By: Riwaan Haji //  Mar 05 2013 at 12:45 pm //  854 Reads  // Wararka Caalamka

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay Dalka Yemen -:Daawo Sawiro:-

  • Share
  • Comments
  • Print Print


Qaraxa ayaa lala eegtay xubno katirsan Dowlada Yemen ayadoo halkaasina ay ku dhinteen dad tiradooda gaaraya ilaa 12 ruux gobalka Abyan ee koonfurta Yemen.

Gaariga qarxay ayaa waxa uu burburiyay dhismayaal koonfurta dalka Yemen,qofka waday gaarigan ayaa looga shaki qabaa in uu katirsaanaa dagaalyahaniinta Al Qaida.

Qof u hadlay Reuters ayaa sheegay in laweeraray xafiisyo ay ku lahaayeen magaalad Lawdar ee katirsan gobolka Abyan,awooda qaraxa waxa uu ruxay magaalada oo idil,goob jooge ayaasheegay.

Ciidamada dalka Yemen ayaa waxa ay ugaarsi ku hayaan dagaalyahaniinta Al Qaida,ayagoo kaalma ka helaya diyaarada mareykanka oo cidina aanu wadi diyaaradahaas oo looyaqaano Drones.

Dagaalyahaniinta Yemen ayaa laga eryaday magaalooyin badan oo uu leeyahay gobalka Abyan, ay kamid tahay magaalada Lader bishii tagtay ee June.

Dalaka Yemen waxa uu ku jiraa dalalka ay ka howl galaan diyaaradaha mareykanka oo aysan cidina wadin, waxaa sidoo kale ay diyaaradahan ay howlgalada noocan oo kale ah ay ka fuliyaan wadama dhor ah sida Somalia, Pakistan, Afganistan iyo Yemen.

yemenqarax1

Yemeni protesters storm the US embassy

Tunisia US Embassy

PHILIPPINES-ISLAM-UNREST-FILM-US-LIBYA-AFGHANISTAN-ASIA-SECURITY

Mideast Yemen

Tribesman loyal to tribal leader al-Ahmar secure a street near his house in Sanaa

Men loyal to tribal leader Sadiq al-Ahmar stand near a fragment from a projectile fired during clashes this week in Sanaa

Yemeni security forces use water canons

Yemeni anti-government protesters carry


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments