By: Riwaan Haji // Dec 10 2012 at 1:39 pm // 1,030 Reads // News Video
Ururka Haya oo abaal marin siiyay Wariye yaal ka hawl gala Telefishinka Universal, markii uu u arkay inay wax tar sameeyeen
![]()
Xafladii sanadlaha ahayd ee ururka Haye uu uu ku bixinayey abaalmarinta la siiyo shaqsiyaadka waxtarka u leh bulshada gaar ahaan kuwa dadaalka weeyn muujiyay aya alagu qabtay magaalada London, waxaan shaqsiyaadki abaalmarintasi la siyay ka mid aha weriyaal ka shaqeeyo telifishnkan caalamiga ah ee Universal.
Cabdirashid Maxamed Nuur (Cabdirashiid Rashka)
|
|
Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


Print
