By: Jacfaryare //  Mar 07 2013 at 8:50 am //  1,580 Reads  // Wararka Caalamka

Dhar ma ka dhigan kartaa shini Daawo Sawirada Nin ku labisan shini korkiisa oo dhan

  • Share
  • Comments
  • Print Print

shini labis shiniiiiiiiiiiiiii

Dalka shiinaha oo ah kuwa dunida ugu badan dad ahaan ayaa aalaaba lagu arkaa arimo la yaab iyo mucjiso leh, taasoo dadka wadankaas ku nool ay ku tartamaan, waxaana haatan soo baxaya tartan aan caadi aheyn isla markaana indha caalamka si la yaab leh usoo jiitay, tartankaan ayaana ah in laba nin oo ka mid ah dadka shiinaha ugu caansan ee ka shaqeeya arimaha shinida iyo malabka ayaa go’aansadeen in ay tartan ku galaan shini nool oo dhar laga dhiganayo, arinkan ayaana ah mid saxaafada shiinaha ay aad uga hadleen

HALKAN HOOSE KA DAAWO SAWIRADAN  YAABKA BADAN.

??????: ?????? ????? ?? ????? ?????? ????? ????? ??????? ?????? ????? ???????

Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments