Arimaha Bulshada & Caalamka



Goobaha Shiishada Sacuudiga oo dumarka maxram u shardiyay

Goobaha Shiishada Sacuudiga oo dumarka maxram u shardiyay

Published on Apr 24 2014 // Arimaha Bulshada & Caalamka //  1332 Reads
Dumarka waddamada Carabta ayaa si weyn u adeegsada Shiishada. Khasab miyaa inuu maxram la socdo dumarka markay doonayaan inay shiisho cabaan? Doodan ayaa ka socotay baraha internet-ka ee ay bulshada ku...
DAAWO: Barnaamij looga hadlayo isbedalka degmooyinka gobalka Banaadir iyo Horumarka Muqdisho “Muuqaal Cusub”

DAAWO: Barnaamij looga hadlayo isbedalka degmooyinka gobalka Banaadir iyo Horumarka Muqdisho “Muuqaal Cusub”

Published on Apr 24 2014 // Arimaha Bulshada & Caalamka //  1371 Reads
WARBIXIN: Maraykanka oo ka xun heshiiska Falastiin

WARBIXIN: Maraykanka oo ka xun heshiiska Falastiin

Published on Apr 24 2014 // Arimaha Bulshada & Caalamka //  1364 Reads
Xamas iyo Ra’iisul wasaaraha Falastiiniyiinta oo heshiiyay Afhayeenka waaxda arimaha dibadda ee Mareykanka Jen Psaki, ayaa sheegtay inay ka niyad jabeen shaacinta heshiiska, waxayna ku andacootay...
DAAWO: Hooyo Soomaaliyeed oo ilmadu ay ka joogsan waysay xili laga qaadayay waraysi “VEDIO”

DAAWO: Hooyo Soomaaliyeed oo ilmadu ay ka joogsan waysay xili laga qaadayay waraysi “VEDIO”

Published on Apr 24 2014 // Arimaha Bulshada & Caalamka //  1658 Reads
 
Maraykanka ayaa ku tala jira in uu Masar siiyo dayuurado helikobtaro ah, noocooduna yahay Abaaji.

Maraykanka ayaa ku tala jira in uu Masar siiyo dayuurado helikobtaro ah, noocooduna yahay Abaaji.

Published on Apr 23 2014 // Arimaha Bulshada & Caalamka //  1199 Reads
  Wasaaradda gaashaandhiga Maraykanka ayaa shaacisay in ay dhowaan guddoonsiin doonto mas’uuliyiinta Masar toban dayuuradood oo helikobtaro ah, noocooduna yahay Abatji si ay ciidamada Masaarida awood...
Dalka Maraykanka nin boolis ah ayaa toogasho ku dilay eedaysane ku sugnaa hoolka maxkamad ku taala gobolka Yuutah .

Dalka Maraykanka nin boolis ah ayaa toogasho ku dilay eedaysane ku sugnaa hoolka maxkamad ku taala gobolka Yuutah .

Published on Apr 22 2014 // Arimaha Bulshada & Caalamka //  1466 Reads
  Nin boolis ah ayaa rasaas huwiyay eedaysane ku sugnaa maxkamad, waxa uuna ku dhuftay ilaa siddeed xabadood. Goob-joogayaal ku sugnaa goobta maxkamadda ayaa sheegay in ninka booliiska uu rasaasta ku...
Madaxweyne ku xigeenka USA oo booqanayo wadanka Ukraine – WARBIXIN

Madaxweyne ku xigeenka USA oo booqanayo wadanka Ukraine – WARBIXIN

Published on Apr 22 2014 // Arimaha Bulshada & Caalamka //  1163 Reads
Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka Joe Baiden ayaa booqanayo Ukraine Madaxweyne ku xigeenka Maraykanka Joe Baiden ayaa kulan la yeelan doono madaxda KMG ee Ukraine. Waxaa uu taageero u muujinayaa dowladda...
Hinaase… Jacayl mise kalsooni daro iyo shaki is biirsaday.!

Hinaase… Jacayl mise kalsooni daro iyo shaki is biirsaday.!

Published on Apr 21 2014 // Arimaha Bulshada & Caalamka //  1344 Reads
Hinaasuhu ama maseyrku waa sifo iyo dabeecad ka mida dabeecadaha ilaahay ku abuuray bini aadamka. Ilahaay subxaanahu watacalaa wuu qiiroodaa wuxuu ka qiiroodaa marka wuxuu xarimay la dhex dabaasho.muminkuna...
Madaxwayne ku xigeenka Maraykanka Joe Biden ayaa booqasho ugu kicitimay Yukrayn si uu wada hadalo ula soo yeesho mas’uuliyiinta dalkaasi.

Madaxwayne ku xigeenka Maraykanka Joe Biden ayaa booqasho ugu kicitimay Yukrayn si uu wada hadalo ula soo yeesho mas’uuliyiinta dalkaasi.

Published on Apr 21 2014 // Arimaha Bulshada & Caalamka //  1259 Reads
Hadal laga soo saaray Aqalka Cad ee Maraykanka ayaa lagu sheegay in madaxwayne ku xigeenka Maraykanka Joo Baydhan uu booqasho ugu kicitimay Yukrayn si uu ugu xaqiijiyo mas’uuliyiinta dalkaasi dadaalada...
Daawo Sawirada: Fanaanada Hibo Nuura oo loo sagootiyey qaab qaran oo aad u qurux badan

Daawo Sawirada: Fanaanada Hibo Nuura oo loo sagootiyey qaab qaran oo aad u qurux badan

Published on Apr 18 2014 // Arimaha Bulshada & Caalamka //  1543 Reads
Munaasabad lagu sagootinayay Fanaanadda weyn ee Hibo Max’ed Nuur Huddoon “Hibo Nuura” oo ay ka qeyb galeen mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federalka ah ee Soomaaliya ayaa xalay...
Video: Fadlan Hadawan Muqaalkaan hadii adan awoodin “Dumarka uurkale iyo caruurta waa ka mamunuuc…

Video: Fadlan Hadawan Muqaalkaan hadii adan awoodin “Dumarka uurkale iyo caruurta waa ka mamunuuc…

Published on Apr 18 2014 // Arimaha Bulshada & Caalamka //  1929 Reads
Daawo muqaalka Fadlan digniin waxaan idinka digeynaa dadka aadka u beerka jilcan in ayna dawan flimkaan xanuunka badan oo inta badan la kulmo dhibaatooyinka wadada. Hadaba hadii aad tahay qof ku nool wadamada...
Arxan daranaa: Dhageyso Wiil Soomaaliyeed oo Tooreey ku dilay hooyadiis

Arxan daranaa: Dhageyso Wiil Soomaaliyeed oo Tooreey ku dilay hooyadiis

Published on Apr 18 2014 // Arimaha Bulshada & Caalamka //  1572 Reads
Wiil Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Fu’aad Maxamed ayaa la sheegay in hooyadiis uu Midi la dhacay ilaa ay ka geeriyooto. Wiilkaan oo 20 sano jir ah ayaa markii uu dilay hooyadiis oo 42 jir ah ka...
Daawo Video laga soo qaaday Gabdho Somali Mataano ah oo lagu arkay Mucjisooyin layaab leh

Daawo Video laga soo qaaday Gabdho Somali Mataano ah oo lagu arkay Mucjisooyin layaab leh

Published on Apr 18 2014 // Arimaha Bulshada & Caalamka //  1626 Reads
Waxanu halkan idin kugu soo Gudbineynaa Muuqaalka gabdho mataana ah oo ku nool duleedka Magaalada Hargeysa, isla markaana leh mucjisooyin aan abid lagu arag dhulka Soomaalida, ayadoo waqti hore ay Nabadbile.com...
Gabriyel Garsia Markuez oo ahaa qoraa Caalami ah, una dhashay dalka Kolombiya ayaa ku geeriyooday dalka Meksiko isagoo da’diisu ahayd 83.

Gabriyel Garsia Markuez oo ahaa qoraa Caalami ah, una dhashay dalka Kolombiya ayaa ku geeriyooday dalka Meksiko isagoo da’diisu ahayd 83.

Published on Apr 18 2014 // Arimaha Bulshada & Caalamka //  1175 Reads
  Garsia Markuez ayaa loo aqoonsanaa in uu ka mid yahay qorayaasha ugu wanaagsan ee Afka Isbaanishka wax ku alifa. Garsia Markues ayaa qoray buugii cinwaankiisu ahaa Boqolkii Sannadood ee go’doonka,...
Hogaamiyaha falaagada South Suudaan Riyak Mashaar ayaa sheegay in uu sii socon doono dagaalka ka oogan dalkaasi tan iyo inta laga ridayo Salfakiir.

Hogaamiyaha falaagada South Suudaan Riyak Mashaar ayaa sheegay in uu sii socon doono dagaalka ka oogan dalkaasi tan iyo inta laga ridayo Salfakiir.

Published on Apr 16 2014 // Arimaha Bulshada & Caalamka //  1387 Reads
  Hogaamiyaha falaagada South Suudaan Riyak Mashaar ayaa ku adkaystay in aanu joogsan doonin dagaalka ka oogan dalkaasi tan iyo inta laga ridayo madaxwaynaha Konfurta Sudan Salfakiir Miyardet, isagoo...
Faahfaahin ka soo baxaysa Meydad laga helay xeebaha Kuuriyada Koonfureed

Faahfaahin ka soo baxaysa Meydad laga helay xeebaha Kuuriyada Koonfureed

Published on Apr 16 2014 // Arimaha Bulshada & Caalamka //  1336 Reads
  Wararka ka imaanaya Kuuriyada Konfureed ayaa sheegaya in ciidamada badda dalkaasi ay heleen maydka 2 ruux halka la la’ yahay arday ay tiradoodu dhan tahay 300 Warbaahinta Kuuriyada Konfureed ayaa...
Madaxtooyada dalka Yaman ayaa si kulul u weeraray xisbiga Al-tajamuc Al-Islaaxi oo ah garabka siyaasadeed ee Akhwaanul Muslimiinka Yaman.

Madaxtooyada dalka Yaman ayaa si kulul u weeraray xisbiga Al-tajamuc Al-Islaaxi oo ah garabka siyaasadeed ee Akhwaanul Muslimiinka Yaman.

Published on Apr 14 2014 // Arimaha Bulshada & Caalamka //  1334 Reads
Af-hayeen u hadlay madaxtooyada Yaman ayaa ku eedeeyay xisbiga Al-Tajamuc Al-Islaaxi in ay u ooman yihiin dhiig ay  daadiyaan, waxaana uu ugu baaqay in ay xubnaha xisbigaasi ka noqdaan afkaartooda qalafsan...
Ciidamada Isra’iil ayaa ku xoomay saaka waaberigii masjidka barakaysan ee Al-Aqsaa xili ay ku tukanayeen dad door ah.

Ciidamada Isra’iil ayaa ku xoomay saaka waaberigii masjidka barakaysan ee Al-Aqsaa xili ay ku tukanayeen dad door ah.

Published on Apr 13 2014 // Arimaha Bulshada & Caalamka //  1627 Reads
  Booliiska Isra’iil ayaa la sheegayaa in ay saaka waaberigii ku xoomeen masjidka Al-Aqsaa , halkaasoo ay qal-qal ugu geysteen dad ku tukanayay. Idaacadaha maxaliga ah ee ku yaala magaalada Qudus...
Talyaaniga ayaa sheegay in ay bad-baadiyeen tahriibayaal gaaraya 896 qof, kuwaasoo doonayay in ay ka soo talaabaan badda Medataraaniyanka.

Talyaaniga ayaa sheegay in ay bad-baadiyeen tahriibayaal gaaraya 896 qof, kuwaasoo doonayay in ay ka soo talaabaan badda Medataraaniyanka.

Published on Apr 11 2014 // Arimaha Bulshada & Caalamka //  1583 Reads
  Xukuumadda Talyaaniga ayaa sheegtay in ciidamadooda badda ay bad-baadiyeen 24kii saac ee la soo dhaafay tahriibayaal tiradoodu dhan tahay 896, kuwaasoo doonayay in ay dhinaca badda ugu soo gudbaan...
Gabar Soomaaliyeed oo ka sheekeysan qiso xanuun leh oo ku dhacday – Akhriso warqad ay soo dirtay

Gabar Soomaaliyeed oo ka sheekeysan qiso xanuun leh oo ku dhacday – Akhriso warqad ay soo dirtay

Published on Apr 11 2014 // Arimaha Bulshada & Caalamka //  11,071 Reads
FARIINTA AY SOO DIRTAYB GABAR LAGU MAGACAABO ZAMZAM: Asc, magacaygu waa zamzam, walaal aniga qiso xun ayaa igu dhacday, aniga waan niyad jabay runtii, warqadaan waxaan usoo diray gabdhaha somaliyed in...
Qormo Cajiib leh: Calankeygoow Ciil kama koroow Goormaad i Ciil tireysaa. BY: Wariye Kolombo

Qormo Cajiib leh: Calankeygoow Ciil kama koroow Goormaad i Ciil tireysaa. BY: Wariye Kolombo

Published on Apr 11 2014 // Arimaha Bulshada & Caalamka //  1604 Reads
Saaxibayaal Kelmadahan waxey ka mid ahaayeen Halheys uu aad ugu cel celin jirey isagoo Indhahiisa ay Ilmo ka socoto Nin la yiraahdo Cali Faarax Siyaad oo ka mid ahaan jirey Ciyaartoydii Xulka Qaranka Kubada...
DAAWO: Hooyo Uur leh oo sameyneysa wax aan caqliga gali karin

DAAWO: Hooyo Uur leh oo sameyneysa wax aan caqliga gali karin

Published on Apr 09 2014 // Arimaha Bulshada & Caalamka //  11,181 Reads
Waa hooyo uur leh oo sida ay u aalamiinteyneyso dadka ay la wada yaabeen, Sawirrada laga soo qaaday ayaa muujinaya iyada oo biraha lagu jimicsado kor u qaadayso. Hooyooyin badan ayaa la yaabay waxaana...
Daawo: Gabar ceebeysay ururka Olombikada Soomaaliyeed “Waa dad ku shaqeysta carruurta oo aan xaqooda siinin”

Daawo: Gabar ceebeysay ururka Olombikada Soomaaliyeed “Waa dad ku shaqeysta carruurta oo aan xaqooda siinin”

Published on Apr 07 2014 // Arimaha Bulshada & Caalamka //  1828 Reads
Gabadhan fadeexadeysay ururka ciyaartoyda Olombikada Soomaaliyeed waxa ay sheegtay in walaasheed Saamiya ay u geeriyootay daryeel la’aan isla markaana Ururka Olombikada ay yihiin dad xaaraan cunayaal...
Nin dumarka isku ekeysiin jiray oo maanta Muqisho lagu xukumay(Dhacdo La Yaab Leh)!

Nin dumarka isku ekeysiin jiray oo maanta Muqisho lagu xukumay(Dhacdo La Yaab Leh)!

Published on Apr 07 2014 // Arimaha Bulshada & Caalamka //  11,022 Reads
Maxkamada Ciidamada Qalabka Sida ee dowladda ayaa waxay maanta xukun shan sano oo xarig ah, ay ku xukuntay Maxamed Xareed oo ka tirsan dadka reer Muqdisho. Maxamed Xareed, ayaa isagoo isu ekeysiinaayo...
Daawo Sawirrada:- Yaxaas dad cun ahaa oo markii dambe gacanta lagu dhigay

Daawo Sawirrada:- Yaxaas dad cun ahaa oo markii dambe gacanta lagu dhigay

Published on Apr 07 2014 // Arimaha Bulshada & Caalamka //  11,079 Reads
Yaxaaskan oo cunay dad gaaraya lix qof ayaa ugu dambeyn lagu guuleystay in gacanta lagu dhigo kaasoo lagu arkay wadanka Uganda meel kamid ah oo la yiraahdo Fiktooriya. Hoos ka daawo Sawirrada:  
10 Arrimood oo gacaliyahaaga haddii aad ula timaado oo ka maqsuudayo dumar-ahaanshiyahaaga

10 Arrimood oo gacaliyahaaga haddii aad ula timaado oo ka maqsuudayo dumar-ahaanshiyahaaga

Published on Apr 05 2014 // Arimaha Bulshada & Caalamka //  11,166 Reads
Ninku wuxuu Jecelyahay gabadh FAHANTA doorka uu Illaahay SWT u xilsaaray xanaanaynta odaygeeda iyo dhawrista gurigeedaba -IXTIRAAM: Ninku wuxu jecelyahay gabadh garasho leh, Isla markaana IXTIRAAMTA dareenkiisa...
Faa’iido iyo Khasaare haweenka garoobka ah(Halkan ka akhriso)

Faa’iido iyo Khasaare haweenka garoobka ah(Halkan ka akhriso)

Published on Apr 05 2014 // Arimaha Bulshada & Caalamka //  11,241 Reads
Haweenka garoobka ah guurkeeda wuxuu leeyahay faa’ido iyo khasaaro marka hore waxay ku xiran tahay naagta garoobta waxa loo soo furay, haddii loo soo furay ceeb ama xumaan ay wadato inta badan kama...
DAAWO: Gabar Soomaaliyeed oo ilmada ay ka qubaneyso nasiib darrada Soomaalida darteed!!

DAAWO: Gabar Soomaaliyeed oo ilmada ay ka qubaneyso nasiib darrada Soomaalida darteed!!

Published on Apr 04 2014 // Arimaha Bulshada & Caalamka //  11,602 Reads
Gabar Soomaaliyeed oo aynu u maleyneyno inay ku nooshahay wadamada Yurub ayaa fariim muuqaal ah oo ay soo dirtay kaga hadashay iyada oo aad u ilmeyneysa nasiib darrada dadka Soomaaliyeed ku dhacday. Sida...
DAAWO: Amiin Caamir oo sawir-gacmeed ku kashifay siyaasadda dahsoon ee Shariif Xasan – Baydhabo

DAAWO: Amiin Caamir oo sawir-gacmeed ku kashifay siyaasadda dahsoon ee Shariif Xasan – Baydhabo

Published on Apr 02 2014 // Arimaha Bulshada & Caalamka //  11,593 Reads
Farshaxamiiste Amiin Caamir ayaa sawir cajiib leh ku cabiray qorshaha uu wato Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ah mudane  ka tirsan baarlamaanka Soomaaliya ee ku aadna arrinta magaalada Baydhabo. Waxa uu...
“Waan ku jeclahay” Oraah qalbiyo fara badan saameysay bur-burisayna hamigoodii Jacayl!!

“Waan ku jeclahay” Oraah qalbiyo fara badan saameysay bur-burisayna hamigoodii Jacayl!!

Published on Apr 01 2014 // Arimaha Bulshada & Caalamka //  1957 Reads
Inta badan dhalinyarada Soomaaliyeed waxa ay si kaftan ah u adeegsadaan kelmada “wan ku jeclahay “ oo ah kelmada aad u culus isla markaana fariin adag u dirta qalbiga qofka lagu yiraahdo oraahdaas...

Random Video

Faaliyaha Qaranka by Ajakis - ila qosol

Facebook