By: Mastar // Sep 15 2012 at 10:04 pm // 1,937 Reads // Wararka Somalia
Xidiga John Terry oo ay galabta ku dhacday arin taariikhi ah “Daawo Sawirada”
Kulanka Darbiga ee u dhaxeeyay QPR iyo Chelsea ayaa ku dhamaaday 0-0 waxaana ciyaartan ay ahayd Ciyaar laysku baduuqay waxna laysku reeban.
Marka laga soo taga bar bar dhaca goolal la’aanta waxaa jirtay Colaad weyn oo u dhaxaysay Terry iyo Antonio Ferdinad kuwaas oo cadabaad ay u dhaxaysay,waxaana ay dadka ay kawar dhowrayeen Ma is gacan qaadayaan ama ay is garab marayaan lakiin sida loo filayay ayaa dhacday oo Ferdinand walaalkii waa Diiday inuu gacan qaado terry waana hareer maray.
Anton Ferdinand oo diiday inuu gacanta geliyo John Terry’ ciyaartii galabta ka dhacday Garoonka QPR ee Loftus Road



|
|
Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.


Print
