By: Jacfaryare //  Mar 03 2013 at 8:16 am //  2,263 Reads  // Fanka iyo Suugaanta

Fanaanka Da`da yar ee Mursal Muuse ayaa Fariin Culus U Diray Dadka Magaciisa Facebook Ku Qaraabta Muuqaalka Daawo

  • Share
  • Comments
  • Print Print


mursal
Fanaanka dhalinyarada ah ee Mursal Muuse ayaa baaq u diray dadka sida qaldan u adeegsada magaciisa kuna qarabta .

Fanaanka ayaa sheegay tan iyo markii uu fanka ku soo biiray in ay soo baxeen dad magaciisa ku qaraabta kuna furtay Bogga Bulshada ee Facebook,iyaga oo waliba iska dhigaya in ay yihiin Fanaaanka Mursal Muuse.

Mursal ayaa cadeyay Cinwaanga Facebookiisa iyo kan xaskiisa Khadra,isaga oo u sheegay tageerayashiisa Emailka ah ay u barayaan Facebookisa saxda ah iyo waliba kan xaaskiisa Khadra.

Horay waxaa dhacdadan uga hadlay Fanaaniin ay ka mid yihiin Maryan Mursal iyo Fartuun Birimo oo sheegay in magacooda dad ka mid ah tageerayashooda ay ku qarabtaan magacooda.

Halkaan Ka Daawo Muuqaal Fananka Weyn Mursal Muuse


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments


Facebook