By: Riwaan Haji // Feb 25 2013 at 12:06 am // 2,581 Reads // Fanka iyo Suugaanta
Haifa Wehbe oo ka hadashay Qisadii lagu dili rabay.

Fanaanada Haifa Wehbe ayaa maalmihii lasoo dhaafay qabsatay cinwaanada warbaahinta Carabta, iyadoo la faafiyay in fanaanadu ka badbaaday isku day lagu dili rabay si gaaraha loo u gaarsanayay.
Haife waa beenisay hadalkaas, waxeyna sheegtay inaan iyada si gaara loo raadsaneyn laakiin arintu tahay mid guud, kadib markii ay isku dheceen waardiyeheeda iyo wiilal dhalinyaro ah oo gurigeeda hor marayay.
Waxa ay intaas ku dartay Haife in warbaahintu Sokorta ka badiyeen warkaan, laakiin arintu aysan gaarsiisney sida loo sheegayo, iyadoo tiri gurigeygu meel amaana ayuu ku yaalaa wax qatara uma dhawa xiligaan.
|
|
Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


Print
