Heesta dhakafar ee Iqra ayrey ayaa leh muuqaal aad u qurxoon oo soo jiitay indhaha taageerayaasha Iqara yarey.
Hadaba nala Daawo muuqaalka Quruxda badan ee Heesta Dhakafaar.
Heeta waa hees qaraami ah oo ugu wanaagsan waxa ay soo qaado fiska
Daawo oo maqal heest wa tane
Farxiya fiska
Madaalaha Hobalada Waaberi Cumar Cabdulle Shooli ayaa gaaray Magaalada Port Elizabeth ee dalka Koonfur Africa halkaasi oo si weyn loogu soo dhaweeyey isaga iyo faniin kale oo da`yar, uu ka mid ah yahay C/qaadir Macalin oo ku magac dheer Ciil Tire.
Fanaankani Soomaaliyeed oo fanka ku gaamuray aya socdaal...
Sheekh caan ka ah dalka Sacuudi Carbiya oo lagu magacaabo Dr Mohamed Al Arifi ayaa warqad waano ah u diray faananada caanka ah ee Ahlam oo kamida garsoorka barnaamijka Arab Idiol.
Sh. Mohamed ayaa Ahlam boggeeda Twiterka ugu diry fariin, taasoo uu ku yiri iska dhaaf heesaha marka lagaaro bisha barakeysan...
sida caadiga ha sahruuja waxay soo qadi jrtay muuqaalo niiko ah iyo heeso jaceyl ah balse mida maanta waa mis ku daadis ah oo aan horay looga baran fanaanada caadnka ah ee SAHRUUJA
Haataf Studio oo fariisinkooda yahay magaalada Oslo ee dalka Norway ayaa waxey waayahaan soo saarayeen heeso muuqaalo tayo sareysa leh, ayagoo adegsanaya barnaamijyada iyo qalabka kuwii u sareeyay ee la isticmaalo waayahan waxaana ay haatan soo saareen hees aad looga helay oo muuqaal indhaha ka boganeyn...
Heestaan oo loo soo qaaday Gobalada Jubooyibka iyo maamuladeeda ayaa ah mid aad kuu soo jiidan doonta
Dhagax ku dilistii Axmed Cabdi Good waxa aay aheyd dhacdo xanuunbadan oo quluubta umada Soomaaliyeed wada taabatay, si guudna ay ummadu uga sameeysay kacdoon xoogan oo aan loo kala harin.
Kooxda wadaniyiinta qeylo dhaan ayaa soo saaray hees ay kaga qeylinayaan falalka arxan darada ah ee lagu leynayo...
Idil Barkhad oo noqotay horyaalka fanaaniinta Norway kadib muuqaal aan horey loo arag oo ay soo saartay
daawo muuqaalka Idil oo cajiin noqday heesta waa tanaa nala daawo
Heestan oo noqonaysa heesteedii ugu horeysay tan markii ay ka wareegtay soo saaraheedii hore iyadoo heestaan loogu magac daray Ii Sheekeey waxaa soo saare u ah Samatar Said Salah halka laxanka uu leeyahay Aweys Galanguul iyo Music A.A. Naaji.
Heestaan ayaa curiskeeda yimid maalmo ka dib markii muwaadin Soomaaliyeed si arxan darro ah dhagax llugu dilay Dalka South waliba dukaan uu lahaa hortiisa isagoo dharka laga siibay.
Heestaan oo magaceedu yahay South Africa waxa ay qaas u tahay SNTV waxaana qaadaysa mirahana leh Hibaaq Maxamed.
Jiah Khan oo kamid ah haweenka jilayaasha ah ee sida weyn loogu yaqaan filimaanta Hindiga ayaa la xaqiijiyey in xalay (Isniin) laga helay meydkeeda gurigooda ku yaal magaalada Mumbai ee dalka Hindiya (India).
Jiah Khan oo magaceeda runta ah yahay (Nafisa Khan) ayaa la sheegay in ay is dal-dalshay, sida...
Fanaanada caanka ah ee reer Mareykan ee Beyonce ayaa la kulantay dhacdo yaab leh ayadoo ku guda jirtay masrax faneed ay kusoo bandhigeysay dalka Denmark, kadib markii nin ka mid ah taageerayaashii ay ka hor heeseysay uu ku go’aansaday in uu qaadkeeda danbe ka taabo ayadoo sii jeeda.
Beyonce oo...
Fannaanada caanka ah ee Soomaaliyeed Maryan Mursal iyo Fannaaniin kale oo miisaan ku leh fanka ayaa xalay si wada jir ah ka tumay xafladda Arooska wiil ay dhashay Maryan Murssal oo lagu magacaabo Kulmiyo iyo aroosada Amaal.
Xafladdan oo aheyd mis si weyn loo soo agaasimay ayaa xafladaha kale ee aroosyada...
Fannaanada da’da yar ee Hodan Abdirahman ayaa saakay si diiran loogu soo dhoweeyay garoonka diyaaraddaha Addis Ababa ee dalka Itoobiya, iyadoo shalay ka duushay waqooyiga Ameeriko.
Hodan Abdirahman ayaa qoraal ay soo dhigtay boggeeda Facebook ayay ugu mahad celisay dadkii kusoo dhoweeyay garoonka...
Heesaaga caanka ah ee reer Canada asal ahaantiisuna yahay Soomaaliya ayaa waxa uu Soomaaliya ku sameynayaa Film caalami oo ka hadlaayo Soomaaliya iyo dhibaatootinkeeda, Filmkaan ayaa waxa loogu magac daray Maano.
Dhawaan ayaa la filayaa in filimkaan cusub uu hawada soo galo, ayadoo la sheegay in uu...
Fannaanada Zahuur Axmad Rooble ayaa soo saartay hees cusub oo la magac baxday Joog Dheere, waxaana miraha heestaan sameeyay Xuseen Shire Jaamac (Ciyaar Jecel), muusikadana waxaa saaray Maxamed karaama.
Zahuur Axmed oo looga bartay muuqaal indha qabad leh oo ragga aan ka jeesan karin, taasoo ka dhigtay...
Fanaanada sanadihii danbe codkeeda la holin waayay ee Farxiya Fiska ayaa si aan laga filaneynin uga hadashay fanaanada da`da yar ee sanadahaan danbe fanka kusoo biirtay ee Qaali Ladan.
Kadib markii Qaali Ladan ay soo saartay muuqaalka heesteeda cusub ee HUNGO ayey Farxiya Fiska go`aansatay in ay u hambalyeyso...
Justin Bieber oo ku guuleystay Millestone Billboard Awards 2013 halkaan ka daawo
Heestaani waa hees muuqaal aad u wanagsan leh
Daawo muuqaalka heesta
Fanaanka ku caanbaxay heesaha jaceylka ee Cabdifitaax yare ayaa shaaca ka qaaday inuu doonayo inuu fanka ka fariisto Mudo Kooban Isla Markaana Taageerayaashiisa Dhambaalkaasi u Mariyay Allada Facebook.
Warkan ayaa la soo dhigay bogga uu fanaanku ku leeyahay facebooka ereyo ay kamid yihiin: Insha allaah...
Arin cajiib ah ayaa la sheegay inay ka dhacday magaalada Seatle ee dalka Mareeykanka ee ay ku noolyihiin Soomaali Fara badan.
Dadka Soomaalida ah ee degan magaaladaasi lama mid ah magaalooyinka kale kale oo inta badan lagu mashquulo heesaha iyo barnaamijyo la qabto gebagabada todabaadyada iyo sanadyada...
Waa heees aan lahayn wax muusic ah oo cod lee ah halkaan hoose ka daawo muuqaalka heesta
Fanaanada da’da yar ee codka dahabiga ah leh ee Qaali Ladan oo muddo dhow kusoo biirtay masraxa Fanka soomaaliyeed isla markaana si fudud uga soo dhex baxday fanaaniinta intooda kale codkeeda oo aad loo jecleystay awgeed ayaa dhanka kale noqotay mid aad uga duwan dhamaan fanaaniinta cusub.
Qaali Ladan...
Fanaanada caanka ah ee Xamda Queen ayaa daboolka kasoo qaaday muuqaalka hees cusub oo dhawaan soo baxday looguna magac daray Somaliland, taasoo guud ahaan ka turjumeysa Somaliland iyo qadiyadeeda gooni isu taaga ah.
Heestaan oo ah mid dareen badan xambaarsan ayaa sidoo kale muuqaalkeedu yahay mid soo...
Kasoo bilow Socdaalkiisii Libya ilaa iyo uu kasoo gaaray Dalka Sweden ayaa laga sameeyay Filim kooban oo qiiro badan, kaasoo ka turjumaya guud ahaan dhibaatada dhalinta soomaaliyeed ay kasoo maraan tahriibka.
Qisadani waxa ay quseysa wiil Soomaali ah oo dhalinyaro ah, kaasoo ka sheekeynaya guud ahaan...
Shukaansigii lagu yaqaanay Dhalinyarada Soomaaliyeed inay ku ugaarsadaan Hablaha ayaa iminka waxa uu isku badalay mid waji cusub xambaarsan waliba Amaan aad u fara badan lagu soo daray.
Xiliyadii hore Shukaansiga gabdhaha lagu ugaarsado ayaa waxa uu ahaan jiray mid xambaarsan kaliyah erayo jilicsan...
waa hees cusub oo ay wada jir u qaadaan Mataanaha Iman & Siham
Daawo muuqaalka Heesta
Fanaanada Maryan Mursal ayaa banaanka soo dhigtay arin dad badan aaaney horey u dareensaney taas oo ah in Madaxweynaha Soomaaliya leeyahay dhoolacadeyn qurux badan,islamarkaana soo jiidasho leh.
Maryan mursal ayaa ku soo dhaweysay madaxweyne Xasan Sheekh kaftan aad loola dhacay, kadib markii ay tiri...
Fanaanada codka macaan Ayaan Taleex ayaa soo saartay muuqaal cajiib ah u samaysan heesta Muftaax