By: Mastar //  Nov 19 2012 at 12:43 pm //  4,557 Reads  // Fanka iyo Suugaanta, Wararka Caalamka, Wararka Somalia

Fanaanada Fartuun Cumar oo wacdaro ku dhigtay Fanaanka Dalmar Yare “Daawo Video”

  • Share
  • Comments
  • Print Print


Waa hees aan caadi ahayn oo ay dhawaan soo saareyn hobolada kala ah Dalmar Yare iyo Fartuun Cumar Cabdi, iyadoo heestaan ay soo jiidatay indhaha bulshada Soomaaliyeed.

Heestaan oo loogu magac daray Jaceyl iyo Jabkiisa ayaa waxay noqotay mid xiisa badan ku beertay bulshada Somaliyeed, maadaama ay heestu tahay mid rabitaan iyo daadisba isugu jirto.

Daawo wacdaraha


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments