By: Riwaan Haji //  Sep 20 2012 at 1:03 am //  891 Reads  // Wararka Caalamka

Nin Japan U Dhashay Oo Tariikhda Ku Galay Tin Dhuubnaan

  • Share
  • Comments
  • Print Print


Kazuhiro Watanabe oo u dhashday dalka Japan ayaa ku guuleystay koobka ninka ugu timaha dhuuban caalamka, wuxuuna sidaas ku galay taariikhda, maadaama uu rikoor cusub dhigay.

Ninkaan ayaa koobkaan ku qaaday Tinta sida usha u sameysan ee kor u taagan, laakiin maahan tan caadiga ah ee jiifta.

Weli lama arag shaqsi sida Kazuhiro Watanabe oo kale ah, wuxuuna noqday muuqaalkiisu mid aduunka ku cusub, iyadoo durbaba shirkado ay heshiis lagaleen si uu xayisiin ugu sameeyo.


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments