By: Leyla Amin //  Dec 10 2012 at 4:01 pm //  1,559 Reads  // Fanka iyo Suugaanta

Jab Tak Hai Jaan wuxuu booska afaraad ka galay filimada India ee 2012 la jilay.

  • Share
  • Comments
  • Print Print



Filimka uu garwadeenka ka yahay King Khan ee ‘Jab Tak Hai Jaan’ ayaa gudaha India ka helay 120.5-crore, wuxuuna dhaafay filimo badan oo sanadkaan la jilay.

Filinkaan waxaa wado xiddigo waawyn sida Shah Rukh Khan, Katrina Kaif iyo Anushka Sharma, wuxuuna weli heystaa fursad uu horay ugu sii soco karo.

Waa kan jadwalka kala horeynta filimada India ee sanadkaan 2012-ka la jilay.


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments