Archive for the ‘Wararka Somalia’ Category:

Arin argagax iyo naxdin leh oo dhex martay wiil iyo gabar oo isku ahaa ilma abti iyo ilma eedo

Published on May 25 2012 // Dhacdooyinka Caalamka, Wararka Somalia //  1,372 Reads
Arin argagax iyo naxdin leh oo dhex martay wiil iyo gabar oo isku ahaa ilma abti iyo ilma eedo
Arintaan oo runtii ah mid aad u naxdin badan ayaa waxay dhex martay lamaane Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Aadan iyo Suraya, dad ku dhaw dhaw Aadan iyo Suraya ayaa ka sheekeeyay arintaan. Aadan iyo Suraya ayaa waxay labaduba yihiin laba ilma abti iyo ilma eedo ah, isla-markaana Suraya ayaa waxay...

General C/Qaadir Diini oo shaaca ka qaaday in cashar cajiib badan loo-dhigay Xarakada Al Shabaab “Top News”

Published on May 25 2012 // Wararka Somalia //  819 Reads
General C/Qaadir Diini oo shaaca ka qaaday in cashar cajiib badan loo-dhigay Xarakada Al Shabaab “Top News”
General C/Qaadir Sheekh Cali Diini ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in si wanaagsan dagaalada looga itaal roonaaday Xarakada Al Shabaab, wuxuuna xusay in Al Shabaab ay ka saari doonaan dalka Soomaaliya oo dhan. Taliyaha Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed General C/Qaadir Sheekh Cali Diini oo maanta Saxaafadda...

Al Shabaab oo maanta sheegtay inay wacdaro ku dhiggi doonaan Ciidamadda Dowladda iyo Amisom

Published on May 25 2012 // Wararka Somalia //  840 Reads
Al Shabaab oo maanta sheegtay inay wacdaro ku dhiggi doonaan Ciidamadda Dowladda iyo Amisom
Xoogaga Shabaab ayaa waxay ka hadleen dagaalada culus ee ay ku soo qaadeen Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya oo ay garab-sanayaan Ciidamadda Midowga Afrika ee Amisom. Afhayeenka Ciidamadda Milatariga ee Xarakada Al Shabaab Sheekh Cabdi Casiis Abuu Muscab, ayaa wuxuu shaaca ka qaaday in Xarakada...

General Dhaga Badan oo sheegay in Xarakada Al Shabaab ay iskaga carareyso Gobolka Shabeellaha Hoose

Published on May 25 2012 // Wararka Somalia //  564 Reads
General Dhaga Badan oo sheegay in Xarakada Al Shabaab ay iskaga carareyso Gobolka Shabeellaha Hoose
General C/Kariin Yuusuf Aadan “Dhaga Badan” ayaa wuxuu shaaca ka qaaday inay Xarakada Al Shabaab iskaga baxeyso qeybo badan oo ka mid ah Gobolka Shabeellaha Hoose, oo ay ku xooganeyd Al Shabaab. Abaan Duullaha Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed General C/Kariin Yuusuf Aadan (Dhaga Badan), oo la-hadlay...

Ciidamadda Amisom iyo Ciidamadda Dowladda oo ku sii dhawaanaaya Degmada Balcad

Published on May 25 2012 // Wararka Somalia //  728 Reads
Ciidamadda Amisom iyo Ciidamadda Dowladda oo ku sii dhawaanaaya Degmada Balcad
Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya oo garab ka hellaaya Ciidamadda Midowga Afrika ee Amisom, ayaa waxay bilaabeen inay ku durqaan Degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe, oo ay ku xoogan tahay Al Shabaab. Wararku waxay intaa ku darayaan in Ciidamada Dowladda iyo kuwa Midowga Afrika ee AMISOM...

Qodobadii ka soo Baxay Shirkii Saxiixayaasha RoadMap-ka ee Adis-Ababa oo u muuqda kuwa loo-soo qorey

Published on May 25 2012 // Wararka Somalia //  479 Reads
Qodobadii ka soo Baxay Shirkii Saxiixayaasha RoadMap-ka ee Adis-Ababa oo u muuqda kuwa loo-soo qorey
Waxaa Magaalada Adis-aba lagu soo gabagabeeyey Shirkii Saxiixayaashii Road Mapka oo muddo Saddex maalin ah halkaa ka socdey waxaana Shirkaas hareeyey Murano la xiriira habka loo wajahayo Road-Map-ka waxaana Aakhiritaankii ka soo baxay Qodobo aad u ad-adag oo fulinteedu waqtigu ku yar yahay. Hase yeeshee...

Asxaabiyada weyn ee Ummu Salama oo u soo halgantay Diinta Islaamka “Aqriso”

Published on May 25 2012 // Wararka Somalia //  295 Reads
Asxaabiyada weyn ee Ummu Salama oo u soo halgantay Diinta Islaamka “Aqriso”
Ummu Salama magaceedu waxaa la oran jiray Hindo, laakiin waxay caan ku ahayd magaca Ummu Salama. Aabaheed wuxuu ka mid ahaa kaaba qabiillada reer Khazraj ee sar sare, sidoo kale wuxuu ahaa mid aad u deeqsi badan. Ummu Salama ninkeeda waxaa la oran jiray Cabdillaahi Binu Cabdil-Asadi oo ka mid ahaa tobankii...

Kororso Aqoontaada Su’aalo iyo Jawaabo oo Diini ah iyo Aqoon Guud

Published on May 25 2012 // Wararka Somalia //  367 Reads
Kororso Aqoontaada Su’aalo iyo Jawaabo oo Diini ah iyo Aqoon Guud
1-Su’aal Sheeg Nebigii soo bar-baariyey ama soo koriyey Maryama Bintu Cimraan? 1-Jawab: Waa Nebi Zakariya Cs. 2-Su’aal Sheeg Nebigii uu Alle awood u siiyey inuu dhiribta ku hadlo? 2-Jawab: Waa Nebi Ciise Cs. 3-Su’aal Sheeg Nebigii uu Alle awood u siiyey inuu fisiro Riyooyinka? 3-Jawab: Waa Nebi...

Awoode Eebe waa mid wax ku qaadasho mudan!!! Daawo Muuqaaladaan

Published on May 25 2012 // Dhacdooyinka Caalamka, Wararka Somalia //  1,352 Reads
Awoode Eebe waa mid wax ku qaadasho mudan!!! Daawo Muuqaaladaan
Allihi na abuurtay ayaa leh awood oo dhan kaa oo ah midka xukuma aduunka aan ku noolnahay waxa uuna awood u leeyahay in uu sameysto waxa uu doono iyo sida uu doono. Wadanka Filibiin ayaa lagu arkay muuqaalkaan ayadoona caruurtaasi ay yihiin kuwo ku faraxsan nolosha ay ku jiraan xiligaan taa oo ay sheegeen...

Xildhibaan Cali Afgooye oo sheegay inay caawa jooggaan Degmada Afgooye, ayna beri xaqiijin doonaan ammaanka

Published on May 24 2012 // Wararka Somalia //  987 Reads
Xildhibaan Cali Afgooye oo sheegay inay caawa jooggaan Degmada Afgooye, ayna beri xaqiijin doonaan ammaanka
Xildhibaan Cali Sheekh C/Laahi “Cali Afgooye” ayaa wuxuu shaaca ka qaaday inay caawa ku hooyanayaan Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, isagoo intaasi ku daray inay beri u kuur-gelli doonaan sidii ay u suggi lahaayeen ammaanka. Xildhibaan Cali Sheekh C/Laahi “Cali Afgooye” oo ka mid...

Dhatarkii kaalinta ka qaaday dilka Osama oo la xukumay!!!!

Published on May 24 2012 // Dhacdooyinka Caalamka, Wararka Somalia //  1,914 Reads
Dhatarkii kaalinta ka qaaday dilka Osama oo la xukumay!!!!
Dhakhtar u dhashay dalka Pakistan oo ka caawiyey sirdoonka dalka Maraykanka dilkii loo geystey Osama Bin Laden ayaa lagu xukumay soddon sano oo xarig ah. Shakil Afridi ayaa lagu eedeeyey in uu qayaano qaran ku kacay uuna ka sameeyey dalka Pakistan barnaamij tallaal been abuur ah. Xoghayaha arrimaha dibada...

Ciidamadda Dowladda Soomaaliya oo gaaray Degmada Afgooye iyo General Dhaga Badan oo ka hadlay + Daawo Sawirada

Published on May 24 2012 // Wararka Somalia //  2,380 Reads
Ciidamadda Dowladda Soomaaliya oo gaaray Degmada Afgooye iyo General Dhaga Badan oo ka hadlay + Daawo Sawirada
Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya ayaa waxay gaareyn Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, sida uu galabta uu BBC-da uu u sheegay General C/Kariin Yuusuf Aadan “Dhaga Badan”. Abaan Duullaha Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed General C/Kariin Yuusuf Aadan “Dhaga Badan”, ayaa wuxuu...

Shir looga hadlaayay dagaalada Al Shabaab lagu qaaday oo Madaxtooyada Somaliya ka dhacay “Daawo Sawirada”

Published on May 24 2012 // Wararka Somalia //  703 Reads
Shir looga hadlaayay dagaalada Al Shabaab lagu qaaday oo Madaxtooyada Somaliya ka dhacay “Daawo Sawirada”
Shir ay maanta yeesheen Golaha Wasiirada oo uu shir-guddoominayey Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ahna Wasiirka Ganacsigga & Warshadaha Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin Heshiiskii Addis Ababa ee Madaxda Soomaalida, Howlgalka Ciidamada...

Dowladda Soomaaliya oo gacanta ku dhigtay wiil uu dhalay Masuul sare oo ka tirsan Xarakada Al Shabaab

Published on May 24 2012 // Wararka Somalia //  1,752 Reads
Dowladda Soomaaliya oo gacanta ku dhigtay wiil uu dhalay Masuul sare oo ka tirsan Xarakada Al Shabaab
Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya ayaa waxay xaqiijisay inay gacanteeda soo gellisay wiil uu dhalay Sarkaal sare oo ka tirsan Xarakada Al Shabaab, kaasoo ay sheegtay in uu ku yimid dadaalo xoogan oo ay sameysay. Hay’adda Nabad Suggida ee Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya ayaa waxay maanta Madaxtooyada Somaliya...

WAR DEG DEG: Wariye Axmed Cabdow Canshuur oo goor dhaw lagu dilay Magaalada Muqdisho

Published on May 24 2012 // Wararka Somalia //  935 Reads
WAR DEG DEG: Wariye Axmed Cabdow Canshuur oo goor dhaw lagu dilay Magaalada Muqdisho
Magaalada Muqdisho ayaa waxaa goor dhaw lagu dillay Allaha u naxariistee Wariye Axmed Cabdow Canshuur, kaasoo ay dilleen kooxo hubeysan oo aan la-aqoonsan waxa ay yihiin. Wariye Axmed Cabdow Canshuur oo ka mid ah Wariye-yaasha ka hawl-galla Idaacada Shabelle ee Magaalada Muqdisho, ayaa waxaa la-dillay...

Saraakiisha Xarakada Al Shabaab oo iskugu uruuray Magaalada Marka “XOG”

Published on May 24 2012 // Wararka Somalia //  2,163 Reads
Saraakiisha Xarakada Al Shabaab oo iskugu uruuray Magaalada Marka “XOG”
Saraakiisha Xarakada Al Shabaab ayaa waxay iskugu uruureyn Magaalada Marka ee Xaruunta Gobolka Shabeellaha Hoose, kadib markii ay culeys xoogan kala kulmeyn Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Somaliya iyo Ciidamadda Midowga Afrika ee Amisom. Weerarkii ay Ciidamadda Dowladda iyo Amisom ku qaadeen Deegaanada...

WAR DEG DEG: Ciidamadda Amisom iyo Ciidamadda Dowladda oo si weyn ugu dhawaaday Degmada Afgooye

Published on May 24 2012 // Wararka Somalia //  1,195 Reads
WAR DEG DEG: Ciidamadda Amisom iyo Ciidamadda Dowladda oo si weyn ugu dhawaaday Degmada Afgooye
Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamadda Midowga Afrika ee Amisom, ayaa waxay si weyn ugu dhawaadeen Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose, oo ay ku xoogaaneyd Xarakada Al Shabaab. Ciidamadaan ayaa waxay Degmada Afgooye ay ka soo galleen goobo badan oo qardo jeex u badan, waxayna si...

Dhamaan shacabkii ku dhaqnaa Ceelasha Biyaha iyo Lafoole oo halkaasi ku kala cararay “Daawo Sawirada”

Published on May 24 2012 // Wararka Somalia //  1,420 Reads
Dhamaan shacabkii ku dhaqnaa Ceelasha Biyaha iyo Lafoole oo halkaasi ku kala cararay “Daawo Sawirada”
Dhamaan shacabkii faraha badnaa ee ku dhaqnaa Deegaanada Ceelasha Biyaha iyo Lafoole ee Gobolka Shabeellaha Hoose, ayaa waxay ku kala carareyn Deegaanadaasi, markii ay si weyn ugu soo dhawaadeen Ciidamadda Dowladda iyo Amisom. Shacabka ayaa waxay dib ugu soo qul qulaayaan Magaalada Muqdisho, kadib markii...

Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in dagaalada si fiican loogu jabiyay Xarakada Al Shabaab “Top News”

Published on May 24 2012 // Wararka Somalia //  658 Reads
Madaxweynaha Soomaaliya oo sheegay in dagaalada si fiican loogu jabiyay Xarakada Al Shabaab “Top News”
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa wuxuu ka hadlay dagaalada xoogan ee xilligaan lagu qaaday Xarakada Al Shabaab, isagoona sheegay in si wanaagsan dagaalada looga gacan sareeyo Xoogaga Al Shabaab. Madaxweynaha Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya Mudane Shariif Sheekh Axmed oo ku sugan Magaalada Addis Ababa ee dalka...

Al Shabaab oo sheegtay in lagu soo qaaday dagaalo caalami ah iyo fariin ay u jeedisay shacabka Somaliyeed

Published on May 24 2012 // Wararka Somalia //  1,149 Reads
Al Shabaab oo sheegtay in lagu soo qaaday dagaalo caalami ah iyo fariin ay u jeedisay shacabka Somaliyeed
Xarakada Al Shabaab ayaa waxay markii ugu horeysay ay si weyn uga hadashay dagaalada xoogan ee ay ku soo qaadeen Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya iyo Ciidamadda Midowga Afrika ee Amisom. Xarakada Al Shabaab ayaa waxay shaaca ka qaaday in lagu soo qaaday dagaalo caalami ah, oo lagu doonaayo in...

Nin u dhashay dalka Turkiga oo lagu toogtay Magaalada Muqdisho iyo Dowladda Somaliya oo aan ka hadlin

Published on May 24 2012 // Wararka Somalia //  717 Reads
Nin u dhashay dalka Turkiga oo lagu toogtay Magaalada Muqdisho iyo Dowladda Somaliya oo aan ka hadlin
Nin u dhashay dalka Turkiga ayaa waxaa lagu toogtay Magaalada Muqdisho, iyadoo dhinaca kalana aysan weli ka hadlin Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya, oo iyadu gacanta ku heysa inta badan Magaalada Muqdisho. Rag indhaha soo duubtay ayaa waxay xalay gudaha u soo galleen Hotel ku yaalla Suuqa Bakaaraha, waxayna...

Xarakada Al Shabaab oo xabsiyada ka sii deysay rag badan oo xukuno kala duwan ay ku xukuntay

Published on May 23 2012 // Wararka Somalia //  1,511 Reads
Xarakada Al Shabaab oo xabsiyada ka sii deysay rag badan oo xukuno kala duwan ay ku xukuntay
Xarakada Al Shabaab oo xilligaan ay soo wajahday culeys xoog leh ayaa waxay xabsiyada ay ka sii deysay rag badan oo ay ku xukuntay xukuno kala duwan, kadib markii ay culeys kala kulantay dhinaca Ciidamadda Dowladda iyo Amisom. Al Shabaab ayaa waxay raggaan ay ka sii deysay xabsiyada ay ku lee-dahay Deegaanada...

Nin u dhashay dalka Malawi oo iska gooyay GUSKA + Daawo Sawirada

Published on May 23 2012 // Dhacdooyinka Caalamka, Wararka Somalia //  3,583 Reads
Nin u dhashay dalka Malawi oo iska gooyay GUSKA + Daawo Sawirada
Nin u dhashay dalka Malawi ayaa wuxuu iska jaray xubintiisa taranka, kadib markii uu u baahday lacago, si’uu u helo lacagaha uu u baahan yahay ayaa wuxuu sheegay in uu u baahday in uu iska gooyo xubintiisa muhiimka ah. Pilirani Lazaro ayaa wuxuu go’aansaday in uu iska gooyo xubintiisa taranka, isagoona...

Wasiir maanta booqday Wasaaradii Waxbarashada ee Kacaanka + Daawo Sawirada

Published on May 23 2012 // Wararka Somalia //  816 Reads
Wasiir maanta booqday Wasaaradii Waxbarashada ee Kacaanka + Daawo Sawirada
Ku-Simaha Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya ahna Wasiirka ganacsigga Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Kaliif oo maanta booqday Wasaaradda Waxbarashada ee Xukuumadda Soomaaliya iyo dugsiga H/dhexe iyo Sare ee Xamar Jajab kaasoo ay wax ka bartaan 590 arday kuwaasoo si lacag la’aan ah wax ku barta. Ugu...

WAR DEG DEG: Gabar ka tirsan Xarakada Al Shabaab oo dil qorsheysan fulisay

Published on May 23 2012 // Wararka Somalia //  1,939 Reads
WAR DEG DEG: Gabar ka tirsan Xarakada Al Shabaab oo dil qorsheysan fulisay
Gabar dhalinyaro ah oo ka tirsan Xarakada Al Shabaab ayaa waxay galabta fulisay dil qorsheysan oo ay u geysatay nin ganacsade ah oo ka tirsan, ganacsatada Soomaaliyeed ee Dahabka keena Magaalada Baydhabo. Ninkaan ganacsada ah oo lagu magacaabo Cabdi Iidow ayaa waxay ku toogatay, xilli uu galabta uu dhex...

General Dhaga Badan oo ka hadlay dagaalada culus ee ay ku qaadeen Xoogaga Shabaab “Top News”

Published on May 23 2012 // Wararka Somalia //  981 Reads
General Dhaga Badan oo ka hadlay dagaalada culus ee ay ku qaadeen Xoogaga Shabaab “Top News”
General Dhaga Badan ayaa wuxuu si faah faahsan uu uga hadlay dagaalada culus ee ay ku qaadeen Xoogaga Shabaab, oo dagaalo xoogan kula jira Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya. Abaan Duullaha Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed General C/Kariin Yuusuf Aadan (Dhaga Badan), oo la-hadlay Idaacada BBC-da laanteeda...

Ciidamadda Dowladda oo madaxa ka jabiyay nin miino ku aasaayay Suuqa Bakaaraha “Aqriso”

Published on May 23 2012 // Wararka Somalia //  1,063 Reads
Ciidamadda Dowladda oo madaxa ka jabiyay nin miino ku aasaayay Suuqa Bakaaraha “Aqriso”
Ciidamadda Dowladda Kmg ah ee Soomaaliya ayaa waxay kahor taggeen dambiile doonaayay in uu dhibaato uu u geysto, dadka Soomaaliyeed ee ganacsiga ku leh Suuqa Bakaaraha iyo kuwa kale ee u soo dukaameysi tagga. Nin dhalinyaro ah oo ka tirsan Xarakada Al Shabaab ayaa wuxuu maanta doonaayay in uu miino ku...

Qiso xanuun badan dhex martay lamaane Somaliyeed, gabar Somaliyeed oo si xun loo-galay

Published on May 23 2012 // Dhacdooyinka Caalamka, Wararka Somalia //  2,482 Reads
Qiso xanuun badan dhex martay lamaane Somaliyeed, gabar Somaliyeed oo si xun loo-galay
Dhacdadaan ayaa waxay dhex martay mucaashiqiin Soomaaliyeed, kuwaa oo in muddo ah wada socday, waxaana lagu kala magacaabaa Fatxi iyo Nasir, Fatxi ayaa ka sheekeysay qisadaan. Waxayna sheekadu ku bilaabaneysaa sidatan. Waxaan ku dashay degmada Wardhigley ee magaaladda Muqdisho, sanadka markuu ahaa 1981-kii,...

WAR DEG DEG: Dagaalo culus oo lagu qaaday Al Shabaab iyo Deegaanka Kaxda oo xoog looga saaray

Published on May 23 2012 // Wararka Somalia //  1,140 Reads
WAR DEG DEG: Dagaalo culus oo lagu qaaday Al Shabaab iyo Deegaanka Kaxda oo xoog looga saaray
Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamadda Midowga Afrika ee Amisom ayaa waxay goor dhaw ay dagaalo culus ku qaadeen Xoogaga Shabaab, wuxuuna dagaalku gallay maalintiisii labaad. Ciidamadda Dowladda iyo Amisom ayaa waxay dagaalo xoogan ku qaadeen Xoogaga Shabaab, waxayna ka saareyn Deegaanka...

Saraakiisha Amisom oo digniin culus u jeediyay shacabka ku dhaqan Degmada Afgooye

Published on May 23 2012 // Wararka Somalia //  639 Reads
Saraakiisha Amisom oo digniin culus u jeediyay shacabka ku dhaqan Degmada Afgooye
Saraakiisha Amisom ayaa waxay digniin adag ay u jeediyeen shacabka ku dhaqan Degmada Afgooye, xilli Amisom ay sheegtay inay qorsheyneyso sidii ay Xarakada Al Shabaab ugala wareegi laheyd gacan ku heynta Degmada Afgooye. Saraakiisha Amisom ayaa waxay intoodu badan ay sheegeen inaysan joogsan doonin dagaalada...
Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter!

Feed!

Dhacdooyinka Caalamka

Arin argagax iyo naxdin leh oo dhex martay wiil iyo gabar oo isku ahaa ilma abti iyo ilma eedo

Arin argagax iyo naxdin leh oo dhex martay wiil iyo gabar oo isku ahaa ilma abti iyo ilma eedo

Arintaan oo runtii ah mid aad u naxdin badan ayaa waxay dhex martay lamaane Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Aadan iyo Suraya, dad ku dhaw dhaw Aadan...
Awoode Eebe waa mid wax ku qaadasho mudan!!! Daawo Muuqaaladaan

Awoode Eebe waa mid wax ku qaadasho mudan!!! Daawo Muuqaaladaan

Allihi na abuurtay ayaa leh awood oo dhan kaa oo ah midka xukuma aduunka aan ku noolnahay waxa uuna awood u leeyahay in uu sameysto waxa uu doono iyo sida...
Dhatarkii kaalinta ka qaaday dilka Osama oo la xukumay!!!!

Dhatarkii kaalinta ka qaaday dilka Osama oo la xukumay!!!!

Dhakhtar u dhashay dalka Pakistan oo ka caawiyey sirdoonka dalka Maraykanka dilkii loo geystey Osama Bin Laden ayaa lagu xukumay soddon sano oo xarig ah. Shakil...
Nin u dhashay dalka Malawi oo iska gooyay GUSKA + Daawo Sawirada

Nin u dhashay dalka Malawi oo iska gooyay GUSKA + Daawo Sawirada

Nin u dhashay dalka Malawi ayaa wuxuu iska jaray xubintiisa taranka, kadib markii uu u baahday lacago, si’uu u helo lacagaha uu u baahan yahay ayaa wuxuu...
Ma taqaanaa maalinta beenta ay u yaqaaniin ….

Ma taqaanaa maalinta beenta ay u yaqaaniin ….

1da April, dadka aaminsan Christianity- ga waxa ay u yaqaanaan APRIL FOOLS’S DAY{ beenta April.} waxaase in la is waydiiyo mudan maalintan maxay...