By: Riwaan Haji // Dec 10 2012 at 11:13 pm // 1,656 Reads // News Video
Minnesota oo la foolanaaya barafkii ugu darnaa iyo Nin oday ah oo baraf dartii u gambiyay Salaadii Alle “Daawo”
Xalay ayaa baraf xoogan ka da’ay
gobolka Minnesota kasoo Xalay ilaa maanta galinkii hore curyaamiyey isusocodkii Magaalada oo dhan ilaa 310 shil gaari ayaa dhacay halka ay wadada ka baxeen 330 baabuur barafku waxuu gaaray 9-10inch.
|
|
Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


Print
