By: Riwaan Haji //  Dec 09 2012 at 2:05 pm //  2,177 Reads  // Fanka iyo Suugaanta

Idil Barkhad waa Fanaanad Norway kasoo baxday, Daawo heesteeda Xanaano (video)

  • Share
  • Comments
  • Print Print



Idil Barkhad ayaa ah Fanaanadad kasoo baxday dalka Norway oo lagu yaqaanay in ay ku yaryahiin fanaaniinta Soomaaliyeed ee waayahan musigga shida, waxaana ay Idil muujisay in ay reer Oslo ay shidi karaan shumaca fanka ee Scandanavianka.

Idil ayaa waxaa muuqaalka videoga u sameeyay Studiaha Haataf ee ku yaal magaalada Oslo waxaana uu yahay muuqaalkani kii u horeeyay ay soo saartay , iyadoo lasoo ifbaxday , kalsooni iyo style ama qaab dhaldhalaal badan iyadoo wali ku labisan dharka hidaha ah ee hablaha Soomaaliyeed lagu yaqaano ee diraca.

Daawo heesta Xanaano ee ay qurxiyeen sameeyeena Studiha Haataf


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments