By: Jacfaryare //  Mar 07 2013 at 9:18 am //  1,908 Reads  // Fanka iyo Suugaanta

Ajay Devgn iyo Xaaskiisa Kajol oo ka soo muuqday Shashada Muda dheer kadib

  • Share
  • Comments
  • Print Print


ajay_and_kajol
Actarka caanka ah ee ka soo jeeda Dalka Hindiya Ajay Devgan oo ka soo muuqday Shashada ayaa waraysi uu siiyay TV Satar waxa uu ku sheegay in uu aad ula dhacsan yahay in mar kale uu wajiya cusub ku arko Xarunta Filimaanta Hindiya ee Bolloywoodka.

Labada Actar ee Caanka ah Ajay Devgan iyo Kajol ayaa labaduba ka soo muuqday Show lugu qabanayay Xarunta Bolloywoodka waxa ayna si wada jir ah u sheegen in uu jiri doono filim dhawaan ay labadaa Lamaane
soo saari doonaan .

Ajay Devgan ayaa qaba Kajol waxa ayna u haysaa laba caruur ah kuwaa oo ku nool Magaalada Mumbia ee Dalka hindiya oo ajay devgaan ku dhshay 2 Apriil 1969kii .

Ajay davgaan ayaa soo saaray Filimaan badan waxa uuna yahay Actar soo saare ah oo alifa sheekooyinka Filimaanta sidoo kale waxa uu yaahy tafatire waxuuna leeyahay dhooor filim oo asga soo saare ka ahaa sheekooyinkiisana uu asaga qoray .


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments