By: Riwaan Haji //  Nov 28 2012 at 11:49 pm //  2,380 Reads  // Fanka iyo Suugaanta

Fanaaniinta Axmed Biif Iyo Muno Sharaf Oo Soo Wada Saaray Heeska Naruuro Oo Muuqaal Ah… (Video)

  • Share
  • Comments
  • Print Print


Fanaanka Caanka ah ee Axmed Cabdi Kariin Maxamed “Biif” ayaa saacadihii u danbeeyay Studiyaha Kobciye.com Ee magaalada Cape Town soo gaarsiiyay hees cusub aay si talantaali ah iskugu dhiidhiibayaan asaga iyo muno sharaf heeskaasi oo lamagac baxay Naruuro.

Erayada Heeska Naruuro  waxaa curiyay Qamaaan C/waaaxid Muusikada iyo Lahjadana waxaa isku daba riday Abdi Abiib.

Fanaanka axmed biif ayaa balan qaaday inuu hees kale oo muuqaal ah saacadaha soo socdo soo gaarsiin doono shabakada kobciye.com balse hadda nala sii daawo heeskii naruuro Codadkii Axmed Biif Iyo Muna Sharaf..

Halkaan Ka Daawo Heeskii Oo Muuqaal Ah


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments