By: Riwaan Haji //  Sep 20 2012 at 1:34 am //  1,958 Reads  // Wararka Somalia

Sawir Cajiib ah oo laga sameeyay Eedeyntii Kenya u jeedisay Sheekh Shariif iyo Madaxda Kenya oo isweediinaya+Sawir

  • Share
  • Comments
  • Print Print


Amin Amir oo ah Kaartooniste caan ah ayaa soo sawiray Sawir uu kaga turjumayo Edeeyntii dhawaan Wasiirka Arimaha Dibada Kenya u jeediyay Madaxweyne Sheekh Shariif Sheekh Axmed.

Sawirkan lasoo sameeyay amaa muujinaya in Kenya ay gadaal kala xumaatay Eedeyntii ay Sheekh Shariif ku eedeeyeen kuna eedeeyeen in uu ka dambeeyay Weerarkii Ismiidaakminta ahaa ee ka dhacay Hotelka Jaziira.

Soomaaliya ayaa xiligan ka baxday Xiligii KMG ahaa waxa ayna awood u leedahay in ay ka hadasho aayaheed ayna iska difaacdo waxa shaarfta umada iyo Dalka wax u dhimaya


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments