By: Riwaan Haji //  Mar 07 2013 at 12:54 am //  1,793 Reads  // Wararka Caalamka

Fanaan isku badalay Mujaahid oo dhintay asigoo xabad ridaya….

  • Share
  • Comments
  • Print Print


96852pp
Fanaanka caanka ahaa ee dadka reer Suuriya ay aad u jeclaayeen Fadlu Shaakir ayaa ku geeriyooday dagaalada halkaasi ka socda sahlay gabal dhicii sida ay wararka sheegayaan .

Fadlu shakir waxa uu ahaa Fanaaniinta Siiriya ugu caansan kaasi oo mar qora isku badala dagaalyahaniinta mucaaradka ee la dagalamaya dowlada Bashar A;l Asad .

Waxa uu dhintay sida la sheegay asig qoriga AK47 wata kana bar bar dagalamay mucaaradka ,mucaradaka aya sheegay in uu shahiiday ilaahna u aqbalay towbatii uu kaga baxay Fanaanimada.

96852pa

96852ps

Fadl+Shaker


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments