By: Jacfaryare //  Mar 03 2013 at 8:29 am //  1,773 Reads  // Fanka iyo Suugaanta

Fanaanka King Khalid ayaa Show Ku Qabtay Hargaysa Daawo Muuqaal

  • Share
  • Comments
  • Print Print


kingkhalid

Fananaka King Khalid oo dhawaan safar ku maray Gobolada Dalka Soomaaliya ayaa xaflad weyn ku qabtay magaalada Hargaysa, oo ay ka soo qayb galayn kumanaan ruux

Fanaanka King Khaalid oo ah fanaan Cod gooni ah rabi uu siiyay ayaa dadka ku dhaqan magaalada hargaysa si fiican ugu raxeeyay.

Muuqaalkan ayaa marka dawato waxaa dareemaysa hormarka fanka ee yaalo magaalada hargaya oo lagu tilmaamo in ay tahay hoyga fanka Soomaaliya.


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments