Seddex xubnood oo kamid ah Ciidamada Dowladda Federalka ee Soomaaliya, ayaa waxaa lagu qaarajiyay Magaalada Caasimada ah ee Muqdisho, waxaana dilalkooda lagu eedeeyay Ururka Al Shabaab.
Niman bistoolado ku hubeysan ayaa waxay laba kamid ah Ciidamada Nabad Suggida, ay gelinkii dambe ee maanta ku dileen...
Laba kamid ah baalooyinka cad ceeda ku shaqeeya ee laga gelinaayo Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa lagu soo waramayaa in dhulka la soo dhigay, kadib markii laba qaraxyo lagula eegtay Magaalada Muqdisho.
Laba qaraxyo oo loo adeegsaday miinooyinka nooca dhulka lagu aaso ee meelaha fog fog laga haggo, ayaa...
Tan iyo markii maanta Magaalada Kismaayo dhaawac culus loogu geystay Gudoomiye Ku Xigeenkii hore ee Magaalada Kismaayo Yaasiin Nuur Gaas (Yaasiin Raadeer, ayaa waxaa kacsan xaalada Magaalada.
Ilaa shan ruux ayaa waxaa la xaqiijiyay in maanta siyaabooyin kala duwan loogu dilay Magaalada Kismaayo, waxayna...
Mid kamid ah Ciidamada Dowladda Soomaaliya, ayaa wuxuu si ula kac leh uu u dilay xaaskiisii, oo u heysay shan caruur ah, inkastoo markii dambe gacanta lagu soo dhigay.
Askarigaan ayaa wuxuu xaaskiisa uu Axadii la soo dhaafay uu ku dilay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, wuxuuna u baxsaday...
Waxaa maanta dhaawac culus Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose loogu geystay mid kamid ah, Saraakiisha ugu waaweyn Maamulka Sheekh Axmed Madoobe.
Sarkaalka la dhaawacay ayaa waxaa lagu magacaabaa Col. Yaasiin Nuur Gaas (Yaasiin Raadeer), iyadoo uu dhaawac culus ka soo gaaray Madaxa, kadib markii...
Waxaa maanta Magaalada Muqdisho ka furmay Shirweynaha Qaran ee waxbarashada dalka looga arinsanaayo, muddo 22 sano kadib, oo uu dalku ku soo jiray xaalado murugsan.
Shirweynahaan ayaa waxaa soo qaban qaabisay Wasaarada Horumarinta & Adeegga Bulshada, gaar ahaan Agaasinta waxbarashada, hidiyaha &...
Al Shabaab ayaa waxay soo bandhigtay laba kamid ah Ciidamada Dowladda Federalka ee Somaliya, ka gadaal markii ay sheegtay inay isku soo dhiibeen.
Labada askari ee Shabaab isu soo dhiibay ayaa waxay sheegeen inay ka soo goysteen Ciidamada Dowladda ee ku sugan Deegaanka Awdheegle ee Gobolka Shabeellaha...
Xoogaga Shabaab ayaa waxay xalay weeraro xoogan ay ku qaadeen Degmada Ceelbarde ee Gobolka Bakool, iyagoo dagaalo qaraar kula galay Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Ciidamada Dowladda Itoobiya.
Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Ciidamada Dowladda Itoobiya, ayaa waxay doonayeen inay weeraro ballaaran...
Qarax xoogan ayaa waxaa maanta laga maqlay Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose, kadib markii lala beegsaday baabuur ay la socdeen Ciidamada Dowladda Kenya.
Ciidamada Dowladda Kenya oo qeyb ka ah Ciidamada Midowga Afrika ee Amisom, ayaa waxaa qaraxaan lagula eegtay Xaafadda Via Afmadow ee Magaalada...
Garsooraha xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Xasan Wiish Xaaji yabarow ayaa daqiiqado ka hor loo magacaabay in uu dhex dhexaadiye ka noqdo cayaarta furitaanka tartanka CECAFA Kagame Club Cup oo barri ka furmaya gobalka South Gordofan ee dalka Sudan. Garsooraha iyo caawiyeyaashiisa ayaa galabta lagu...
Taliska Midowga Afrika ee Amisom ee Gobolka Hiiraan, ayaa waxay maanta gacanta Dowladda Soomaaliya ay soo geliyeen Deegaano ka tirsan, Bariga iyo Galbeedka ee Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan.
Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo garab ka helaaya Ciidamada Dowladda Itoobiya iyo Amisom, ayaa waxay...
Ciidamada Amniyaadka ee Al Shabaab ayaa waxay caawa dileen nin Macalin ah, iyadoo aysan Al Shabaab ka hadlin sababtii ka dambeysay inay xukun dil ah ku fuliso ninkaan.
Macalin oo lagu magacaabi jiray C/rashiid Iidiris Amiin, ayaa waxaa caawa lagu dilay banaanka hore ee gurigiisa, oo ku yaala Deegaanka...
Ururka Al Shabaab oo dagaalo culus kula jira Dowladda Kenya, ayaa waxay maanta daboolka ka qaadeen Saraakiisha iyo hubka, ay ku soo qabsadeen weerar qorsheysan, oo ay ka fuliyeen Deegaanka Dhama Jaaleey, oo Xuduuda ku yaala.
Bogga ay Al Shabaab ku lee dahay Twitter-ka, ayaa waxay ku soo bandhigtay laba...
C/naasir Seeraar Maax ayaa wuxuu maanta sheegay inuu xun yahay ammaanka Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose, balse wuxuu sheegay inay wax ka qaban doonaan.
C/naasir Seeraar Maax ayaa wuxuu sheegay tan iyo markii Magaalada Kismaayo ay muddo 12 cisho kahor ka dhaceen dagaalo qaraar, inay...
Mid kamid ah ragga ku dhaqan Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay, ayaa wuxuu maanta uu ku dilay xaaskiisa, mana cadda waxa dhabta ah ee arintaan keenay.
Ninkaan ayaa wuxuu lix xabadood uu ku dhuftay xaaskiisa oo lix caruur ah u dhashay, iyadoo ninka lagu magacaabo C/risaaq Mursal Saney, halka...
Sirdoonka Dowladda Soomaaliya ayaa wuxuu saqdii dhexe ee xalay uu ogaaday, goobihii laga soo tuuray madaafiicdii xalay lagu weeraray Aqalka Madaxtooyada ee Villa Somalia.
Madaafiicdaan ayaa waxaa lagu soo waramayaa in xalay laga soo tuuray Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir, iyadoo ay saakay ku dhaqaaqeen...
Xildhibaan C/laahi Goodax Barre iyo Xildhibaan C/raxmaan Xoosh Jabriil, ayaa waxaa gelinkii dambe ee shalay Moobeelo, Computaro iyo Basabooro looga qaatay Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Xildhibaanadaan ayaa waxay sheegeen in Bartamaha Magaalada Nairobi, ay ku qabteen niman bistoolado ku hubeysan,...
Dowladda Soomaaliya ayaa waxay shaaca ka qaaday inuu soo gaba gaboobay dagaaladii wejiga 1-aad ee Al Shabaab, iyadoo sheegtay in loo gudbay wejiga 2-aad ee dagaalada ka dhanka ah Al Shabaab.
Abaan Duulaha Ciidamada Xoogga Dalka C/risaaq Khaliif Cilmi, ayaa wuxuu daboolka ka qaaday inay soo gaba gabeeyeen...
Madaafiic xoog leh ayaa waxaa xalay laga maqlay inta badan Magaalada Muqdisho, iyadoo madaafiicdaan lagu weeraray Aqalka Madaxtooyada ee Villa Somalia.
Madaafiicdaan oo aan si rasmi ah loo sheegin halka laga soo tuuray, ayaa waxay ku soo hoobteen agagaaraha Madaxtooyada, iyadoo madafiicdaan qaarkood...
Rag hubeysan oo aan heybtoodu la garaneyn, ayaa waxay galabta Suuqa Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho, ay ku dileen laba ka tirsan Ciidamada Dowladda Soomaaliya.
Xilli labadaan askari ay jooggeen meel aan ka fogeyn Suuqa Dahabka, ayaa waxaa si gaadmo leh ku soo weeraray laba nin oo bistoolado ku hubeysan,...
Ardayda iyo macalimiinta Jaamacadaha Dalka, Cuuryaamiin,Haweenka Somaliyed, Ururrada Bulshada Rayidka, Ganacsato,Culumaa’udiin iyo marti sharaf ka socotay beesha Caalamka ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka uga qeybgalay Geedi socodka la tashiga dadweynaha ee Dastuurka.
Kulankan oo ay soo qabanqaabiyeen...
Askari ka tirsan Ciidamada Militariga ee Dowladda Soomaaliya, ayaa wuxuu maanta uu si bareer leh uu u geystay mid kamid ah Odayaasha Golaha Dhaqanka ee Gobolka Baay.
Askariga dilka geystay ayaa wuxuu ka tirsanaa Ciidamada Ilaalada ee Gudoomiyaha Deegaanka Goof Gaduud Axmed Jadiid, iyadoo Goof Gaduud...
Taliyaha Ciidamada Beesha Shiidle Cismaan Cali Xasan, ayaa wuxuu maanta uu si kulul u beeniyay inay ka tirsan Ururka Al Shabaab, wuxuuna sheegay inay dagaalo kula jiraan Al Shabaab.
Taliyaha ayaa wuxuu sheegay inaysan wax shaqo iyo shuqul toona ku laheyn Ururka Al Shabaab, isla-markaana wuxuu sheegay...
Iska horimaad muddo kooban soconaayay ayaa wuxuu maanta Ciidamada Dowladda Soomaaliya iyo Ciidamada Ururka Raaskambooni, uu ku dhex maray Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobolka Jubbada Hoose.
Iska horimaadkaan ayaa wuxuu ka dhacay laamiga Aarguda, gaar ahaan Xarunta Gobolka ee K2, iyadoo labada Ciidan...
Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa waxaa saacadaha soo socda la filaayaa inay si buuxdo leh, ay ula wareegaan gacan ku heynta Degmada Buurdhuubo ee Gobolka Gedo.
Ciidamada Dowladda Soomaaliya oo garab ka helaayaa Ciidamada Dowladda Itoobiya, ayaa waxaa lagu wadaa inay weeraraan Degmada Buurdhuubo, oo...
General C/laahi Cali Caanood ayaa wuxuu markale uu weerar afka ah uu ku qaaday Ururka Al Shabaab, oo uu ku eedeeyay inuu ka soo horjeedo nabadda ka jirta Gobolka Shabeellaha Dhexe.
Taliyaha Gaaska 1-aad ee Ciidamada Xoogga Dalka General C/laahi Cali Caanood, oo saakay la hadlay Radiyaha Dowladda, ayaa...
Al Shabaab ayaa waxay xilligaan cadeysay inay qorsheyneyso weeraro culus, oo ay ku qaado Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.
Madaxa Siyaasada iyo Gobolada Ururka Al Shabaab Sheekh Xuseen Cali Fiidow, ayaa wuxuu daboolka ka qaaday inay weeraro xoogan ku qaadayaan Magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud.
Wuxuu...
Waxaa maanta deggan xaalada guud ee Magaalada Jowhar iyo Deegaanada ku xeeran, ka gadaal markii ay shalay ka dhaceen dilal qorsheysan iyo dagaalo xoogan.
Ciidamada Dowladda Soomaaliya ayaa waxay khasaaro badan kala kulmeyn Beesha Shiidle/Jareerweyne, iyadoo ilaa 7 askari lagu soo waramaayo in Ciidamada...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamud ayaa maanta kulan la qaatay Ra’iisul Wasaaraha UK David Cameron, isla markaana ka qeybgalay xafladda dhalashada Boqortooyada UK, isla galabtanah khudbad ka jeediyey shirka hordhaca G8 oo looga hadlayey arrimaha canshuuraha,...
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya mudane Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Ra’iisul Wasaarihii hore ee Norway Kjell Magne Bondevik oo hada ah gudoomiyaha Xarunta Oslo ee dimuqraadiyadda iyo xuquuqda aadanaha oo la asaasay sanadkii 2006.
Ra’iisal...