By: Riwaan Haji //  Nov 14 2012 at 10:00 pm //  1,258 Reads  // Fanka iyo Suugaanta

Jilayaasha Hollywood oo soo dhaweeyay guusha Mr Barack Obama.

  • Share
  • Comments
  • Print Print


Kadib markii si horu dhaca loogu dhawaaqay in Mr Barack Obama ku guulesyatay doorashada madaxtinimada Mareykanka afarta sano ee soo socota, ayaa waxaa arintaas si farxad leh u soo dhaweeyay xiddigaha Hollywoodka oo si hagar la’aana u taageerayay Obama.

Chanalada ugu caansan dalka Mareynkan sida CNN, ABC iyo FOX News, ayaa ku dhawaaqay in Mr Obama ku guulesytay tartankii kala dhaxeeyay Mitt Romney.

Sida badan jilayaasha Hollywoodka ayaa taageerayay Barack Obama, welow aysan cadeyn sababdta balse waxa ay sheegayeen inay aaminsanyihiin in isagu ka bixi karo dhibaatada hada dalku ku jiro.


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments