By: Riwaan Haji //  Nov 01 2012 at 1:54 am //  2,466 Reads  // Fanka iyo Suugaanta

Nimco Dareen oo Hees Cusub Kula Ciiday Tageerayasheda.

  • Share
  • Comments
  • Print Print



Fananaada Nimco Dareen ,ayaa malinta Ciidda ku soo beegtay hees cusub iyo waliba muuqaal cusub oo cajiib ah .

Heestaan Cusub ee lagu magacabo Nabsi .waxaa dhanka jilitaanka kala qayb qatay Nimco Dareen Fanaanka Ilaka Case oo lagu yaqaano heesaha Rapka iyo waliba dhantada,sidoo kale heestaan waxaa u soo saray Nimco Dareen Soo sare Ahmed Ugaaska.

Ilka Case Iyo Nimco Dareen ayaa si qurux badan Romatic u jilay ,waxaana muuqaalka ku arkaysaa Nimco Dareen oo marka ay albaabka ka furtay Ilka case halmar hab sii say iskuna duubtay kadibna ilkacase waxuu si macaan gacanta ugu shumiyay Nimco Dareen.

Nimco Dareen ayaa heesta ku soo bandhigtay Labis iyo waliba ayada oo hal lug iyo hal kacan si qurux badan u soo saratay Cilaanka Lagu Yaqaano Haweenka Soomaaliyeed.

Halkaan ka daawo muuqaalk Dareen.


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments