By: Riwaan Haji //  Mar 04 2013 at 8:51 pm //  481 Reads  // News Video

Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo gaaray xarunta gobolka Galguduud (video)

  • Share
  • Comments
  • Print Print


CA3E1IS0

Wefdi uu hoggaaminaayo ra’iisal wasaaraha dowladda federaaliga ah ee Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon (Saacid) ayaa maanta tegey xarunta gobolka Galguduud ee Dhuusamareeb. Wefdiga waxaa ka horeeyey ciidamo ka tirsan kuwa dowladda federaaliga ah ee Soomaaliya iyo kuwa nabad ilaalinta Soomaaliya ee Amisom ee dalka Jabuuti, kuwaas oo sugaya nabadgelyada wefidga ra’iisalwasaaraha.


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments