By: Jacfaryare //  Mar 03 2013 at 8:37 am //  2,133 Reads  // Fanka iyo Suugaanta

Hees cusub oo lagu muujinaayo in jaceylku uu san wax daawo ah laheyn Daawo muuqaalka

  • Share
  • Comments
  • Print Print


hees cusub
Heestan cusub oo jaceyl ah, taasoo xambaarsan ereyo ku lamanaan dareen caashaq, iyadoo heestaan ay noqon doonto mid idin soo jiidata.

Heestaan oo la-magac baxday “Ma Daboobo Caashaqu” ayaa waxaa miraheeda sameeyay Abwaan Cali Ibraahim Cabdi “Cali Qaraami”, oo ka mid ah Abwaanada sida weyn leh looga garanaayo Deegaanada Somalida.

Laxanka heesta ayaa waxaa sameeyay Fanaanka Maxamed Saciid “BK”, iyadoo dhinaca muusikaduna uu ku fara yareystay Axmed Wali Ibraahim Furinle, waxaana ku wada luqeynaayo Fanaanka BK iyo hobolada codka macaan leh ee Sahra Axmed C/Laahi “Sahra Ileys”, waana Farsamadii Maxamed Xasan Xuseen “Digaalseyshan”.

Ereyada cajiibka leh ee heestaan ku jira ayaa waxaa ka mid ah “Dad horaa wuxuu yiri
ma-daboobo caashaqu, iska daana kuma taggo, dareenkaaga kama go’o, anna waan daliishaday.


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments