Archive for the ‘Fanka iyo Suugaanta’ Category:

Fanaaniinta Dalmar Yare & Farxiyo Kabayare oo Hees cusub soo saaray: “DAAWO”

Published on May 25 2012 // Fanka iyo Suugaanta //  697 Reads
Fanaaniinta Dalmar Yare & Farxiyo Kabayare oo Hees cusub soo saaray: “DAAWO”
Fanaaniintaan ee kala ah Farxiyo Kabayare iyo Darmar Yare ayaa soo saaray muuqaalka hees cusub oo aad u macaan laguna magacabo “Dhunkasho”, wexeyna labdaan fanaan si wanaagsan u jileen macnaha heesta. Farxiyo Kobayare oo kamida fanaaniinta codkooda aadka loo jecelyahay lagu tilmaamo in ayba...

Somaliwood oo lagu wado in dhawaan laga sameeyo Muqdisho..

Published on May 21 2012 // Dhacdooyinka Caalamka, Fanka iyo Suugaanta //  1,372 Reads
Somaliwood oo lagu wado in dhawaan laga sameeyo Muqdisho..
Fikirka ah in laga furo xaruun u dhiganta sida Hollywood-ka wadankeena Somalia waxaa leh dhalinyaro Soomaali ah oo in muda ahaa ku noolaa wadanka Mareekanka ka gadaal markii ay ogaadeen ama ay barteen dhaqanka iyo sida loo sameeyo aflaamta. Waxa ayna tababaro badan ka heleen shirkada Hollywood-ka oo...

Ikaran Caraale oo la mehersaday

Published on May 19 2012 // Dhacdooyinka Caalamka, Fanka iyo Suugaanta //  1,920 Reads
Ikaran Caraale oo la mehersaday
Fanaanada qurbaha ku soo shaacbaxday ee ikraan Caraale oo guurkedu ka dhacayo gudaha Magaalada Hargeysa Waxaa Maanta magaalada Hargeysa ee xarunta u ah Jamhuuriyadda iskeed isku magacaawday ee Somaliland ka dhacayo xaflada meherka ikraan cali Maxamed iyo Saxardiid Maxamed Saxardiid Carraale. Wariye...

Maxaa ka taqaana Faruun Birimo? Taariikh kooban

Published on May 14 2012 // Fanka iyo Suugaanta //  1,138 Reads
Maxaa ka taqaana Faruun Birimo? Taariikh kooban
Fartuun ahmed sahal (birimo) waxay fanka soo gashay 1994 waxaa ku soo jiiday fanaka nin a yirahdo toolmoon fartuun fanak figaraday ka haysatay wuxu ahaa in uu fanku dhib miidhan yahay taas oo run ah fartuun hore fan uma gelin heesan ma lahayan taas oo dhibta dhibteedi ah lakiin nasib kay lahay baa wuxu...

Dareen & Fiska Oo isku heysta Bashiir Hanuuniye

Published on May 07 2012 // Dhacdooyinka Caalamka, Fanka iyo Suugaanta //  3,349 Reads
Dareen & Fiska Oo isku heysta Bashiir Hanuuniye
Waxaa soo baxay warar sheegaaya in wali Nimco Dareen ay jeceshahay Bashiir hanuuniye, isla markaana ay sameysay isku-dayo ay ku hananeyso Bashiir hanuuniye taas oo qasabtay in Farxiya Fiska Difaac adag gasho. Wararka Magaalada London la isla dhex maraayo ayaa sheegaaya in Nimco Dareen ay aad u jecleed...

Fanka Fartuun Birimo iyo Feysal Hanad

Published on May 05 2012 // Fanka iyo Suugaanta //  1,101 Reads
Fanka Fartuun Birimo iyo Feysal Hanad
Fartuun Axmed Sahal Birimo iyo kooxda Waayaha Cusub ayaa soo saaray hees lagu magacaabo Guul iyo Midnimo oo Dhaanta ah, waxaa heesta si wanaagan uga dhax muuqata Fartuun Birimo oo jabaq iyo jiib wanaagsan ka heleysa . Fanaaniinta Waayaha Cusub oo dhawaan ku wajahan gobalka Galgaduud Maxaad kala socota...

Taariikhda Fanaanada Codka halaasiga Xaliima Khaliif Magoole

Published on Apr 29 2012 // Fanka iyo Suugaanta //  1,237 Reads
Taariikhda Fanaanada Codka halaasiga Xaliima Khaliif Magoole
Xaliimo Khaliif Cumar barre oo ku magac-dheereed ((Magool )) ama ((boqorada codka ))waxay ku dhalatey gobolka Hiiraan gaar ahaan degmada Beledweyne sanadkii 1943kii.xaliimo khaliif waxa eey usoo wareegtay magaalada muqdisho ayada oo yar ,waxa eena ku soo kortay guriga abtigeed maxamed xaaji kadibna hargeyso...

Fanaanka codka bilicsan Cabdi Diini.. Taariikh kooban..

Published on Apr 27 2012 // Fanka iyo Suugaanta //  673 Reads
Fanaanka codka bilicsan Cabdi Diini.. Taariikh kooban..
Cabdi diini waxa uu fanka soo galay 1973-kii isagoo aad u yar waxa uu kamid ahaa ubixii kacaanka,ha yeeshee waxa uu heesihii hirgalay kaqeyb galay oo lagu soo saari jiray dhalinyarada 1980-ki heestii uu tartanka uga qeyb galay waxaa lagu magacaabaa Dayax dadka qaarna waxa ay u yaqaanaan Dardaaran, waxa...

Taariikh faneedka Farxiya Fiska.. Aqriso

Published on Apr 22 2012 // Fanka iyo Suugaanta //  2,485 Reads
Taariikh faneedka Farxiya Fiska.. Aqriso
Fanaanada Farxiya Axmed Farxiya Fiska oo sanadahan danbe ka soo shaacbaxday dhamaan gayiga Somaliyeed iyo meel waliba oo ay Dadka Soomaaliyeed ay ku nool yihiin waa Xidigta sanadkii 2010 loo doortay in ay aheyd Fanaanadii loogu jeclaa. Fanaanada Farxiya fiska waxay ku dhalatay magaalada Wabxo ee ka tirsan...

Taariikh faneedka Ikraan Caraale

Published on Apr 18 2012 // Fanka iyo Suugaanta //  1,239 Reads
Taariikh faneedka Ikraan Caraale
Halkaan waxaan kusoo gudbinayaa qormo horay loogu daabacay website-yada soomaalida ah waana taariikh nololeydkeyga oo kooban, goordhowna taageerayaasheyda waxaan usoo gudbinayaa taariikhda oo buuxdo iyo arimo kale oo faro badan oo aan diyaarintooda wado haduu ALLE idmo. Fanaanadan magaceeda oo buuxa...

Fanaanka Tubeec Oo ka hadlay qarixii Tiyaatarka

Published on Apr 17 2012 // Fanka iyo Suugaanta //  556 Reads
Fanaanka Tubeec Oo ka hadlay qarixii Tiyaatarka
Fannaanka weyn ee Soomaaliyeed Maxamed Suleymaan “Tubeec” ayaa bogaadiyay dadaalka ay dowladda KMG ah ugu jirto soo nooleeynta fanka iyo dhaqanka Soomaliyeed, isagoo ugu baaqay madaxda qaranka in aanay kadaalin baaritaanka lagu ogaanayo ciddii ka danbeysay qaraxii dhawaan ka dhacay xarunta golaha...

Kariina Kapoor oo diiday in aan la shaacin arooskeeda

Published on Apr 16 2012 // Fanka iyo Suugaanta, Wararka Somalia //  1,235 Reads
Kariina Kapoor oo diiday in aan la shaacin arooskeeda
Dhawaan ayay aheyd kolkii la shaaciyay guurka atariishada caanka ah ee Karina Kapoor oo ka mid ah jilaayaasha ugu sheenada badan Boolywood-ka. Taageera yaasha Kareena Kapoor iyo weliba qosykeeda waxa ay sugi la’yihiin guurka Kareena, laakiin atariishadu waxa ay dooneysaa inaan laga hadlin arimaha guurkeeda,...

Taariikh faneedka Axmed Cali Cigaal

Published on Apr 16 2012 // Fanka iyo Suugaanta //  686 Reads
Taariikh faneedka Axmed Cali Cigaal
AHMED Cali CIGAAL wuxuu galaya fanka isagoo yar oo ah arday waxana ahayd sanadkii 1967 wuuxuuna ka bilaabay Riwayadii la Dhiihi jiray SHABEEL NAAGOOOD waxaan sameeyey XASAN SHIIKH MUUMIN waxaa ku xigatay Riwayadii la oran jiray YIXAAS DHEGADUUB oo u sameeyey MAXAmoud SANGUB waa labadii Riwaayadood ee...

Al-Fanaan Fadal Shakir oo fanka iska dhaafay

Published on Apr 12 2012 // Fanka iyo Suugaanta //  633 Reads
Al-Fanaan Fadal Shakir oo fanka iska dhaafay
Fanaan Fadl Abdulrahman Shamandar oo ku magac dheer Fadl Shaker kana mid ah fanaaniinta ugu caansan dunida carabta ayaa shaaca ka qaaday inuu gabi ahaanba joojiyey heesaha,isagoo sheegay inuu ka toobad keenay. Fanaankan u dhashay dalka Lubnaan laakin asal ahaan kasoo jeeda wadanka Falastiin ayaa sheegay...

Fanaanada Xaawo Xiin oo laga raacadeeyay Istuudiyaha Universal TV ee Magaaladda London

Published on Apr 11 2012 // Fanka iyo Suugaanta //  1,306 Reads
Fanaanada Xaawo Xiin oo laga raacadeeyay Istuudiyaha Universal TV ee Magaaladda London
Fanaanada dhawaan soo shaac baxday ee Xaawa Kiin ayaa waxay xalay weji gabax ay kala kullantay Istuudiyaha Universal TV ee Magaaladda London, ka gadaal markii uu ka raacadeeyay Farsama-yaqaanka Universal ee Cabdi Khani Baa. Xilli Xaawa Kiin laga duubaayay muuqaal Video ah ayaa waxay dhagaha ka fureysatay...

Ma laga yaabaa in Tiiyaatarka dib munaasabad loogu qabto?

Published on Apr 07 2012 // Fanka iyo Suugaanta, Wararka Somalia //  405 Reads
Ma laga yaabaa in Tiiyaatarka dib munaasabad loogu qabto?
Qaraxyada inta badan ka dhaca magaalada Muqdisho ayaa ah kuwa lasoo agaasimo oo intooda badan ay ka warhayaan qaar ka mid ah hogaanka sare ee DKMG Somaila, waxaana dhacdo in qarax ka dib koox walba ay sheegto in ay ka warhayeen ama ay la socdeen qaraxaasi. Tiyaatarka Qaranka Soomaaliya ayaa dhawaan waxaa...

Fanaanka Xasan Dhuxul iyo hees cusub!! DAAWO

Published on Apr 02 2012 // Fanka iyo Suugaanta //  534 Reads
Fanaanka Xasan Dhuxul iyo hees cusub!! DAAWO
Fanaanka weyn Xassan Dhuxul Laab Salaax Ayaa soo saaray hees cusub oo ugu magic daray GUUR heestani waa hees waxyaabo badan kulansatay kuna soo biirtay fanka sanadka aaynu joogno 2012, heeskan waa hees laga dheehan karo Duco, Dardaaran, Jaceyl Iyo Weliba Amaaan. Heeska Waxaa erayadiisa qoray, laxanka,...

Tiyaatarka Soomaaliya oo dhawaan dib ugu soo laaban doon sidii hore…

Published on Mar 31 2012 // Fanka iyo Suugaanta //  474 Reads
Tiyaatarka Soomaaliya oo dhawaan dib ugu soo laaban doon sidii hore…
Dhayac tir lagu sameeyay tiyaatarka weyn ee Soomaaliya ayaa waxa uu haatan marayaa meel aad u wanaagsan ayadoona masuuliyiin tiro badan oo ka tirsan DKMG Somalia ay ku mashquulsanayeen mudooyinkii ugu danbeynbeeyay sidii lagu dib loogu soo celin lahaa hanaankiisa hore tiiyaatarka caalamiga ah ee Muqdisho. Rajada...

Fanaanada Ikran Caraale Oo bog cusub sameysatay

Published on Mar 28 2012 // Fanka iyo Suugaanta //  1,274 Reads
Fanaanada Ikran Caraale Oo bog cusub sameysatay
Fanaanada caanka ah ee ikraan caraalle ayaa waxeey kamid noqoneysaa fanaaniintii ugu horeeyay ee bog aay leeyihiin kusoo biiriyo aalada internetka, ikraan caraalle ayaa kamid ah fanaaniintii 21kii sano ee u danbeeyay sooshaac baxay. Boga cusub ee kusoo biiray aallada internetka ee ikraan caraalle ayaa...

Axmed Biif Oo Boosaaso yimid!!!

Published on Mar 26 2012 // Fanka iyo Suugaanta //  554 Reads
Axmed Biif Oo Boosaaso yimid!!!
Fanaanka soomaaliyeed Axmed Cabdikariin Maxamed’ Axmed Biif’ oo ay la socdeen Fanaaniinta kala ah Abwaan cabdirashiid yuusuf Jabriil iyo Maxamuud Cali haafuun ayaa shalay si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari. Axmed Biif oo ka hadlay Socdaalka ay ku yimaadeen...

Tartanka Fanka Soomaalida & Fanaanada Faadumo Haryan!!!

Published on Mar 25 2012 // Fanka iyo Suugaanta //  859 Reads
Tartanka Fanka Soomaalida & Fanaanada Faadumo Haryan!!!
Fanaaniinta Da’da yar ee Ku soo Kordhay Fanka Soomaaliyeed Tan Iyo Markii Ay Meesha Ka baxday Doowladii Maxamed Siyaad bare Ayaa La soo baxayay Dhaqano Ku Cusub Fanka Soomaaliyeed. Fanaanadda Codka Macaan ee Faadumo Haryan oo Fanka Ku soo Biirtay Mudo aan Sidaa U Fogayn Ayaa Qaab magan galyo Ah Ugu...

Fanaanada Laki Waceys Oo afka furatay !!!!

Published on Mar 24 2012 // Fanka iyo Suugaanta //  1,269 Reads
Fanaanada Laki Waceys Oo afka furatay !!!!
Mudo Ka Dib Waxaa Soo If baxday Ula Jeedada Loo Qaaday Heesta Hal Ku dhigeedu yahay Sinji Quursi; oo Ay Ku Luuqayso Fanaanadda Codka Macaan ee Laki Xaaji waceys. Abwaan waliba Suugaantiisa Wax Buu Ku Cabiraa Hadba Wixii Waqtigaasi Taagan oo Bulshada Wax Ku soo Kordhinaya Iyadoo Mararka Qaarna Abwaanka...

Dacwad ka dhan ah Bashiir Hanuuniye oo ka furantay England

Published on Mar 23 2012 // Fanka iyo Suugaanta, Wararka Somalia //  3,176 Reads
Dacwad ka dhan ah Bashiir Hanuuniye oo ka furantay England
Sida warar dhawaan naga soo gaaray wadanka England Ayaa Sheegaya In Fanaanadda Farxiyo Fiska Ay Dacwad Ku soo oogtay Muusikiistaha Ay kala Tageen Bashiir Hanuuniye. Fanaanadda Ayaa Ku Tilmaamtay In Bashiir Hanuuniye uusan Noqon Karin aabe sababta Ayeey Ku Sheegtay In uu Ku In kiray Canug ay U dhashay. Hadalka...

Tawil Khanna Oo jeclaatay Salman Khan

Published on Mar 21 2012 // Dhacdooyinka Caalamka, Fanka iyo Suugaanta //  1,044 Reads
Tawil Khanna Oo jeclaatay Salman Khan
Tawikal Khanna oo ka mid ah jilaayaasha ugu caansan aflaamta Hindida oo la hadleysay TV ku hadla afka Urdu-ga ayaa ka markii ugu horeysay sheegtay in ay aad u jeceshahay in ay filin la jisho Aktarka weyn ee reer Khan Salman. Aktarada ayaa sheegtay in ay ku dooraneyso kaliya murqaha oo ay sheegtay in...

Abwaan Qaali ah oo geeriyooday Nairobi

Published on Mar 20 2012 // Fanka iyo Suugaanta //  673 Reads
Abwaan Qaali ah oo geeriyooday Nairobi
Waxaa goor dhaweyd ku Geeryooday Magaalada Neyroobi ee Dalka Kenya isbitaal ku Yaala Marxuum Abwaan Xasan Maxamed Maxamuud’ Xasan Jaceyl’ oo ka tirsanaan jiray Hoboladii waabari xiliyadaan danbana ka mid ahaa wariyaashii Idaacada Horn AFRIKA,waxaana Marxuumku ku xanuunsanayaya mudooyinkii...

Ma dhab baa in Fanaanadda Fartuun Cumar Ay Baagamuudo Soo wajahday?

Published on Mar 17 2012 // Fanka iyo Suugaanta //  1,431 Reads
Ma dhab baa in Fanaanadda Fartuun Cumar Ay Baagamuudo Soo wajahday?
Fanaanadda Fartuun Cumar oo Ka Mid Ah Fanaaniinta Da’da yar ee Soo Koraya Isla markaana Caan ka Ku ah Heesaha Koobiga ah Ayaa Mudo Labo Sano ah Waxaa La soo Dirsay Magaamuudo Kadib Markii Ilaa 18 show oo Ay qaban lahayd Ay Ka Fashilmeen. Ilal Xoog Ogaal ah oo aan Ka Helnay Warkaan Ayaa sheegaya...

Fanaanka weyn ee C/risaaq Gaadaco oo shuunka laga xiiray. DHACDO QOSOL BADAN

Published on Mar 15 2012 // Fanka iyo Suugaanta //  5,550 Reads
Fanaanka weyn ee C/risaaq Gaadaco oo shuunka laga xiiray. DHACDO QOSOL BADAN
Hadalheynta ugu badan ee Somalida London ayaa noqotay qiso ku dhacday Fanaanka Cabdi Risaaq Gaadaco oo haweeneey uu shukaansanayay mudo dheer ay ka xiirtay Shuunka (Bisqinta ama timahiisa hoose. Haweeneeyda Somalida oo ku nool Magaaladda London ayaan la ogeyn waxyaabaha ku qasbay inay Cabdi Risaaq Gaadaco...

Sir Culus oo laga helay Fanaanada Farxiya Fiska…

Published on Mar 13 2012 // Fanka iyo Suugaanta //  5,044 Reads
Sir Culus oo laga helay Fanaanada Farxiya Fiska…
Fanaanadda Qaaliga Ah ee Farxiyo Fiska oo Codkeeda Sida Weyn Looga Daba dhacay Ayaa Sir Culus oo Ku Saabsan Jaceylkeeda Muddo Kadib Soo If baxday. Qof Waliba oo Koomkaan Dushiisa Ku Nool Mar Buu Jaceyl Dha dhamiyaa Balse NasiiB ayaa La Isku Dhaafay Fanaanadda Farxiyo Fiska oo In Muddo Ah Ka Meer Meeraysay...

Fanaanka Fu’aad Cumar Yare iyo Heesta bal soo orod

Published on Mar 11 2012 // Fanka iyo Suugaanta //  585 Reads
Fanaanka Fu’aad Cumar Yare iyo Heesta bal soo orod
Fanaanka Fu’aad cumar yare oo ah fanaan aad loo jecelyahay ayaa heesta uu qaado, ee bal soo orod noqotay hees uu leeyahay ALLAHA U NAXARISTE FANAANKI ABWAANKII LAXAMISTIHI, waynaa ee reer jabouti waa JAAMAC HADAAF oo qaaday sannadkii 1975 kii fanaankan oo la helay muuqaal heesta oo lagu kaydiyo tv...

Soo dhaweynta fanaanada Zeynab Laba Dhagax (Video)

Published on Mar 09 2012 // Fanka iyo Suugaanta, Wararka Somalia //  1,166 Reads
Soo dhaweynta fanaanada Zeynab Laba Dhagax (Video)
Zeynab Laba Dhagax oo kagu soo dhaweeyey magaalada Muqdisho Daawo Video
Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter!


Feed!

Dhacdooyinka Caalamka

Arin argagax iyo naxdin leh oo dhex martay wiil iyo gabar oo isku ahaa ilma abti iyo ilma eedo

Arin argagax iyo naxdin leh oo dhex martay wiil iyo gabar oo isku ahaa ilma abti iyo ilma eedo

Arintaan oo runtii ah mid aad u naxdin badan ayaa waxay dhex martay lamaane Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Aadan iyo Suraya, dad ku dhaw dhaw Aadan...
Awoode Eebe waa mid wax ku qaadasho mudan!!! Daawo Muuqaaladaan

Awoode Eebe waa mid wax ku qaadasho mudan!!! Daawo Muuqaaladaan

Allihi na abuurtay ayaa leh awood oo dhan kaa oo ah midka xukuma aduunka aan ku noolnahay waxa uuna awood u leeyahay in uu sameysto waxa uu doono iyo sida...
Dhatarkii kaalinta ka qaaday dilka Osama oo la xukumay!!!!

Dhatarkii kaalinta ka qaaday dilka Osama oo la xukumay!!!!

Dhakhtar u dhashay dalka Pakistan oo ka caawiyey sirdoonka dalka Maraykanka dilkii loo geystey Osama Bin Laden ayaa lagu xukumay soddon sano oo xarig ah. Shakil...
Nin u dhashay dalka Malawi oo iska gooyay GUSKA + Daawo Sawirada

Nin u dhashay dalka Malawi oo iska gooyay GUSKA + Daawo Sawirada

Nin u dhashay dalka Malawi ayaa wuxuu iska jaray xubintiisa taranka, kadib markii uu u baahday lacago, si’uu u helo lacagaha uu u baahan yahay ayaa wuxuu...
Ma taqaanaa maalinta beenta ay u yaqaaniin ….

Ma taqaanaa maalinta beenta ay u yaqaaniin ….

1da April, dadka aaminsan Christianity- ga waxa ay u yaqaanaan APRIL FOOLS’S DAY{ beenta April.} waxaase in la is waydiiyo mudan maalintan maxay...