By: Jacfaryare //  Sep 13 2012 at 11:37 am //  2,168 Reads  // Wararka Caalamka

Nink Xaaskiisa Dilay ka dib markii gabadhiisa weyn lasoo doontay isaga oon ogayn

  • Share
  • Comments
  • Print Print


Nin udhashay Wadanka baakistaan ayaa xaaskiisa Qoota ka jaray ka dib markii ay ku kacday fal uusan raali ka aheyn , oo ahaa in isaga oon ka war qabin gabadhiisa weyn lasoo doontay o ay hooyada nin qarabo la ah sisay .

kanaalka Dawaan N ayaa waxa uu sheegay in aabaha oo loogu yeero Showket uu u adeegsaday falkaasi Dilka ah aalada Wax disha, goobjoogayaasha ayaa talafashinka u sheegay in showket xiliga uu falkaasi dilka ah gaysanayay uu aad u careysnaa .

Ninka falkaan Dilka ah gaystay ayaa u baxsaday mel aananla ogayn iyada oo ciidamda Booliiska ay dlkaasina ay baadi goob ugu jiraan

Qaar badan oo ka mida Dumarka waxaa ay iska indha tiraan nolosha ka dhaxeysa lamaanaha is qaba iyaga oo mararka qaar ku dhaqaqa Go`aano uusan ka war qabin Saygooda, waxaan waajib ah in in Xaaska ay ninkeeda kala qeyb qaadato una gudbiso dhamaan Go`aanada ku xiran aayaha Caruurtooda.


Disclaimer: The comments uploaded on this site do not necessarily represent or reflect the views of management and owner of MARKACADEY.net. We reserve the right to exclude comments that we deem to be inconsistent with our editorial standards.

comments