By: Riwaan Haji //  Dec 05 2012 at 12:30 pm //  5,164 Reads  // Wararka Caalamka

Fanaanada caanka ah ee Nimco Dareen oo kuraas lagu jajabiyay Nairobi, Kenya “Daawo Video”

  • Share
  • Comments
  • Print Print


Waxey aheyd dhowaan markii lagu soo waramay in Nimca Dareen dhibaato loogu geystay dalka Kenya qaasatay magaalada Nairobi balse waxaa hada la helay video sidii ay wax u dhaceen & dad isku dayay in ay kuraas ku garaacaan iyo kuwa kale oo difaacay.

Hadaba muuqaal faah faahsan ka daawo halka hoose.


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments