By: Riwaan Haji //  Dec 04 2012 at 10:33 pm //  2,472 Reads  // Fanka iyo Suugaanta

Fanaanada Hibaaq oo hees cajiiba u qaaday Waziirada Soomaalia (Video)

  • Share
  • Comments
  • Print Print


Fanaanada caanka ku ah heesaha wadanigaa ee Hibaaq Maxamed Cabdulaahi, ayaa hees usoo qaaday waziirada xuumada cusub ee Soomaalia, waxaana fanaanada laga dareemayay farxad farxad gaar ah.

Hibaaq ayaa soo huwatay calanka Soomaalia kadibna heesta ku bilowday [ ciil bixii an qabay iyo calool xumo i deysee, nabad soo carfeysiyo dawladeyna curataa yaan ku caafimaadee.

Abwaanad Hibaaq eyada ayaa sameysay miraha heesta laxankana isla eyada ayaa saartay, iyadoo kadibna ku luqeysay, halka Muciga uu u tumay Qasim Maxamed Karama.


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments