By: Jacfaryare //  Feb 28 2013 at 6:10 am //  1,530 Reads  // Fanka iyo Suugaanta

Nancy Ajram oo noqotay Fanaanada Sanadka ee caalamka caranta oo idil

  • Share
  • Comments
  • Print Print


nancy_ajram

Fanaanada reer Lubnaan ee caanka ah Nancy Ajram ayaa noqotay Fanaanada sanadka Wadamada carabta kadib markii barnaamij Arab Idol, oo cod loogu qaaday Fanaanadaa oo ah fanaanad aad bariga dhexe looga jacayl yahay .

Nancy ayaa noqotay Fanaanada sanadka waxaana ay ka mid noqtay Fanaaniinta taageerayaasha badan ku leh wadamada Carabta hayeshee barnaamijkaa oo dad badan ka soo qaybgaleen ayaa Fanaanad waxay cod buuxda ku heshay Fanaanada sanadka waxana la gudoonsiiyay abaal marino ay mutaystay .

Al Safir newspaper ayaa asbuucaan gudahiisa Waraysi uu ka qaaday waxay ku sheegtay in ay aad u jeceshay in ay heer ka gaarto Fanka hayeeshee aysan wax muhiimad ah siin in ay noqoto qof caan ah oo kaliya balsa ay jeceshay in ay sumacadeeda dadkeeda iyo Dalkeeda la wdaagaan .


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments