By: Jacfaryare //  Dec 12 2012 at 3:51 pm //  994 Reads  // Wararka Caalamka

Ubadalo mobilkaaga remote control TV gaga

  • Share
  • Comments
  • Print Print


Hormarka teknoolajiyad ayaa waxaa ay suura galisay in ay agabyo dhoor ah la isku soo dhaweeyo lana soo yareeyo mug ahaan tooda, Waxaa hada suura gasahy in aad Taleefankaaga gacanta aad u isticmasho Talafashinka .

Barnaamij cusub oo ah Software oo la shaqeynaya taleefanada yar yare e I Phon Lay pad  iyo Ibad  ayaa suuragalainaya in taleefankaaga ad u adeegsato Remuut kantarool.

Barnaamijka Remote bean App ayaa ku kacaya qiimo gaaraya 25 Doolar durrbana Iphonka waxaa uu kuu noqonayaa Rumuut kantarol


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments