More news



Hooyo Somaliyeed oo maanta u geeriyootay jirdil xoogan oo ay u geysteen Ciidamada Kenya

Hooyo Somaliyeed oo maanta u geeriyootay jirdil xoogan oo ay u geysteen Ciidamada Kenya

Published on Apr 17 2014 // Wararka Somalia //  1419 Reads
Mid ka mid ah hooyooyinka Somaliyeed ee sida xun leh loogu jirdilay xaafada Islii ee Magaalada Nairobi, ayaa waxay maanta ku geeriyootay Garoonka diyaaradaha ee Nairobi, mar la doonaayay in loo celiyo...
Daawo wararkii maanta ka baxay Universal TV oo xiiso leh iyo guud ahaan Somaliya by Tolwaaye

Daawo wararkii maanta ka baxay Universal TV oo xiiso leh iyo guud ahaan Somaliya by Tolwaaye

Published on Apr 17 2014 // News Video //  1233 Reads
Wararkii maanta ka baxay Universal TV oo xiiso leh iyo dhacdooyinkii maanta ee guud ahaan Somaliya….
Daawo Sawirada: Dadkii laga soo tarxiilay dalka Kenya sida loogu soo dhaweeyay XaMar

Daawo Sawirada: Dadkii laga soo tarxiilay dalka Kenya sida loogu soo dhaweeyay XaMar

Published on Apr 17 2014 // Wararka Somalia //  1468 Reads
Wasiiru dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgeshiga H.E. Buri’ Mohamed Hamza ayaa maanta ku soo dhoweeyay Caasimadda Muqdisho 91 ruux oo muwaadiniin Soomaali ah oo ku noolaa Magaalada Nairobi...
Agaasimaha Hay’adda WFP ee Somaliya oo maanta tagey XaMar (Daawo Sawirada)

Agaasimaha Hay’adda WFP ee Somaliya oo maanta tagey XaMar (Daawo Sawirada)

Published on Apr 17 2014 // Wararka Somalia //  1243 Reads
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgeshiga H.E. Dr. Abdirahman Dualeh Beileh ayaa maanta ku qaabilay Xafiiskiisa Wafdi uu hogaaminayo Stefano Porretti oo ah Wakiilka ahna agaasimaha u qaabilsan...
WAR DEG DEG: Soomaali laga soo celiyay dalka Kenya oo galabta ka degay Garoonka Aadan Cadde

WAR DEG DEG: Soomaali laga soo celiyay dalka Kenya oo galabta ka degay Garoonka Aadan Cadde

Published on Apr 17 2014 // Wararka Somalia //  1657 Reads
Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa galabta ka soo caga dhigatay diyaarad siday dad tarxiil ah, oo laga soo celiyay dalka Kenya. Diyaaradaan, ayaa waxaa la socday 91 ruux...
Ciidamada Dowladda oo gaari dagaal looga gubay dagaal xoogan oo ay maanta la galeen Al Shabaab

Ciidamada Dowladda oo gaari dagaal looga gubay dagaal xoogan oo ay maanta la galeen Al Shabaab

Published on Apr 17 2014 // Wararka Somalia //  1865 Reads
Gaari dagaal ayaa waxaa maanta laga gubay Ciidanka Xooga Dalka, kadib markii ay dagaal xoogan ku soo qaadeen dagaal-yahanada Ururka Al Shabaab, ee Gobolka Baay ka dagaalama. Xoogaga Shabaab, ayaa deegaanka...
Abaan Duulaha Ciidanka Xooga Dalka oo gaaray Magaalada Kismaayo, si uu u qal qaaliyo Barre Hiiraale

Abaan Duulaha Ciidanka Xooga Dalka oo gaaray Magaalada Kismaayo, si uu u qal qaaliyo Barre Hiiraale

Published on Apr 17 2014 // Wararka Somalia //  1752 Reads
Abaan Duulaha Ciidanka Xooga Dalka General C/risaaq Khaliif Cilmi, ayaa wuxuu maanta uu si kedis ahayd uu ku tagey Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose. Abaan Duulaha, ayaa u amba baxay...
Golaha Wasiirada oo maanta magacaabay Guddi culus

Golaha Wasiirada oo maanta magacaabay Guddi culus

Published on Apr 17 2014 // Wararka Somalia //  1333 Reads
Gollaha Wasiiradda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoominayey Ra’iisul Wasaare ku xigeenka ahna Wasiirka Diinta iyo Awqaafta mudane Ridwaan...
Barre Hiiraale oo iska diiday qorshe uu ula yimid Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya

Barre Hiiraale oo iska diiday qorshe uu ula yimid Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya

Published on Apr 17 2014 // Wararka Somalia //  1593 Reads
Korneyl Barre Aadan Shire (Barre Hiiraale), ayaa wuxuu iska diiday qorshe uu ula yimid Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, oo uu ku doonaayay, sidii leeskugu soo dhawayn lahaa Barre Hiiraale iyo Sheekh...
Gudoomiyihii Degmada Dayniile oo xil ka qaadis lagu sameeyay

Gudoomiyihii Degmada Dayniile oo xil ka qaadis lagu sameeyay

Published on Apr 17 2014 // Wararka Somalia //  1340 Reads
Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, ayaa wuxuu markaan uu xil ka qaadis ku sameeyay Gudoomiyihii Degmada Dayniile Xiireey Muxudiin Cumar. Digreeto laga soo saaray Xafiiska...
Jawaari oo la kulmay Soomaalida ku dhaqan Wadanka ITALY

Jawaari oo la kulmay Soomaalida ku dhaqan Wadanka ITALY

Published on Apr 17 2014 // Wararka Somalia //  1232 Reads
Gudoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo wafdi uu hogaaminayo ay ku suganyihiin dalka Talyaaniga, ayaa xalay magaalada Rome kulan kula qaatay Jaalliyadda...
Ciidan ka socdo Qaramada Midoobe oo ka degay Garoonka Aadan Cadde

Ciidan ka socdo Qaramada Midoobe oo ka degay Garoonka Aadan Cadde

Published on Apr 17 2014 // Wararka Somalia //  1417 Reads
60 askari oo horudhac u ah 400 oo askari oo ilaalin doono Xarumaha Qaramada Midoobe, ay ku lee dahay Magaalada Muqdisho, ayaa waxay ka deggeen Garoonka Aadn Cadde. Ciidamadaan oo u dhashay dalka Uganda,...
Daawo wararkii maanta ka baxay Universal TV oo xiiso leh iyo guud ahaan Somaliya by Tolwaaye

Daawo wararkii maanta ka baxay Universal TV oo xiiso leh iyo guud ahaan Somaliya by Tolwaaye

Published on Apr 16 2014 // News Video //  1381 Reads
Wararkii maanta ka baxay Universal TV oo xiiso leh iyo dhacdooyinkii maanta ee guud ahaan Somaliya….
Al Shabaab oo caawa weerartay Sarkaal ka tirsan Dowladda, una geysatay dhaawac daran

Al Shabaab oo caawa weerartay Sarkaal ka tirsan Dowladda, una geysatay dhaawac daran

Published on Apr 16 2014 // Wararka Somalia //  1833 Reads
Xoogag hubeysan, ayaa waxay caawa weerarayn Afhayeenkii Maamulka Degmada Afgooye Maxamed Sheekh Cali (Dhaga-cadde), xilli uu ku sugnaa xaafada Xaawo Taako ee Degmada Afgooye. Xoogagaan, ayaa rasaas xoogan...
Ra’iisal Wasaaraha oo dhiira geliyay Ciidamada lagu tababaraayo Kismaayo (Daawo Sawirada)

Ra’iisal Wasaaraha oo dhiira geliyay Ciidamada lagu tababaraayo Kismaayo (Daawo Sawirada)

Published on Apr 16 2014 // Wararka Somalia //  1597 Reads
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiweli Sheekh Axmed Maxamed ayaa maanta ku booqday xero tababar uga soconayay ciidamo ka tirsan maamulka Jubba, waxaana Ra’iisul...
Hogaamiyaha falaagada South Suudaan Riyak Mashaar ayaa sheegay in uu sii socon doono dagaalka ka oogan dalkaasi tan iyo inta laga ridayo Salfakiir.

Hogaamiyaha falaagada South Suudaan Riyak Mashaar ayaa sheegay in uu sii socon doono dagaalka ka oogan dalkaasi tan iyo inta laga ridayo Salfakiir.

Published on Apr 16 2014 // Arimaha Bulshada & Caalamka //  1268 Reads
  Hogaamiyaha falaagada South Suudaan Riyak Mashaar ayaa ku adkaystay in aanu joogsan doonin dagaalka ka oogan dalkaasi tan iyo inta laga ridayo madaxwaynaha Konfurta Sudan Salfakiir Miyardet, isagoo...
Faahfaahin ka soo baxaysa Meydad laga helay xeebaha Kuuriyada Koonfureed

Faahfaahin ka soo baxaysa Meydad laga helay xeebaha Kuuriyada Koonfureed

Published on Apr 16 2014 // Arimaha Bulshada & Caalamka //  1235 Reads
  Wararka ka imaanaya Kuuriyada Konfureed ayaa sheegaya in ciidamada badda dalkaasi ay heleen maydka 2 ruux halka la la’ yahay arday ay tiradoodu dhan tahay 300 Warbaahinta Kuuriyada Konfureed ayaa...
Afar asakri oo maanta lagu xukumay Magaalada Muqdisho

Afar asakri oo maanta lagu xukumay Magaalada Muqdisho

Published on Apr 16 2014 // Wararka Somalia //  1618 Reads
Maxkamada Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya, ayaa waxay maanta xukuno ay ku riday afar askari oo ka mid ah Ciidamada Dowladda Federalka ee Soomaaliya. Askartaan, ayaa waxaa lagu eedeeyay in ay xilliyada...
Banaanbax maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo fariin loo diray Dowladda Xasan Sheekh

Banaanbax maanta ka dhacay Magaalada Muqdisho iyo fariin loo diray Dowladda Xasan Sheekh

Published on Apr 16 2014 // Wararka Somalia //  11,395 Reads
Dadweyne ka xumaaday dagaalada Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir, ayaa waxay maanta banaanbax ka dhigeen Jidka Warshadaha ee Magaalada Muqdisho. Banaanbaxaan, ayaa ka dambeeyay markii Ciidan ka wada...
WAR DEG DEG: Madaxweynaha Somaliya oo ka hadlay xurgufta u dhaxeyso Somaliland & Puntland

WAR DEG DEG: Madaxweynaha Somaliya oo ka hadlay xurgufta u dhaxeyso Somaliland & Puntland

Published on Apr 16 2014 // Wararka Somalia //  1787 Reads
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa ku baaqay in si nabad ah xalka lagu raadiyo, xiisada ka taagan Degmada Taleex ee Gobolka Sool. Madaxweynaha wuxuu yiri...
Arooska Jamiila Xasan Garruun iyo Abdifitah Haji Tigle oo noqday mid aan la arag, Lana maqlin.

Arooska Jamiila Xasan Garruun iyo Abdifitah Haji Tigle oo noqday mid aan la arag, Lana maqlin.

Published on Apr 16 2014 // Fanka iyo Suugaanta //  19,377 Reads
Arooska Qarniga – Magaalada London ee xarunta wadanka UK ayaa waxaa ku aqal-galay Abdifitah Haji Tigle iyo Jamiila Xasan Garruun oo iyadu ka mid ah wariyayaasha TVga caalamiga ah ee Universal TV....
Somaliland oo wada hadalo kula jirta Siyaasiga Cali Khaliif Galeyr (Daawo Sawirada)

Somaliland oo wada hadalo kula jirta Siyaasiga Cali Khaliif Galeyr (Daawo Sawirada)

Published on Apr 16 2014 // Wararka Somalia //  11,487 Reads
Somaliland, ayaa waxaa xilligaan soo shaac baxeyso in ay wada hadalo kula jirto Xildhibaan Dr. Cali Khaliif Galeyr, oo ka mid ah Xildhibaanada Baarlamaanka Soomaaliya, balse deegaan ahaan ka soo jeeda...
Yaa hogaaminaayay Ciidamadii Dowladda ee shalay lagu soo celiyay Magaalada Kismaayo?

Yaa hogaaminaayay Ciidamadii Dowladda ee shalay lagu soo celiyay Magaalada Kismaayo?

Published on Apr 16 2014 // Wararka Somalia //  11,368 Reads
Faah faahin dheeraad ah, ayaa waxaa laga helayaa cidii hogaamineysay askartii Dowladda, ee horey looga saaray Magaalada Kismaayo, balse shalay dib loogu soo celiyay Kismaayo. Shalay waxaa Kismaayo lagu...
Mooshin ka dhan ah qaadka laga keeno Kenya oo la horgeynaayo Baarlamaanka Soomaaliya

Mooshin ka dhan ah qaadka laga keeno Kenya oo la horgeynaayo Baarlamaanka Soomaaliya

Published on Apr 16 2014 // Wararka Somalia //  1900 Reads
Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya, ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in Xildhibaanada Baarlamaanka qaarkood ay wadaan, dadaalo mooshin ka dhan ah qaadka Kenya, lagu horgeynaayo Baarlamaanka Soomaaliya. Inkastoo...
Dagaal xoogan oo ka dhacay xaafada Via Afmadow ee Magaalada Kismaayo

Dagaal xoogan oo ka dhacay xaafada Via Afmadow ee Magaalada Kismaayo

Published on Apr 16 2014 // Wararka Somalia //  1721 Reads
Dagaal xoogan, ayaa xalay ka dhacay Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, kadib markii weerar lagu soo qaaday fariisimaha Ciidamada Amisom ku lee yihiin xaafada Via Afmadow. Dagaalkaan,...

More Categories

Random Video

Faaliyaha Qaranka by Ajakis - ila qosol

Facebook