By: Riwaan Haji //  Nov 01 2012 at 1:46 am //  4,127 Reads  // Fanka iyo Suugaanta

Fanaanada Nimco Dareen oo Gacanta Ku Qoratay Magaca Gabadheeda.

  • Share
  • Comments
  • Print Print


Fananada Nimco Dareen ayaa hees cusub ay soo sartay malintii Ciida oo lagu magacaabo Nabsi ku muujisay jaceylka ay u qabto gabadha ay hooyada u tahay ee lagu magacaabo Najma.

Nimco ayaa bogeeda Facebook ku soo qortay Malintii Ciidda kadib erayadaan( Have you noticed that I wrote my sweet bbe gurl Najma’s name on my hand),sidoo kale waxay Nimco Dareen ku soo bandhigtay sawirka gabadheeda oo u indha eg.

Fanaanada Nimco Dareen oo ah hooyo kaligeed nool ayaa heesato halkan gabar ee gacanta ku soo qoratay waana hooyo si dhab ah u jecel gabadheda yar.

Dareen ayaa inta badan ka gadisan fanaaniinta Soomaliyeed waxayna mar walba Tageerayasheeda kala hadashaa bogeeda Facebook, waxayna ugu soo gudbisaa hadba meesha ay jogta iyo xalkeeda meesha uu marayo.

Dhawaan ayay aheed markii Nimco Dareen Muqaal u ekaa in lagu duubay Mopel kala hadashay Tageerayasheeda una sheegaysay In Malinta Ciida ay ka tumayso Magalada Stockhlom ee dalka Sweden.


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments