Wararka Somalia



Daawo Sawirada: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ku soo laabtay Magaalada Muqdisho

Daawo Sawirada: Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo ku soo laabtay Magaalada Muqdisho

Published on Apr 19 2014 // Wararka Somalia //  139 Reads
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee Soomaaliya mudane Cabdiweli sheekh Axmed ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya, kaddib markii uu soo gabagabeeyey safar...
WAR DEG DEG: Dagaal xoogan oo hadda ka soconaayo Degmada Balcad

WAR DEG DEG: Dagaal xoogan oo hadda ka soconaayo Degmada Balcad

Published on Apr 19 2014 // Wararka Somalia //  1246 Reads
Dagaal xoogan oo u dhaxeeya Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Maamulka Degmada Balcad, ayaa wuxuu xilligaan ka soconayaa Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe. Dagaalka waxaa qaaday Ciidan isugu...
Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya oo maanta hortagey Madaxweynaha (Daawo Sawirada)

Safiirka Sacuudiga ee Soomaaliya oo maanta hortagey Madaxweynaha (Daawo Sawirada)

Published on Apr 19 2014 // Wararka Somalia //  1258 Reads
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta waraaqihii aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Saudi Arabia. Safiirka cusub Mudane Garam Bin Said Bin Garam...
Xil ka qaadis markaan lagu sameeyay Gudoomiyaha Degmada Xamar Jajab

Xil ka qaadis markaan lagu sameeyay Gudoomiyaha Degmada Xamar Jajab

Published on Apr 19 2014 // Wararka Somalia //  1263 Reads
Gudoomiyihii Degmada Xamar Jajab ee Maamulka Gobolka Banaadir Maxamed Cali Axmed, ayaa waxaa lagu sameeyay xil ka qaadis kadib muddo 3 sano ah, oo uu xilkaan soo haayay. Gudoomiyaha cusub ee Degmada Xamar...
WAR DEG DEG: Al Shabaab oo dagaal culus ku qaaday Degmada Buulo Burde

WAR DEG DEG: Al Shabaab oo dagaal culus ku qaaday Degmada Buulo Burde

Published on Apr 19 2014 // Wararka Somalia //  1329 Reads
Dagaal xoogan, ayaa wuxuu duhurnimada maanta ah uu ka soconayaa Degmada Buulo Burde ee Gobolka Hiiraan, iyadoo dagaalka uu u dhaxeeyo Ciidamada Huwanta iyo Al Shabaab. Ciidamada Al Shabaab, ayaa maanta...
Rag lala xiriirinaayo Al Shabaab oo ay Ciidamada Puntland ka soo qab qabteen Waqooyiga Galkacyo

Rag lala xiriirinaayo Al Shabaab oo ay Ciidamada Puntland ka soo qab qabteen Waqooyiga Galkacyo

Published on Apr 19 2014 // Wararka Somalia //  1204 Reads
Ciidamada Maamul Goboleed Puntland, ayaa waxay hawlgal ballaaran ay ka sameeyeen Waqooyiga Magaalada Galkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug. Hawlgalkaan oo dhacay saacadihii ugu dambeeyay, ayaa waxa ay ka qabsoomeen...
Sarkaal ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo lagu eedeeyay mid u sabab ah dagaalkii Balcad gil gilay

Sarkaal ka tirsan Dowladda Soomaaliya oo lagu eedeeyay mid u sabab ah dagaalkii Balcad gil gilay

Published on Apr 19 2014 // Wararka Somalia //  1348 Reads
Gudoomiyaha Degmada Balcad ee Maamulka Gobolka Shabeellaha Dhexe, ayaa waxaa si kulul loogu eedeeyay in uu ka dambeeyay, dagaalkii xooganaa ee shalay Ciidamada Dowladda ku dhex maray Degmada Balcad. Dagaalkaan,...
Xoogaga Shabaab oo dagaal xoogan ku soo qaaday qaybo ka mid ah Magaalada Muqdisho

Xoogaga Shabaab oo dagaal xoogan ku soo qaaday qaybo ka mid ah Magaalada Muqdisho

Published on Apr 19 2014 // Wararka Somalia //  1406 Reads
Xoogaga Shabaab, ayaa waxay u muuqdaan kuwo doonaaya in ay fashiliyaan qorshaha uu Duqa Magaalada Muqdisho, uu isbedelka kaga hirgelinaayo ammaanka Magaalada Muqdisho. Xoogaga Al Shabaab, ayaa waxay xalay...
Barre Hiiraale oo maanta si cad u sheegay in uu la dagaalami doono Axmed Madoobe

Barre Hiiraale oo maanta si cad u sheegay in uu la dagaalami doono Axmed Madoobe

Published on Apr 19 2014 // Wararka Somalia //  1420 Reads
Korneyl Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale), ayaa wuxuu maanta shaaca ka qaaday in uu la dagaalami doono Maamulka Kmg ah ee Jubba, oo uu hogaamiyo Sheekh Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe). Korneyl Barre...
Gudoomiyaha baarlamaanka iyo wafdigiisa oo si heer sare ah Muqdisho loogu soo dhaweeyey (Daawo Sawiro)

Gudoomiyaha baarlamaanka iyo wafdigiisa oo si heer sare ah Muqdisho loogu soo dhaweeyey (Daawo Sawiro)

Published on Apr 18 2014 // Wararka Somalia //  1270 Reads
Gudoomiyaha Golaha Shacabka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayo oo maalmihii aynu kasoo gudubnay socdaal shaqo ku joogay dalka...
Dagaalyahanadii weeraray Villa Soomaaliya oo siifkooda (DNA) la baarayo

Dagaalyahanadii weeraray Villa Soomaaliya oo siifkooda (DNA) la baarayo

Published on Apr 18 2014 // Wararka Somalia //  1608 Reads
Waxaa la yiri “Siif ma guuree, suulashaa laga dayaa“, sidaasi darteed Dambi-baarayaal caalami ah oo ku taqasusey baarista xagga hidaha ama siifka dadka iyadoo la adeegsanayo aqoonta seeyniska,...
Dagaal culus oo ciidamo ka wada tirsan dowlada ku dhex maray degmada Balcad

Dagaal culus oo ciidamo ka wada tirsan dowlada ku dhex maray degmada Balcad

Published on Apr 18 2014 // Wararka Somalia //  1243 Reads
Wararka naga soo gaaraya degmada Balcad ee Gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in dagaal aad u culus uu maanta halkaasi ku dhexmaray Ciidamo ka wada tirsan dowladda Soomaaliya oo Boliis iyo Milatari...
Xog Hoose Ciidankii ka soo goostay Barre Hiiraale oo war sir ah laga helay & shirqool loo maleegay qorshaha RW

Xog Hoose Ciidankii ka soo goostay Barre Hiiraale oo war sir ah laga helay & shirqool loo maleegay qorshaha RW

Published on Apr 18 2014 // Wararka Somalia //  1611 Reads
Waxaa soo baxaya warar muujinaya in safarka ra’iisal wasaaraha Soomaaliya uu ku joogo Kismaayo ay tahay mid uu isaga u gaar ah oo dowladda gaar ahaan garabka Damjadiid ee madaxweynuhu hoggaamiyo...
War Cusub + Dhegayso: Ciidanka dawlada Siomaliya oo wadan kale ugurmanaya?

War Cusub + Dhegayso: Ciidanka dawlada Siomaliya oo wadan kale ugurmanaya?

Published on Apr 18 2014 // Wararka Somalia //  1368 Reads
Somalia ayaa la sheegay iney ka mid noqotay dalal urur goboleedka IGAD uu u magacaabay iney ciidamo nabad ilaalin ah u diraan dalka Koonfurta Suudaan oo ay ka jireen mudooyinkan dagaalo u dhexeeya dowlada...
Munaasabad gabagabo u ahayd socdaalkii shaqo ee R/Wasaaraha oo lagu qabtay Kismaayo (Daawo Sawiro)

Munaasabad gabagabo u ahayd socdaalkii shaqo ee R/Wasaaraha oo lagu qabtay Kismaayo (Daawo Sawiro)

Published on Apr 18 2014 // Wararka Somalia //  1220 Reads
Munaasabad gabogabo u aheyd socdaalkii shaqo ee Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed iyo wafdi ballaaran oo uu hogaaminayay oo maalmihii la soo...
Daawo Sawirada: Siinlaanyo oo is mooday qoyska boqortooyada iyo Al-shabaab oo ganbad ah, amin Arts.

Daawo Sawirada: Siinlaanyo oo is mooday qoyska boqortooyada iyo Al-shabaab oo ganbad ah, amin Arts.

Published on Apr 18 2014 // Wararka Somalia //  1464 Reads
Amin Arts oo maalmahani si weyn isaga soo daba ridaya sawirada farshaxanka ah ayaa sameeyey sawir la yaab leh oo Siinlaanyo muraayad isku eegaya dabadeedna ismoodo reer boqortooyo wuxuuna sidoo kale sawir...
Warshad cabitaan oo maanta laga furay Muqdisho (Daawo Sawirrada)

Warshad cabitaan oo maanta laga furay Muqdisho (Daawo Sawirrada)

Published on Apr 18 2014 // Wararka Somalia //  1341 Reads
Munaasabad lagu qabtay Hotelka City Plaza ee magaalada Muqdisho ayaa waxaa daaha looga furayay warshad Cabitaan oo laga furay magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya. Warshadaan soo saarta cabitaanka...
Madaxweynaha Kenya oo sheegay inay wada tarxiilayaan Soomaalida ku dhaqan dalka Kenya (Dhageyso)

Madaxweynaha Kenya oo sheegay inay wada tarxiilayaan Soomaalida ku dhaqan dalka Kenya (Dhageyso)

Published on Apr 18 2014 // Wararka Somalia //  1278 Reads
MadaxWeynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta oo ka hadlay xaflad tababar loogu soo xiray saraakiil boolis ah oo ka dhacday magaalada Nairobi ayaa sheegay in dadka Soomaaliyeed ee dalka Kenya ku nool ay doonayaan...
Booliska Kenya oo sheegay inay rag ka tirsan Alshabaab ku qabteen magaalada Mambasa

Booliska Kenya oo sheegay inay rag ka tirsan Alshabaab ku qabteen magaalada Mambasa

Published on Apr 18 2014 // Wararka Somalia //  1148 Reads
Booliska dalka Kenya ayaa sheegay in ay gacanta kusoo dhigeen labo qof oo ay ku eedeyeen in xarakada Al-shabaab ay u qori jireen dhalinta dalkaasi Kenya. Sida ay ciidamadu sheegeen labadaan qof ayaa ku...
Wasiirka gaashaandhiga oo ka hadlay ciidamo ka socda Uganda oo shalay la keenay Muqdisho

Wasiirka gaashaandhiga oo ka hadlay ciidamo ka socda Uganda oo shalay la keenay Muqdisho

Published on Apr 18 2014 // Wararka Somalia //  1129 Reads
Wasiirka gaashaandhiga dowlada federaalka ah ee Soomaalia Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa sheegay inay ka war hayaan ciidamada Muqdisho loo kenay ilaalinta xarumaha Qaramada Midoobay. Wasiirka ayaa tilmaamay...
Faah faahin dheeraada oo ka soo baxaysa dagaal culus oo shalay ka dhacay duuleedka Baydhabo

Faah faahin dheeraada oo ka soo baxaysa dagaal culus oo shalay ka dhacay duuleedka Baydhabo

Published on Apr 18 2014 // Wararka Somalia //  1141 Reads
Dagaal geestay qasaare isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa shalay gelinkii dambe ka dhacay duleedka magaalada Baydhabo, kadib markii wadada u galeen dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab gaadiid ay wateen...
Soomaaliya oo ka mid noqotay wadamada ciidamada u diraya Koonfurta Suudaan

Soomaaliya oo ka mid noqotay wadamada ciidamada u diraya Koonfurta Suudaan

Published on Apr 18 2014 // Wararka Somalia //  1139 Reads
War ka soo baxay Xarunta Urur Goboleedka IGAD ayaa lagu sheegay in ciidamo ka socda ilaa shan dal oo ka tirsan IGAD, kuna jirto Soomaaliya ay ciidamo u dirayaan dalka Koofurta Sudan, si ay u dejiyaan xaalada...
Muungaab oo sheegay hadal ay u riyaaqeen Shacabka ku dhaqan caasimada Soomaaliya

Muungaab oo sheegay hadal ay u riyaaqeen Shacabka ku dhaqan caasimada Soomaaliya

Published on Apr 18 2014 // Wararka Somalia //  1270 Reads
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Xasan Max’ed Xuseen Muungaab ayaa ka dalbaday dadka ku dhaqan magaalada Muqdisho in Maamulkiisa ay ku gacansiiyaan ka hortagga Kooxo Al Shabaab oo uu...
Dhageyso Gudoomiyaha Degmada Marka oo difaacaya dhib ay geesteen ciidamada AMISOM.

Dhageyso Gudoomiyaha Degmada Marka oo difaacaya dhib ay geesteen ciidamada AMISOM.

Published on Apr 18 2014 // Wararka Somalia //  1142 Reads
Xilli shalay qarax miino uu ka dhacay magaalada Marka oo khasaaro ka dhashay ayaa waxa arintaasi ka hadlay maamulka dawlada ugu magacaaban degmada Marka. Maxamed Cusmaan Cali (Yariisoow) oo ah gudoomiyaha...
Dhageyso Faarax Macalin oo sheegay inuusan dhag shalaq u sii doonin booliska dalka Kenya.

Dhageyso Faarax Macalin oo sheegay inuusan dhag shalaq u sii doonin booliska dalka Kenya.

Published on Apr 18 2014 // Wararka Somalia //  1202 Reads
Farah Macallin oo ahaan jiray guddoomiye ku xigeenkii Barlamaanka Kenya, ahna siyaasi dhaliila dawladda oo si cad u cambaareeya dagaalka kenya ay sheegto in ay kula jirto argagixisada ayaa maalmahan si...
Qaramada Midoobe oo soo dhaweysay dadaalada nabadeed ee ka socda magaalada Kismaayo.

Qaramada Midoobe oo soo dhaweysay dadaalada nabadeed ee ka socda magaalada Kismaayo.

Published on Apr 18 2014 // Wararka Somalia //  1108 Reads
Qaramada Midoobe ayaa soo dhaweysay dadaalada nabadeed ee uu Kismaayo ka wado Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya,waxaan mas’uul u hadlay uu sheegay in qorsha uu hoggaanka u yaho Cabdiweli Sheekh inuu...
Shir dib u heshiisiineed oo lagu qabanayo magaalada Kismaayo

Shir dib u heshiisiineed oo lagu qabanayo magaalada Kismaayo

Published on Apr 18 2014 // Wararka Somalia //  1115 Reads
Shirkii dib u heshiisinta wajigiisa labaad ayaa ka furmi doona magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubada hoose kaaso la sheegay in la isgu keenayo dadka degga gobollada Jubbooyinka iyo Gedo. Raysul...
Daawo Video: Afar nin oo caan ka ahaa Koonfur Africa oo lagu qabtay dalka Kenya

Daawo Video: Afar nin oo caan ka ahaa Koonfur Africa oo lagu qabtay dalka Kenya

Published on Apr 18 2014 // Wararka Somalia //  1278 Reads
Afar dhalinyaro Soomaali oo ka soo qaxay dalka South Africa ayaa waxaa la sheegay inay gacanta ay ku dhigeen booliiska dalka Kenya xilli ay damacsanaayeen dhalinyaradaas Soomaaliyeed inay si sharci daro...
Hooyo Somaliyeed oo maanta u geeriyootay jirdil xoogan oo ay u geysteen Ciidamada Kenya

Hooyo Somaliyeed oo maanta u geeriyootay jirdil xoogan oo ay u geysteen Ciidamada Kenya

Published on Apr 17 2014 // Wararka Somalia //  1977 Reads
Mid ka mid ah hooyooyinka Somaliyeed ee sida xun leh loogu jirdilay xaafada Islii ee Magaalada Nairobi, ayaa waxay maanta ku geeriyootay Garoonka diyaaradaha ee Nairobi, mar la doonaayay in loo celiyo...
Daawo Sawirada: Dadkii laga soo tarxiilay dalka Kenya sida loogu soo dhaweeyay XaMar

Daawo Sawirada: Dadkii laga soo tarxiilay dalka Kenya sida loogu soo dhaweeyay XaMar

Published on Apr 17 2014 // Wararka Somalia //  1971 Reads
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgeshiga H.E. Buri’ Mohamed Hamza ayaa maanta ku soo dhoweeyay Caasimadda Muqdisho 91 ruux oo muwaadiniin Soomaali ah oo ku noolaa Magaalada Nairobi...

Random Video

Sheeko Gaaban - Rajactu

Facebook