By: Sabah Ali //  Oct 29 2010 at 2:20 pm //  2,043 Reads  // Wararka Caalamka

Lamaanaha aduunka ugu gaaban la shaaciyey ‘Wadankey u dhasheen?’

  • Share
  • Comments
  • Print Print


Dhacdooyinka layaabka aduunka maalin walbo waxaad maqlaysaa, la kulmeysayaa amo lagaaga qisoonayaa dhacdo cajiib ah oo kugu yeellato saameynteeda goonida ah, maantane waxaan barnaamijkeena dhacdooyinka layaabka aduunka idiin kugu soo gudbineynaa lamaanaha aduunka ugu gaaban…

Lamaanahan oo u dhashay dalka Shiinaha ayaa loogu diiwaan galiyey buuga dhacdooyinka layaabka aduunka la galiyo inay yihiin lamaanaha ugu gaaban caalamka, iyadoo xafladda arooskoodane lagu xafiiska buuga dhacdooyinka aduunka uu ku leeyahay Guangdong. Shiinaha, wax yar kadib markii ay soo mareen baaritaano caafimaad ee ay maraan lamaanaha isguursanaya.

Caruuskan oo lagu magacaabo LI Tangyon ayaa dheerarkiisu waxa uu yahay 1.1 mitir, halka caruusadane oo iyadane lagu magacaabo Chen Guilan uu dheerarkeedu yahay 0.70 mitir arooskooda ayaa ka dhacay gobolka Guangdong oo ku yaalla Koonfur bari dalka Shiinaha.

W/T:Abdulkadir Abdirahman
Dhacdooyinka Caalamka
Abdulkadir


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments