By: Riwaan Haji //  Dec 04 2012 at 10:25 pm //  1,112 Reads  // Wararka Caalamka

Amiir William iyo Kate Middleton oo rajeynaya cunugoodii u horeeyay (Video)

  • Share
  • Comments
  • Print Print


Daawo Video

Boqortooyada Ingiriiska ayaa waxey maantay xaqiijsay in wiilkooda Amiir William iyo xaaskiisa Kate Middleton ay rajeynayaan cunugooda ugu horeeyay waxaana ay amiiradan dareentay xanuun iyadoo loola cararay isbitaal halkaasoo lagu ogaaday inay kaliya leedahay uur oo ay taasi la wareertay.

William oo 30 jir ah iyo Kate ayaa waxey booqasho ku tageen dhawaan dalalka Aasiyada fog waxaana William oo ah wiilkii ay dhaleen Amiirad Diana iyo Amiir Charles uu yahay wiilka dhaxli doona aabahiis Charless oo haatan sugayo jagada dalkaasi boqonimo hadii ay ka baxdo meesha hooyadiis Elasabeth oo ah boqoradda hadda ee UK.

Arooskii Amiir William iyo Kate Middleton


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments