By: Riwaan Haji // Dec 09 2012 at 2:02 pm // 1,346 Reads // Fanka iyo Suugaanta
Abdinur S. Jazz – Kalsooni ayuu ugu cod ekaaday heesaaga Abdulqaadir Jubba.

Fanaanka ku soo caan baxay heestii Heello Laasqoray ee Abdinuur Saalax Jazz , oo muddooyinkaan aadan ka maqlin wax Heeso cusub ama muuqaalo clips ah ayaa maalmahan soo isa soo nooleeyay isagoo kusoo tuuray dhawaan hees Kalsooni la magacbaxday iyadoo waliba ah muuqaal.
Fanaankan ayaa ah fanaan aad codkiisa loogu qaldo heesaaga weyn ee Abdulqaadir Jubba waxaana heestani Kalsooni ay aad iskugu shabahaan dhanka Codka Jubba. isagoo muujiyay inuu waxba ka sidan karin Jubba.
Heesta halkaan ka daawo heesta Kalsooni ee Abdinur Jazz
|
|
Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


Print
