Waxaa shalay dagaalo faraha looga gubtay lagu qaaday Xoogaga Shabaab, oo lagu doonaayay in looga saaro Deegaanada loo-barakacay iyo Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, oo ay ku xoogan yihiin.
Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya oo garab-sanaaya Ciidamadda Midowga Afrika ee Amisom, ayaa...
Korneel C/Laahi Cali Caanood ayaa wuxuu ku dhaartay inay dagaalo culus ku soo gaba-gabeyn doonaan Xoogaga Shabaab, oo uu sheegay inay xilligaan ku qaadeen weeraro qorsheysan, oo uu sheegay inay ku doonayaan inay dhul hor leh kaga qabsadaan.
Iyadoo shalay uu shir jaraa’id uu Deegaanka Garasbaaley ku...
Sheekh Abuu Muscab ayaa wuxuu ku faanay inay cashar layaab leh u dhiggeen Ciidamadda Midowga Afrika ee Amisom, oo shalay ku soo qaaday dagaalo culus oo ay ku doonayeen inay ku qabsadaan Degmada Afgooye.
Afhayeenka Ciidamadda Xarakada Al Shabaab Sheekh C/Casiis Abuu Muscab, ayaa wuxuu shaaca ka qaaday...
Ciyaaryahan Didier Drogba ayaa xaqiijiyay inuu ka tagayo Chelsea xagaaga ka dib seddex maalmood markii uu ku hogaamiyay koobka Champions League.
Weeraryahanka Ivory Coast ayaa ka tagaya Chelsea ka dib sideed sanno oo uu ku soo qaatay Stamford Brige. Intii uu joogay waxa uu kooxda la qaaday seddex Premier...
Ku-simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Ganacsigga Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa maanta kulan la qaatay Ururada Bulshada Rayidka ah ee Magaalada Muqdisho.
Kulanka maanta uu Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha ahna Wasiirka Ganacsigga uu la yeeshay Ururada Bulshada Rayidka ah ayaa...
Shirkadaha Electric-ka ee wadanka Japan ayaa markii ugu horeysay waxa ay aduunka kusoo kordhiyeen fikrad aad uga gadisan mida haatan caalamka ka jirta, waxa ayna isku waafaqeen in wabiyada wadankaasi guud ahaan lagu taxo ama lagu naqshadeeyo nalal aanan u baahneen koronto.
Nalalkaan ayaa wax badan ka...
Waxaa maalintii labaad magaalada Addis Ababa ka socda shirkii Madaxda Soomaalida oo looga hadlayey sidii loo dhameystiri lahaa dhamesytirka Xilliga KMG ah oo ay Madaxdu ka wada hadlayeen arrimo fara badan oo ay ka mid yihiin, Oday dhaqameedyada Muqdisho ku sugan, sidii xal loogu heli lahaa khilaafka...
General Dhaga Badan oo ka mid ah Saraakiisha laf-dhabarta u ah Dowladda Somaliyeed, ayaa wuxuu sheegay inay maanta baacsi xoog leh ay ku hayaan Xoogaga Shabaab, oo uu sheegay inay soo wajahday xaalad adag.
Abaan Duullaha Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed General C/Kariin Yuusuf Aadan (Dhaga Badan),...
Ciidamadda Midowga Afrika ee Amisom ayaa waxay maanta culeys xoog leh ay saareyn Ciidamadda Xarakada Al Shabaab, kuwaa oo ay maanta kala wareegeen dhul hor leh oo ay saacado kahor heysteen.
Ciidamadda Midowga Afrika ee Amisom oo garab ka hellaaya Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya, ayaa waxay maanta...
Korneel C/Laahi Cali Caanood ayaa wuxuu maanta ka bad baaday gantaal ay ku soo rideyn Ciidamadda Xarakada Al Shabaab, oo ay maanta dagaalo xoogan ku wada qaadeen Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya iyo Ciidamadda Amisom.
Taliyaha Gaaska 1-aad ee Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya Korneel C/Laahi...
Waxaa TVga caalamiga ah ee Universal barnaamijkiisa faaqidaada cayaaraha laga daawaday barnaamij daawadayaasha ay ugu magac dareen waraysigii sanadka 2012 – kaasoo barnaamijka marti uu ku ahaa Garsooraha caalamiga ah ee FIFA Mr Xasan Aadan Yabaroow “Wiish” wuxuu ka hadley taariikh nololeedkii...
Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya ayaa wuxuu goor dhaw uu ka hadlay dagaalada xoogan ee maanta lagu qaaday Ciidamadda Xarakada Al Shabaab, isagoona ku faanay in dagaalada looga adkaaday Al Shabaab.
Wasiirka Arrimaha Gudaha ahna Amniga Qaranka ee Xukuumadda Kmg ah ee Soomaaliya Mudane C/Samad Macalin...
Taliska Amisom ayaa wuxuu ka hadlay dagaalada culus ee ka soconaaya duleedka Magaalada Muqdisho, ee la-doonaayo in Xarakada Al Shabaab looga saaro, inkastoo aysan xaaladdu sahleyn xilligaan.
Wafula Wamanyinyi oo ah ku xigeenka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo la-hadlay Idaacada Bar Kulan oo ku hadasha...
Dagaalada faraha looga gubanaayo ee maanta ka sii soconaayo dhinaca duleedka Degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir, ayaa waxaa dhul hor leh looga qabsanaayaa Ciidamadda Xarakada Al Shabaab.
Xarakada Al Shabaab ayaa waxay dagaalo culus ay kala kulmeysaa Ciidamadda Xoogga Dalka Somaliyeed oo garab ka hellaaya...
Sheekh Fu’aad Shongolle ayaa wuxuu ka hadlay dagaalada culus ee maanta ka soconaaya duleedka Magaalada Muqdisho, ee lagu doonaayo in Degmada Afgooye looga qabsado Xarakada Al Shabaab.
Sheekh Fu’aad Maxamed Khalaf “Fu’aad Shongolle” oo ka mid ah Saraakiisha Xarakada Al Shabaab, ayaa wuxuu shaaca...
Dagaal-yahano xoogan oo ka tirsan Xarakada Al Shabaab ayaa maanta isa soo dhiibay, xilli ay dagaalo culus ku soconayaan Shabaabka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose.
Ciidamadda Xarakada Al Shabaab ee isa soo dhiibay ayaa waxaa tiradoodu lagu sheegay ilaa 50 nin, waxayna isku soo dhiibeen Ahlu...
Waxaan shacabka Soomaaliyeed ee ku nool dalka gudahiisa iyo jaaliyadaha qurbo-joogta ah ugu bishaareynayaa in EEBBE mahadiis ay tahay in xaaladii macluusha ee Muqdisho ka jirtay laga soo kabanayo. U kuurgalka xaaladda macluul ee Muqdisho ka jirtay laga soo bilaabo sanadkii na soo dhaafay waxaan ugu bishaareyneynaa...
Waxaa shalay Xarunta Midowga Afrika ee magaalada Addis Ababa si rasmi ah uga furmay shirkii Madaxda Soomaaliyeed ee Saxiixayaashii Roadmap-ka. Shirkan oo galabta ka furmay Xarunta Midowga Afrika Qolka VIP-da ayaa waxaa furitaankiisa marti gelisay Midowga Afrika.
Xafladdii furitaanka shirka ayaa waxaa...
Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya oo ay kaabayaan CiIdamadda Midowga Afrika ee Amisom, ayaa waxay maanta dagaalo xoogan ay ku qaadeen Ciidamadda Xarakada Al Shabaab ee Degmada Afgooye joogga.
Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya iyo kuwa Amisom ayaa waxay dagaalo gaadmo leh ay saakay ka qaadeen...
Injineer Cali Madaxey Jawle ayaa wuxuu shaaca ka qaaday inay u soo tafa-xeeteen sidii lagu mideyn lahaa Gobolada Shabeellaha Dhexe, Hiiraan, Galgaduud iyo Mudug, oo loo-sameeyo Maamul Goboleed adag.
Injineer Cali Madaxey Jawle oo sheegtay in uu yahay Madaxweynaha Gobolka Shabeellaha Dhexe, ee dhawaan...
Sacdiyo Xasan da’deedu Waa 19 jir wax ay dhiganeysay dugsiga-sare fasalka 1aad, waxayna is-barteen wiil ay daris ahaayeen oo lagu magacaabi jiray Farxaan Axmed, waxaana dhexmaray Sacdiyo iyo Farxaan xariir aad u wanaagsan xariirkaas oo ku dhisnaa Jaceyl, is-qaddarin, xushmad, wanaag iyo is-karaameyn.
Sacdiyo...
Shir xasaasi ah oo loo-hadlaayo Arrimaha Dastuurka Qabyo Qoraalka ayaa wuxuu maanta ka furmay Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya, iyadoo dhinaca kalana ay shirkani soo qaban qaabisay Qaramada Midoobe.
Shirkaan maanta leeskugu yimid ayaa waxaa codsaday in la-qabto Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland...
Dagaalo ayaa waxay maanta ka dhaceyn Gobolka Shabeellaha Hoose oo ay gacanta ku heyso Xarakada Al Shabaab, waxaana dagaaladaan ka dhashay khasaarooyin dhimasho iyo dhaawacba iskugu jira.
Dagaaladaan ayaa waxay ka dhaceen Deegaanka Aw Dheegle ee duleedka Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, waxaana...
Qarax xoogan ayaa wuxuu maanta uu ka dhacay dalka Kenya, wuxuuna qaraxu uu ahaa mid jug culus sameeyay, inkastoo aysan weli ka hadlin Saraakiisha Dowladda Kenya ee dhinaca ammaanka qaabilsan.
Qaraxaan ayaa wuxuu ka dhacay Degmada Mandhera ee Gobolka Waqooyi Bari ee Wadanka Kenya, isla-markaana waxaa...
Wafdigan oo habeenkii xalay ahayd Khartuum ka dagay ayaa sidoo kale isla maanta kulan la qaatay Mas’uuliyiinta uu ka mid yahay Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha ee Dalka Sudan, iyagoo kala hadlay sidii loo xoojin lahaa xiriirka ciyaareed ee u dhaxeeya labada dowladood.
Wafdigan oo ka kooban 3 xubnood...
Waxaa dib u dhac uu ku yimid Shirkii Saxiixa-yaasha Road Map-ka ay ku yeellanayaan Magaalada Muqdisho, iyadoo uu soo daahay Madaxweynaha Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed.
Shirkaan ayaa waxaa la-fillaayaa in uu furman doono saacadaha soo socda sababao la-xiriira, Madaxweynaha...
Dhacdadaan ayaa waxay dhex martay lamaane Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Yaasir iyo Nafisa, Yaasir ayaa ka sheekeeyay qisadaan oo mid xanuun badan ah.
Waxaan ku dhashay magaaladda Hargeysa, balse waxaan kusoo barbaaray dalka Sacuudi Carabiya, nasiib wanaag sanadkii 2000 ayaa waxaa nasiib u yeeshay...
Xarakada Al Shabaab ayaa waxay goor dhaw ay ku dhawaaqday inay xoog kula wareegeyso Gobolka Galgaduud oo dhan, ayna dagaalo culus uga saareyso Culima’udiinka Ahlu Sunna Wal Jameeca.
Xarakada Al Shabaab ayaa waxay shaaca ka qaaday inay u soo tafa-xeedatay sidii ay gacanta ugu dhigi laheyd Gobolka Galgaduud...
Magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa waxaa maanta ka furmanaaya Shirka Saxiixa-yaasha Roadmap-ka ay ku yeellanayaan caasimadda dalka Itoobiya ee Addis Ababa, iyadoona ay soo qab qaabisay Qaramada Midoobe.
Shirka maanta ka furmanaaya Magaalada Addis Ababa ayaa waxaa codsaday in la-qabto Madaxweynaha...
Didier Drogba ayay u muuqataa inuu u ciyaaray Chelsea kulankiisii ugu danbeeyay, iyadoo la filayo in kooxda ay xaqiijiso inuu ku biirayo kooxda reer China ee Shanghai Shenhua sida ay qortay jariirada Daily Mail.
Waxa ay la micno tahay in markii ugu danbeysay ee Drogba uu xirto maaliyada Chelsea inay...