By: Jacfaryare //  Dec 09 2012 at 8:39 am //  1,798 Reads  // Wararka Caalamka

Kursiga Ugu Fiican ee Diyaarada Laga Raaco Talo Muhiim ah ( SAWIRO )

  • Share
  • Comments
  • Print Print


 

Inkastoo Diyaaradu wada simantahay hadana waxaa jiro Dookh ay dadku ku kala badalan waqtiga la goosanayo Diyaarad ku Raaca kaasoo inta badan aysan Soomaalidu codsan Booska ay ka fadhiisan lahaayeen.

Diyaarada oo laga raaco Dhinaca Daaqada xigta waxay soo kordhin kartaa inaad hesho Maskax furnaan & Farxad taasoo ay sababtay in Indhahaagu ay arkaan Magaalooyin kala gadisan Caasimado kala duwan ,

Diyaarada kolka ay sii dagayso waxaad Fursad u heleysaa inaad Daawatid dhirta kala duwan oo indhahaagu jecleysanayaan , Runtii waxaad dareemeysaa inaad Safartay ood soo Dalxiistay.

Nala daawo Qeybo kamid ah Magaalooyinka New York City, Christ the Redeemer in Rio, Brazil iyo Doha Qatar oo Bilicdoodu yihiin kuwa aad kusoo Jiidanaya

SAWIRO

PHOTO BY : DailyMail Online


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments