By: Jacfaryare // Mar 07 2013 at 9:00 am // 1,857 Reads // Fanka iyo Suugaanta
Staylka Fanaanada Nicki Minaj ayaa noqday mid lagu muransan yahay oo ay Fanaaniin badani layaabeen
Fanaanda caanka ah ee Nicki Minaj ayaa noqtay fanaanada dad badan staylkeeda siyaaba kala duwan uga hadlaan kadib markii daraasaad lugu sameeyay habka ay Fanaanada u labisato xiliyad ay qabanayso Bandhigyada .TV ABC oo qabtay Barnaamij badanaa looga faaloodo Fanaaniinta caanka ah ayaa soo bandhigay Warbixin laga diyariyay Fanaanada oo la xariirtay hab dhaqanka Fanaanada iyo staylkeeda
Qaar ka mid ah Fanaaniinta Dalka Maraykanka ayaa ku tilmaamay Stylka Fanaanada mid waali ah waxa ayna shegeen in ay si xad dhaaf ah libiskeeda uu yahay kaa oo ka duwan sida Fanaaniinta kale u libistaan .
Waxa ay bedeshaa kalarkeeda waxa ay iska dhigtaa qof waalan oo kale marka ay Bandhigayada qabanayso runtii qaab dhismeed ahaan ma xuma oo waa Fanaanad dhisan hab jirkeeda laakiin dhibaatada waa sataylak ayuu yiri Lil wayne.
|
|
Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


Print
