By: Jacfaryare // Dec 07 2012 at 4:18 pm // 1,689 Reads // Wararka Caalamka
Aroos loo sameeyay tpbo lamaane hal mar daaawo sawirada

Todoba Lanaane oo ahaa dadka Gagaaban ayaa Guur Wadareed loo gu sameeyay Casimada Wadanka Shiinaha ee bakiin.
Lamaanayaashaan oo dhamaaantood ah fanaaniin hadana gaagaaban auaa dhawaan waxaa ay so ban dhigeen Riwada lagu magacaabo “Tianpi Shadow” Dad`da lamaanayaashaasi ayaa u dhaxeeysa 21 sano ilaa 27 jir inkasta oo dhirirkoodu yahay midka ugu dheer 5 feet halka inta kalana ya yahiin 4 feet.
Goobta aroska ayeey soo mareen iyaga oo xiran dharka caruuska ee cadcad waxaan laga qaaday sawiro inta aysan lagu qaadin Gawaaridi galbin lahayd.
Daawo Sawirada







|
|
Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


Print
