By: Riwaan Haji //  Dec 12 2012 at 12:38 pm //  1,393 Reads  // Fanka iyo Suugaanta

Nimco Dareen fanaanada ugu safarka iyo xafladaha badan jiilka cusub.

  • Share
  • Comments
  • Print Print


Fanaanada codka macaan ee Nimco Dareen ayaa noqotay fanaanada ugu safarka iyo xaflad dhigista badan fanaaniinta asaageeda ah, iyadoo qiimeyn la sameeyay ku soo baxday kaalinta koobaad.

Dareen ayaa dhamaan Qaaradaha aduunka xaflado kala duwan ka tuntay, waxaana lagu tilmaamaa inay tahay tan ugu safarka badan xiddigaha la jiilka ah.

Waxaa kamda wadamada Nimco Dareen ka xadreysay: 1- UK √
2- USA √3- Norway √4- Finland √5- Sweden √6- Australia √7- NewZealand√8Malaysia √9- UAE √10 Ethiopia √11- Kenya √12- Holland √13- Denmark √.

Sidoo kale boqorada dhaantada ayaa ka heestay qaar kamida dhulka Soomaalida, iyadoo dhinaca kale rajeyneysa in inta u dhimanna ay cagta soo mariso dhawaan.


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments