Wararka Caalamka

Haween Da`doodu kor u dhaaftay 60 sano oo tartanka quruxda loo qabtay+sawiro

Published on May 25 2013 // Wararka Caalamka //  627 Reads
Haween Da`doodu kor u dhaaftay 60 sano oo tartanka quruxda loo qabtay+sawiro
Tartan nuuciisa oo kale aan horey loo arag ayaa ka dhacay dalka Brazil, kaasoo ay kasoo qeyb galeen in ka badan 200 oo haween ah kuwaasoo da`doodu ka sareyso 60 jir. Hadafka tartankaan aya ah in la soo bandhigo boqorada quruxda haweenka cajuusyaasha noqday ama 60-ka kor u dhaafay. Ugu danbeyna tartankaan...

Daawo Muuqaalka lyaab leh:23 Qofood oo Gudniin dartiis u geeriyooday

Published on May 25 2013 // Wararka Caalamka //  514 Reads
Daawo Muuqaalka lyaab leh:23 Qofood oo Gudniin dartiis u geeriyooday
muuqaalkaan ada ka arki doona sheekada waase muuqaal aan la aabnay oo aan idiin soo xulnau dadkan ayaa u geeryooday gudniin daraadiisa Daawo muuqaalka

Gabar Soomaaliyeed oo kilyaha Laga saaray oo lag la dul dhigay

Published on May 24 2013 // Wararka Caalamka //  1,168 Reads
Gabar Soomaaliyeed oo kilyaha Laga saaray oo lag la dul dhigay
Dhacdadani Murugada Badan ayaa Soo food Saartay gabar soomaaliyeed Iyadoona Labada kali Aysan Shaqeyn Nayn Sida Dhakhatir sheegayaan. Inta Badan Cudurada Uu ka Mid Yahay Dhig fashinka Ayaa Samayn u Geysta kaliyaha Oo Ugu danbeyn Fadhista Shaqadoodana Gaba,. Gabadhani ayaa ku nool isbitaal ku yaala magaalada...

Askari British ah oo lagu dilay xaafada ay ku badan tahay Soomaalida London “Daawo Sawirada”

Published on May 23 2013 // Wararka Caalamka //  1,029 Reads
Askari British ah oo lagu dilay xaafada ay ku badan tahay Soomaalida London “Daawo Sawirada”
Mid kamid ah Ciidamada Militariga ee Dowladda Britain ayaa waxaa gelinkii dambe ee shalay lagu dilay Xaafada Woolwich ee Magaalada London ee dalka Britain. Askarigaan ayaa waxaa dishay laba nin oo loo maleynaayo inay asal ahaan ka soo jeedaan Qaaradda Afrika, iyadoo mid kamid ah raggii dilay uu ku qaylinaayay...

Gabar uu ka qaaday berkadii dabaasha Hotel ay dalxiis u deganayd layaabka aduunka

Published on May 22 2013 // Wararka Caalamka //  1,262 Reads
Gabar uu ka qaaday berkadii dabaasha Hotel ay dalxiis u deganayd layaabka aduunka
Hooyo Poland u dhalatay ayaa markii iyada iyo Qoyskeeda ay kasoo laabteen Safar Dalxiis ah waxaa Kadis ku noqday inay aragto Gabadhiida 20-jir ah oo Uur leh, taas oo Qoyska ku wehlinaysay Dalxiiskooda. Qosyaka ayaa Mudo ku sugnaa Hodheel Dalxiis oo Masar ku yaala, sida Wargeyska Al-Riyaadh ee Sucuudigu...

Sheeko qosol Badan: Labo Gabdhood oo xawaalad dhexdeeda ku ogaaday in leesla qabo kadib maxaa dhacay

Published on May 22 2013 // Wararka Caalamka //  1,879 Reads
Sheeko qosol Badan: Labo Gabdhood oo xawaalad dhexdeeda ku ogaaday in leesla qabo kadib maxaa dhacay
Wiil ayaa waxa uu ku noolaa dalka kenya gaar ahaan nairobi waxa uu halkaa ka bartay gabar somali ah oo Qurux badan waxayna usocotay dalka maraykanka gabartii way sheekeeysteen waxayna ku hishiiyeen inay is guursadaan kadib Waa ay aqal galeen gabartii waxay baxday maraykan Gobol kamid ah ayay gashay...

Daawo Muuqaal naxdin leh 2 Sano jir Aabihiis Xabad ku dilay

Published on May 21 2013 // Wararka Caalamka //  1,039 Reads
Daawo Muuqaal naxdin leh 2 Sano jir Aabihiis Xabad ku dilay
labo jir aabihii xabad ku dilay oo ah muuqal aan caadi ahayn carurta iyo hawenka uurka len ayaysan daawan muuqaalkaan naxdinta leh doowo muuqaalka

Qaar ka mid dadka shiinaha oo indhaha loogu nadiifiyo qaab aad u cabsi badan: Sawiro

Published on May 21 2013 // Wararka Caalamka //  485 Reads
Qaar ka mid dadka shiinaha oo indhaha loogu nadiifiyo qaab aad u cabsi badan: Sawiro
Caado ka mid ah caadooyinkii hore ee ka jira dalka Shiinaha ayaa la sheegaa in ay tahay mida ugu cabsida iyo halista badan ee ilaa iyo iminka looga dhaqmo dalkaasi Shiinaha, ka gadaal markii la ogaaday in ay jiraan qaab aad cabsi badan oo dadka Tima jarayaasha ahi ay ku dhaqmaan. Dadka shiinaha u dhashay...

Dagaal dhex maray Mas & Daanyeer funny video

Published on May 20 2013 // Wararka Caalamka //  1,073 Reads
Dagaal dhex maray Mas & Daanyeer funny video
Daawo muuqaalka Dagaalu dhexeeya Daanyeer iyo Mas muuqaalka oo ah mid aan caadi ahayn

Obama oo ka mid noqday madaxweynayaasha dunida ugu faqiirsan, isagoo kaalin aad u hooseysana ka galay USA: warbixin

Published on May 19 2013 // Wararka Caalamka //  1,126 Reads
Obama oo ka mid noqday madaxweynayaasha dunida ugu faqiirsan, isagoo kaalin aad u hooseysana ka galay USA: warbixin
Waxa uu hogaamiye u yahay dowlada dunida ugu awooda badan dhanka dhaqaalaha iyo horumarkaba, sidoo kalena dowladaas waxaa kasoo jeeda kala bar dadka dunida ugu taajirsan, balse madaxweyne Obama ayaa loo aqoosaday madaxweynihi ugu faqiirsanaa muddo 57 sano ah ee Mareykanka soo mara. Warbxin laga soo...

Cudur mucjiso ah oo aan weli lloo arag ayaa gabar Soomaaliyeed ayaa la xanuunsanaysa

Published on May 19 2013 // Wararka Caalamka //  1,283 Reads
Cudur mucjiso ah oo aan weli lloo arag ayaa gabar Soomaaliyeed ayaa la xanuunsanaysa
Gabar Soomaaliyeed oo la xanuunsan xanuun mucjiso ah oo u baahan gargaar caafimaad oo deg deg ah oo kusugan Mid kamid ah Isbitaaladaa waa weyn ee Magaalada Muqdisho Dr Maxamed Cabdi oo ah dhaqtarka gabadhan gacanta ku haya ayaa soo jeediyey In gabadhan loo gargaaro maadama xanuunka hayo uu yahay mid...

Daangada oo lagu sheegay in ay faa’iidooyin farabadan leedahay oo hortagto waxyaabo badan (Daraasad)

Published on May 18 2013 // Wararka Caalamka //  807 Reads
Daangada oo lagu sheegay in ay faa’iidooyin farabadan leedahay oo hortagto waxyaabo badan (Daraasad)
Daangada oo si madadaalo u eg loo cuno waqtiyada aflaamta la daawado ama la sheekeeysanayo inkastoo laga yaabo dadka qaar inaysan jecleen cunisteeda hayeshee waxaa laga so warinayaa qubarada ku xeel dheer Raashinka in daangada ay kulan satay waxyaabo farabadan oo faa’iidooyin ah oo kujira daangada khubarada...

In ka badan Kala bar dadka ka tuugsada Dalka Sucuudiga oo tabarucaad sii bixiy Daraasad

Published on May 18 2013 // Wararka Caalamka //  654 Reads
In ka badan Kala bar dadka ka tuugsada Dalka Sucuudiga oo tabarucaad sii bixiy Daraasad
Daraasad laga sameeyay dadka kadawarsada dalka Boqortooyada sacuudiga ayaa lagu ogaaday in ay uruuriyaan  qarashaad Tabarucaad ah oo dadkale ay ku caawiyaan 49% dadka kadawarsada dalka sacuudiga ee ajaanibta ah ee sanadkii hore gacanta lagu soo dhigay  ayaa la ogaaday in sacuudiga ay u tageen in tabarucaad...

Haweenay Ka been sheegtay Nafteeda si ay u qaadato lacag gaaraysa 20,000 oo dollar

Published on May 18 2013 // Wararka Caalamka //  1,061 Reads
Haweenay Ka been sheegtay Nafteeda si ay u qaadato lacag gaaraysa 20,000 oo dollar
Haweenay lagu magacaabo Loori Sitiinii  oo dhashay labo caruur ah ayaa samaysay qayaano ay ku doonayso in ay ku hesho lacag aad u badan oo gaaraysa ilaa labaatan kun oo doolar. Haweentaan ayaa ku baahisay barta facebook-ga in ay halis ugu jirto nafteeda Cudurka Kansarka ayna dooneysaa in lacagtaas...

Sheeko layaab leh: Haween Qamriga Dhegaha ka cabaya oo soo baxay iyoqaabka oo lala yaaban yahay

Published on May 18 2013 // Wararka Caalamka //  834 Reads
Sheeko layaab leh: Haween Qamriga Dhegaha ka cabaya oo soo baxay iyoqaabka oo lala yaaban yahay
Haweeney u dhalatay dalka Prague ee Latin America ayaa la sheegay in ay noqotay ruuxii ugu horeeyay ee la arko iyada oo qamri ka cabeysa dhegaha iyada oo ficilkaas ay sameysay uu soo jiitay indhaha qamriistayaal badan oo doonaya in ay uga daydaan tilabada ay qaaday. Islaantaan looga dayanayo qamrada...

Libaax jaceyl xun u qaaday gabar, bal daawo muuqaalka adaa yaabi doonee: Video

Published on May 18 2013 // Wararka Caalamka //  1,031 Reads
Libaax jaceyl xun u qaaday gabar, bal daawo muuqaalka adaa yaabi doonee: Video
Ma aamini laheyd hadii lagu yiraa Libaax ayaa gabar jeclaaday? laga yaabee in ay ku adkaato aaminaada nuucaan oo kale ah, balse muuqaal ku qancin doona ayaan kaaga heynaa waxba ha wel welin. Haweeney u dhalatay dalka Colombia ayaa la sheegay in ay 6 sano ka hor bad baadisay Libaax ku sigtay in uu dhinto,...

Waligeed kuma hilmaami doonto xaaskaadu hadii aad sidaan u sameyso

Published on May 16 2013 // Wararka Caalamka //  1,347 Reads
Waligeed kuma hilmaami doonto xaaskaadu hadii aad sidaan u sameyso
Dunida iyo nolosheeda ayaa sideedaba waxaa ku liibaana ama ku istareexa qofkii hela Nolol Jaceyl ku dhisan farxadna u wehel ah, hadaba way kuu sahlan tahay inaad heshaa Nolol Macaan oo Jaceyl ku dhisan. Hadaba waxaan idiin soo bandhigeynaa dhowr qodob oo hadii aad tahay nin xaasle ah oo jecel in uu...

Arin layaab leh: 5 sano jir magan galyo weydiistay dowlad caan ah

Published on May 16 2013 // Wararka Caalamka //  802 Reads
Arin layaab leh: 5 sano jir magan galyo weydiistay dowlad caan ah
Maxkamadda Maamulka ee Magaalada Dusseldorf oo Galbeedka Jarmalka ku taala ayaa heshay Codsi Magan-galiyo doon ah oo ka yimid Wiil 5 jir ah, kaas oo u dhashay Dalka Shiinaha. Wiilkan ayaa dalbanaya inuu la noolaado Aabihiis iyo Walaalkiis ka wayn oo Jarmalka jooga. Sidaasi waxaa lagasoo xigtay Qareenka...

Nin iyo xaaskiisa oo aad isku neceb oo raadinaya qaab ay isku aflagaadeeyaan, maxaa kala qabsaday

Published on May 15 2013 // Wararka Caalamka //  1,052 Reads
Nin iyo xaaskiisa oo aad isku neceb oo raadinaya qaab ay isku aflagaadeeyaan, maxaa kala qabsaday
Nin iyo xaaskiisa oo in muddo ah is dagaashaana, aadna isku nacay xiriirkooda oo xumaaday awgeed ayaa maalin waxa ay isku raaceen safar dheer, labadaan lamaane wax badan ayey isla noolaayeen, marki horena jaceyl iyo xushmad aad u balaaran ayaa ka dhaxeysay, walina waxa ay isu hayaan xushmad iyo ixtiraam...

Daawo Muuqaal layaab leh:Nin Diktoor Soomaali ah oo sheegay in ururkii SYL ay danbiile yaal ahaayeen

Published on May 15 2013 // Wararka Caalamka //  683 Reads
Daawo Muuqaal layaab leh:Nin Diktoor Soomaali ah oo sheegay in ururkii SYL ay danbiile yaal ahaayeen
Nin la sheegay in uu Diktoor yahay soomaalina ah oo magaciisu yahay Maxamuud Xasan Raage ayaa arin aad u yaab badan waxa uu ka sheegay Telefeshinka caalamiga ha ee Universal TV kadib markii lasoo fadhiisiyay barnaamijka Xog Waran. Ninkaan ayaa si cad waxa uu u sheegay in dhalinyaradii halgamayaasha...

Dhacdo caalamka fajac ku abuurtay oo ka dhacday Bangaladesh: Sawiro yaab badan

Published on May 15 2013 // Wararka Caalamka //  1,350 Reads
Dhacdo caalamka fajac ku abuurtay oo ka dhacday Bangaladesh: Sawiro yaab badan
Lamaane u dhashay dalka Bangaladesh islamarkaana ka mid ahaa dadkii shaqaalaha ahaa ee uu dabaqa ku soo dumay dhawaan ayaa waxaa la helay iyagoo isku dhagan oo isla dhintay. Dhacdadan oo ka yaabisay caalamka islamarkaana warbaahinta qabsatay ayaa waxaa warbaahinta u soo bandhigay sawirqaadaha lagu magacaabo...

Nin derbiya jiif ahaa oo shaaribahiisa ka daajiray waa sidee?

Published on May 13 2013 // Wararka Caalamka //  827 Reads
Nin derbiya jiif ahaa oo shaaribahiisa ka daajiray waa sidee?
In Lacag la helo waliba iyadoo aan la filanayn waa arrin Farxad galinaysa Qofka Bani’aadamka ah. Balse waxaa kasii daran marka Qofka Lacagtaas helaya uu noqdo Qof Darbi jiif ahaa oo aan Ehel lahayn!! Nin Mareykanka u dhashay oo aan Reer iyo Hooy toona lahayn ayaa lagu kadiyay inuu helay Lacag gaaraysa...

Xarfaan Dib qalooc nool cunaayo ( Daawo adaa yaabi doonee ) hana cabsoon yaah

Published on May 13 2013 // Wararka Caalamka //  678 Reads
Xarfaan Dib qalooc nool cunaayo ( Daawo adaa yaabi doonee ) hana cabsoon yaah
Dadka aduunka ku nool ayaa kaa yaabinaya waxyaabaha ay sameeyan Mararka qaar waxaa la arkaa waxyaabo kaa yaabiya sida muuqaalka maanta oo ah mid kaa yaabi doona nin dib calooc nool liqaya .

Muuqaal Argagax leh Nin Soomaali oo tooreeyey dad badan…..

Published on May 13 2013 // Wararka Caalamka //  693 Reads
Daawo muuqaalka ninka soomaalida ah oo dad badan Halkaan ka daawo muuqaalka ninka

Daawo Gabadh guursatay nin Walaasheed dilay kuna qanacsan

Published on May 12 2013 // Wararka Caalamka //  1,603 Reads
Daawo Gabadh guursatay nin Walaasheed dilay kuna qanacsan
Muuqaalkaan aya waxa ka daawan doontaa sheeko layab leh gabar guursatay in walaasheeda dilay. Intaa aan sheekada kuu wada sheegin daawo muuqaalka adaa fahmi doonee Halkaan hoose ka daawo muuqaalka sheekada

Sheikh Masaajid ka khudbeynaya oo amaanay ciyaaryahan Messi, sheegayna in lagu daydo: Sababtu maxey tahay

Published on May 11 2013 // Wararka Caalamka //  1,039 Reads
Sheikh Masaajid ka khudbeynaya oo amaanay ciyaaryahan Messi, sheegayna in lagu daydo: Sababtu maxey tahay
Wadaad Khadiib ka ah Masjid ku yaala Gobalka Suleymaaniya ee Waqooyiga Ciraaq ayaa Khudbad uu Masjidka ka jeedinayay wuxuu si wayn ugu amaanay Ciyaaryahanka MESSI ee Kubadda Cagta Dunida caan ku ah, isagoo ku booriyay Dhalinyarada Ciraaq inay Ninkaas ku daydaan. Sheikh oo lagu magacaabo Mulah Faatix...

Subxaana alaah Daawo Muuqaalka nin jirkiisa qaybo ka mid ah ay geed yihiin Mucjiso

Published on May 11 2013 // Wararka Caalamka //  755 Reads
Subxaana alaah Daawo Muuqaalka nin jirkiisa qaybo ka mid ah ay geed yihiin Mucjiso
waa mucjiso aad ku cibro qaadan karto oo aad loola yaabo Muuqaaalka ayaa kaa yaabinaya halkaan hoose ka eeg muuqaalka

Qiyaano Yaab leh iyo Indho Sarcaad aan caadi ahayn Dawo Muuqaalka

Published on May 10 2013 // Wararka Caalamka //  830 Reads
Qiyaano Yaab leh iyo  Indho Sarcaad aan caadi ahayn Dawo Muuqaalka
halkaan ka daawo indhasarcaadka iyo qiyaanada aancadi ahayn muuqaal cajiib ah

Daawo Sawirada Gabar ayr oo qurux ka raadisay Saliida cuntada iyi foolxumada ay heshay

Published on May 10 2013 // Wararka Caalamka //  1,235 Reads
Daawo Sawirada Gabar ayr oo qurux ka raadisay Saliida cuntada iyi foolxumada ay heshay
Waa gabar yar oo u dhalatay dalka Koonfurta Kuuriya, waxa ayna door biday in ay hesho qurux ka badan tii ilaahey ugu deeqay, ayadoo wado walba u martay sidii ay ku xaqiijin laheyd helista dawooyinka cirbadaha ka sameysan ee la isku durro si qurux loo helo. Dhamaan dhaqaatiirtii ayaa ka diideen in ay...

Layaabka marka cadey: Aalad sidii dameerka u shaqaynaysa oo las oo saaray Daawo Video

Published on May 09 2013 // Wararka Caalamka //  938 Reads
Layaabka marka cadey: Aalad sidii dameerka u shaqaynaysa oo las oo saaray Daawo Video
Khubaro u dhalatay dalka Mareykanka ayaa ku fara yareystay alifitaanka aalad laga hal abuuray qalab casri ah, balse loo ekeysiiyay Dameerka bini aadinku dhaqdo. Aaladaan ayaa dhamaan loo dhamaees tiray wax yaabaha ay ku dhaqaqi laheyd iyo lugihii ay ku socon laheyd, ayadoo sidoo kale awood u leh in...