By: Mastar //  Sep 16 2012 at 2:00 pm //  6,324 Reads  // Wararka Somalia

Xaaska Madaxweynaha cusub oo ka hadashay waxa ay ka aaminsan tahay ninkeeda “Dhageyso”

  • Share
  • Comments
  • Print Print


Marwada 1-aad ee dalka Qamar Cali ayaa waxay shaaca ka qaaday inay si weyn ugu faraxsan tahay in ninkeeda uu noqdo Madaxweynaha Wadanka Soomaaliya.

Marwo Qamar Cali ayaa waxay sheegtay inay aaminsan tahay in ninkeeda uu wax badan uu ka qaban karaayo xaaladda murugsan ee maanta ka jirta dalka Soomaaliya.

Qamar Cali ayaa waxay sheegtay inay rajeyneyso in afarta sana ee soo socota uu Madaxweynaha uu dalka gaarsiin doono, heer shacabka Somaliyeed ay rabitaankooda wax ku doortaan, sida ay sheegtay.

Hadaba dhageyso codka Marwada 1-aad ee dalka Qamar Cali


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments