By: Jacfaryare //  Mar 04 2013 at 8:15 am //  1,588 Reads  // Wararka Caalamka

Qodobo Nolosha bini`aadamka muhiim uh halkaan ka daalaco waa ku anfacaayaane

  • Share
  • Comments
  • Print Print


doocil
Afar Sheey oo Noloshaada muhiim u ah ayaan jecelnahay inaan kusoo bandhigno
Nolosha aadmaha waa mid kooban una baahan in la daryeelo waxaana wanaagsan inaad mar walbo ku dadaasho wadooyinka uu Alle kuu jiheeyey waana hubaal inaadan marnaba ku qasaareyn.
GUURKA : Inta aad nooshahay waxaa wanaagsan inaad guursatid noqotid mid wehel ku heysta anbaqaadka nolosha , Ruuxu marka uu guursado ayuu noqdaa mid isku filan oo waxbadan qabsan kara.

CADAYGA : Nadaafadu waa waxa ay Diinteenu na farayso waqti waliba waa inaad ka taxadartaa Ilaalinta Ilkahaaga maadaama aad waqti walbo Adeegsato Afkaaga lana hor istaagto cid walbo oo ay indhahaagu qabtaan.

CATARKA : Catarka oo isagana kamid ah waxyaalaha jirka bini adamka lagu carfiyo ayaa aad uwanaagsan inaad ku dadaasho is carfinta iyo qaabeeynta jirkaaga iyo Dharkaagaba.

XISHOODKA : Xishoodka waxa uu kamid yahay waxyaalaha noloshaada ugu muhiimsan , hadii aadan xishood lahyn Bulshada qiimeyn kuma lihid xishoodkuna waa sheey aad qaali kuuugu ah , waqti walba ku dadaal inaad ka xushmad iyo xishood kula dhaqanto Bini adamka.


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments