By: Jacfaryare //  Dec 11 2012 at 3:10 pm //  1,398 Reads  // Wararka Caalamka

Arimahaan waxay kuu sahlaayaan jaceylkaaga

  • Share
  • Comments
  • Print Print


Qof walbo oo Bini adam ah ma jecla inuu ka dhicisoobo Xariirka uu waqtigaasi wado waana muhiim inaad Ogsoontahay waxyaabaha carqaladaha kuu keeni kara waqtiga Haasawaha Xariirka Jaceylka.

Daacadnimo : Inta badan Daacadnimada waa sheey muhiim ah waana lama huraan waqti walba, Daacadnimadu ma’aha oo kaliyah inaad qofka aad wada socotaan ka dareentid ee waxaa Muhiim ah inaad qalbigaaga usheegtid in xariirku daacad kaa yahay, Waxaana suura gal ah in Dhigaagu ku qanco Daacadnimadaada sahalna kuugu nuglaado.

Daryeel : Inta lagu guda jiro Haasawaha Shukaansiga umuuji Lamaankaaga Daryeel iyo Naxariis si aad qalbigiisa gocosho uga heshid , Daryeel oo marwaliba weydii Arimaha ku taagan ee murugada ahi kana yaree oo isku day inaad la qeybsato.

Darajo : Xariirka aad markaasi sameyneysid waxaa hubaal ah inaadan waayo aragnimo badan ka heysanin qofka Balse xumaan iyo samaan ku tix gali qofka oo Darajo Wanaagsan ku amaan ,

Mohamed Keinan
Cape town , South Africa


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments


Facebook