By: Riwaan Haji //  Dec 01 2012 at 12:42 am //  1,609 Reads  // Fanka iyo Suugaanta

Kareena: manoqon doono soo saare iyo Production waligey.

  • Share
  • Comments
  • Print Print


Atariishadaha sida Lara Dutta iyo Dia Mirza waxay u jaheysteen dhanka Production-ka, laakiin Kareena Kapoor waxa ay sheegtay inay ku faraxsantahay inay ahaato kaliya atariisho, niyadna aysan u heyn inay gasho soo saarinta filimada.

Anigu waxaan jecelahay kaliya inaan ahaado atariisho, taas ayaana rabaa inaan sameeyo, ma aadi doono soo saaris iyo wixii lamida, maxaa yeelay waa maskax daalis iyo dhib ayay tiri Bebo.

Kareena Kapoor ayaa tilmaantay inay jeceshahay inay kusii dhax jirto filimada xilyada soo socda, iyadoo ka dhawaajisay in guurkeedu waxba u dhimi doonin shaqadeeda aflaamta.


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments