KURBADA CAASHAQA MAXAA LAYGU KOOBAY ? “Qiso jaceyl oo dhab ah” Qeybtii 7-aad

Published on Dec 11 2010 By: Sabah Ali //  2,325 Reads  // Dhacdooyinka Caalamka


Qaybtii tan ka horeysay waxa ay noo maraysay iyadoo Khadro hurdo ka quusatay waxay arinta kolba dhan u gedisane ay u soo baxdey labo arin midi ay yeelli laheed kuwaasi oo mid midka kale ka culus tahay.

Labada arin ee u soo baxdey Khadro: waa mida hore Saadaq oo aysan horey ugu ogayn fudayd iyo deg deg oo arintan uu u soo bandhigay ay tahay mid dhab ah oona ka tan badisay inuu qariyo, hadii ay ku laadane(Dayrisane) laga yaabo inuu dhub daran ka soo wajahi karo.

Waa mida labaad Khadro oo horeyba u sii ogayd in Aabaheed aysan marna ka suurto aqbalayn in inamadiisa uu niman u guuriyo iyagoon waxbarashada dhameysan oo dibadda loo dirin, asigoona aaminsanaa in gabadhu markay is anfacdo kadib u dhaqaaqdo guurka.

Khadro Aabaheed oo ahaa nin aqoon u saaxiib ah, isla markaane hanti Allaah siiyey ayaa aad u jeclaaa horumarka caruurtiisa, wuxuuna habeenkaas Khadro ku gaartay soo jeed ilaa galinkii dambe ay dhacdey, hase yeeshee waxay ugu dambayn ku gaartay go’aan inay Saadaq u sheegto inuu naftiisa dejiyo, asigoona niyadda ku haayo wax walbo inay yihiin qadar oo hadii Alle isku qoray is heli doonaan.

Si kastaba ha ahaatee Khadro markii uu waagi baryey way aadi waysay Iskuulka oo waxay dareemaysay dalkii xaflada iyo kii hurdo la’aanta ay habeenkaas la kulantay iyadoona Cali subaxaas uu iskuulka ku sugayey go’aanka Khadro ay soo gaari doonto.

La soco qeybta 8-aad ee KURBADA CAASHAQA MAXAA LAYGU KOOBAY?

W/Q: Abdulkadir Abdirahman
Abdulkadir@banadir24.com
Dadir2003@hotmail.com

Related posts:

  1. KURBADA CAASHAQA MAXAA LAYGU KOOBAY? “Qiso jaceyl oo dhab ah” Qeybtii 6-aad
  2. KURBADA CAASHAQA MAXAA LAYGU KOOBAY? “Qiso jaceyl oo dhab ah” Qeybtii 4-aad
  3. KURBADA CAASHAQA MAXAA LAYGU KOOBAY? “Qiso jaceyl oo dhab ah” Qeybtii 3-aad
  4. KURBADA CAASHAQA MAXAA LAYGU KOOBAY? “Qiso jaceyl oo dhab ah” Qeybtii 1-aad
  5. KURBADA CAASHAQA MAXAA LAYGU KOOBAY? “Qiso jaceyl oo dhab ah” Qeybtii 5-aad

3 Comments

  1. Wadsalamantihin aqiyerta dhaman xiseso qisoyinka jacely shekadan waa sheko layab leh

  2. Wan idin slmy dhamn aqristayasha sharfta bdn oo ku txn shekoyinka jcylka aniga runti adbn uga hela qisoyinka inta madan dhex maro mucashaqinta wxna inta bdn kahela mrky lamanayasha kugulestan jcylkoda ugu danbenti wdku mhdsn tihin byyyyyyyyyyy

  3. Asc dhamaan aqris tayaasha& qoraaga
    salaan kadib qisadaan waan kahelay runtii ee haga caajis nina ee halkaas kasii wada ok mahad sanidiin

Leave a comment

Subscribe to our RSS Feed! Follow us on Facebook! Follow us on Twitter!


Feed!

Dhacdooyinka Caalamka

Arin argagax iyo naxdin leh oo dhex martay wiil iyo gabar oo isku ahaa ilma abti iyo ilma eedo

Arin argagax iyo naxdin leh oo dhex martay wiil iyo gabar oo isku ahaa ilma abti iyo ilma eedo

Arintaan oo runtii ah mid aad u naxdin badan ayaa waxay dhex martay lamaane Soomaaliyeed oo lagu kala magacaabo Aadan iyo Suraya, dad ku dhaw dhaw Aadan...
Awoode Eebe waa mid wax ku qaadasho mudan!!! Daawo Muuqaaladaan

Awoode Eebe waa mid wax ku qaadasho mudan!!! Daawo Muuqaaladaan

Allihi na abuurtay ayaa leh awood oo dhan kaa oo ah midka xukuma aduunka aan ku noolnahay waxa uuna awood u leeyahay in uu sameysto waxa uu doono iyo sida...
Dhatarkii kaalinta ka qaaday dilka Osama oo la xukumay!!!!

Dhatarkii kaalinta ka qaaday dilka Osama oo la xukumay!!!!

Dhakhtar u dhashay dalka Pakistan oo ka caawiyey sirdoonka dalka Maraykanka dilkii loo geystey Osama Bin Laden ayaa lagu xukumay soddon sano oo xarig ah. Shakil...
Nin u dhashay dalka Malawi oo iska gooyay GUSKA + Daawo Sawirada

Nin u dhashay dalka Malawi oo iska gooyay GUSKA + Daawo Sawirada

Nin u dhashay dalka Malawi ayaa wuxuu iska jaray xubintiisa taranka, kadib markii uu u baahday lacago, si’uu u helo lacagaha uu u baahan yahay ayaa wuxuu...
Ma taqaanaa maalinta beenta ay u yaqaaniin ….

Ma taqaanaa maalinta beenta ay u yaqaaniin ….

1da April, dadka aaminsan Christianity- ga waxa ay u yaqaanaan APRIL FOOLS’S DAY{ beenta April.} waxaase in la is waydiiyo mudan maalintan maxay...