By: Riwaan Haji // Dec 07 2012 at 11:16 pm // 654 Reads // News Video
Cabasho bur burka wada dhaxmarta Baleddweyn.
![]()
Wadayaasha gadiidka iyo dadka shacabka isticmaalo wada isku xirto Buurta Jeenta Kundisho iyo magaalada Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan ayaa kacabaayo bur bur xoogan oo soo gaaray wadadaas markii ay daadad ku dhufteen magaalda Baledweyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan.
FAAH FAAHIN MAXAMED OSMAN MAKARAAN
BALEDWEYNE HIIRAAN SOMALIYA
|
|
Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


Print
