ( GEEL-DILE )
FADUMA SHARIF ABDALLA (
ABAAY )
RAHMA ALI ABUUKAR ( ROMA
ALI )
WAXAAN TACASI U DIREYNAA
DHAMAAN IHELADDII UU KA GEERYODAY
MARXUUM :
XAJI BUSSURISHEIKH CABDULAZIZ
WAXAAN ILAAH UGU BARYEYNAA
NAXARIISTII JANNO INTUU KA TAGAYNA
SAMIR IYO IIMAN KA SIIYO AAMIN
AAMIN
 |
|
INAA LILAAHI WA
INAA ILEEHI RAAJICUUN
Annaga oo kala ah:
Tifaftiraha Shabakada MarkaCadey.Net
Abdulgani Mohamud
Nuur
Cabdulkhadir Zein Maxamed
Salim Zein Maxamed
Abukar Zein Maxamed
Cali Zein Maxamed
Abubakar Ahmed Maxamed
Maxamed Abubakar Axmed
Tahir Abubakar Axmed
Saciid Abubakar Axmed
Maxamed Tahir Dere
Axmed Maxamed Tahir
Cabdulraxman Maxamed Tahir
Shariif Abubakar Al Ahdali
WAXAAN TACSI
TIIRAANYO LEH UDIREYNAA DHAMAAN EHELADII IYO QOSKII UU
KAGEERIYOODAY ALWAALID (BUSSURI SHEIKH CABDULCAZIIZ), WAXAAN
MARXUUMKA ILAAHEY UGU BARYEYNAA INUU JANATUL FARDOWSA KA
WARAABIYO , EHELADII UU KA GEERIYOODAYNA SAMIR IYO IIMAAN ALLAH
HAKA SIIYO AAMIIN
|
|
INAA LILAAHI WA
INAA ILEEHI RAAJICUUN
QULUUBTA
MUMINIINTA OO AMISAN XUKUNKA IYO QADIRKA EBBE SUBXAANUHU
WATACAALAA ,
Alle ha u naxariistee
BUSSURI SHEIKH CABDULCAZIIZ oo ka
mid ahaa odoyaasha ugu da’da weyn oo aad looga ixtiraamo
bahweynta Reer Banadir,
WAXAA
MAALINTA BISHA EHEYD 30- 03-2006 MAGAALADA LONDON EE DALKA
INGIRIISKA KU GEERYOODAY MARXUUN ALWAALID /
XAAJI BUSSURI
SHEIKH
SIDAA DARAADEED WAXAA LA
OGEYSIINEEYAA DHAMAAN EHELKA IYO QARAABADA MEEL KASTA EE DUNIDA
KA JOOGAAN .
WAXAA MARXUUNKA LAGU
AASIDOONAA MAGAALADA LONDON MAALINTA JIMCAHA EE AY BISHU TAHAY
31-03-2006.
WAXAA MARXUUMKA EEBE LOOGA
BARYAYAA INUU U DEMBI DHAAFO, KANA WARAABIYA JANADII FIRDOWSA..
DHAMAAN EHELLADA IYO
QARAABADA SAMIR IYO IIMAAN ALLAHA NAGA SIIYO
AMIIN...AMIIN
DIRE:ABDULKADIR
ALZEIN
 |
|
INAA LILAAHI WA
INAA ILEEHI RAAJICUUN
Inna Lillahi
Wa Inna Ilayhi Raajicuun. Waxaan halkaan uga dirayna tacsi,
eheladii iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Marxuum Boqor
Maxamud Boqor Musse, 15kii Marso 2006.
Waxaanna leehanay Eebbe jannadiisa ha ka waraabiyo AAMIIN
Rashid Omar Dhere
Maxamad Omar Dhere
Saida Omar Dhere
Khadija Omar Dhere
Mustafa Jamac Nur Ali
 |
|
INAA LILAAHI WA
INAA ILEEHI RAAJICUUN
Waxaan
tacsi u direynaa marxuuma Ruqiya Shariif Doobiyo oo ku
geeriyootey magaalada
Marka ee dalka Somaliya
taariiqa
12 Feb 2006, waxaan leenahay
eheladeeda iyo qoyskii ay ka tagtey samir iyo iimaan alaha ka
siiyo, iyadana naxariistii janada alaha ka waraabiyo aamiin,
waxana tacsida diraayo anagoo kala ah
1. Maxamed Shariif Xabiib iyo
xaskiiskiisa Khadiija Shariif Maxamuud,
2.
Shariif Maxamuud
3.
Abaaytey Aboo Malab
4. Mustafa Shariif Aawi & Luuley Shariif Maxamuud
5.
Kheerto Cismaan Iiikar
waxaan tacsi u diraynaa Shariif
Ciisa Abuubakar Mumbeylow iyo dhammaan ehelka marxuumada. Waxaan
marxuumada ilaah uga rajeynaynaa inuu jannaadi fardowsa ka
waraabiyo.
AMIIN.....AMIIN.......AMIIN

|
INAA LILAAHI WA
INAA ILEEHI RAAJICUUN
Anigaa Dadka Magacyadoodu Hoose ku xusan yihiin kana mid ah
Jaaliyada Beesha
Cabdi Garaad(Qayaad) ee ku Sugan Qaarada Yurub,Anigoo ka
Tiiranyeeysan Geerida
Ku
timi Al-Marxuuma-XAAJI AAMINO YUUSUF DAAROOD
oo Maalintii Talaadda oo
Taariikhdu aheyd 21/02/2006 ku Xijaabateey Magaalada
Laascaanood Xarunta G/Sool.
Waxaan halkan Tacsi uga Direeynaa Reer Diiriye
Cabdi-joof Gaar ahaan Mudane-
MAXAMUUD DIIRIYE CABDI-JOOF Guddoomiyaha
Qurba Jooga Beesha C/Garaad
kuna Sugan Ottowa Canadda iyo Dhammaan Eheladii,Qaraabadii
iyo Guud ahaanba
Beesha Cabadi Garaad(Qayaad),Waxaan Alle ka Rajreeyneeynaa
in uu Marxuumada
Ka
Waraabiyo Jandii Fardoowsa,Qoyskii,Eheladii iyo
Dhammaanteena Sabir iyo Iman
Inaga Siiyo Aamiin, Aamiin, Aamiin.
-Magacyadda Dadka Tacsida Diraaya-
1-Odey-Xassan Nuur Aw-Jibriil(Xassan Shiine).
4-Sheekh Abshir C/Laahi Sheekh.
8-Maxamed C/Kariin Macalin.
9-Maxamed Ismaaciil Toosane.
10-C/Risaaq Axmed Nuur Aw-Jibriil.
11-C/Risaaq Huruuse(Salxaan).
12-Jaamac Cabdulaahi Casse.
13-C/qaadir Sheekh Axmed X.Cali.
14-Faadumo Sh.Axmed X.Cali.
15-Sahra Cabdulaahi Ben-dubte.
16-Shire Cali Ismaciil Guraase.
|
17-Maxamed Dowlad Faarax.
18-Amina Sh,Axmed X,Cali.
19-Cabdalla Xassan C/Laahi.
20-Faduma Xassan C/Laahi.
23-C/Wali Xassan C/Laahi,
25-Xassan C/Laahi Sheekh.
|
|