By: Riwaan Haji // Oct 11 2012 at 11:40 am // 117,581 Reads // Fanka iyo Suugaanta
Mila Kunis: Gabadha ugu saameynta badan Aduunka.

Wargeyska “Esquire” oo gaar u ah ragga ayaa siiyay Mila Kunis koobka gabadha ugu saameynta badan amaba ugu soo jiidashada badan hablaha caalamka ku nool.

Daawo sawiradaan aqristow, kadibna go’aan ka gaar bal inay u qalanto Mila koobka lasiiyay iyo in kale.

Mila Kunis waa 29-jir, waxayna ku caan baxaday musalsalka 70s Shaw, waxayna koobkaan ka qaaday sida lasheegay fanaanada caanka ah ee Rihana.
|
|
Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


Print
